Amiin caamiir Supports somaliland.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Amiin caamiir Supports somaliland.
Amiin Caamir Geesi aan la gaban runta
--------------------------------------------------------------------------------
(amiin caamir)
hadhwanaag 2009-01-18 (Hadhwanaagnews) Marka hore waxaan salaan diiran udirayaa dhamaan bahda saaxafada somaliland marka labaad weraysigii uu siyaay shabakada maalinlaha ah ee hadhwanaagnews.com, farshaxanka somaliyeed ee amiin caamir uu kagana dhawaajiyaay in dalka somaliland xaq uleyahay in la aqonsdo madaama aay ahayen dal hore u jiraay tacadi badan aay ugaysatay dawladii macangaga ahayd ee siyaad bare runtii wuxuu ahaa mid aay aad ugu diirsaden bulshada somaliland, mida kale anuu waxaan amiinsanahaay shacbiweynaha somaliya hadii shaqsi shaqsi loo waydiiyo fikirka aay ka amiinsanyihiin jiritaanka somaliland badidoodu waay soo dhaweyaan inyaroo jahiliina moyaane oo dooda sal uga dhiga wax ka foga xaqiiqda ka jirta manadaqada geeska afrika iyaga oo marwalba ku dooda in somaliland aay ku dhisan tahaay hab qabyaladeeda lakiin tani waxaay iftiiminaaysaa hadii wax lawaydiiyo dadka caqliga fayaaw ee waxgaradka ee ku jira shacabka somaliyeed sida amiin caamir in bulshada ku hadasha afka somaliga aay is fahmi layeen marwalba shacabka somaliland waa dad aan wax dhibaata ah ugaysaan somalida kale ee ka baxasan xadka somaliland lakiin mid ayaanaay dadkii isku fahmaayn waa go itaanka jamhuuriyada dimuquradiga somaliland marka wareysiga cafimaadka qabaay ee amiin caamir dad farabadan ayuu fahamsiinayaa go, itaanka somaliland aay somaliya ka go,oda inaanaay wax dhibataa ah ukeenaay shaqsi kasta oo somaliya, waay jirta mararbadan oo amiin caamir uu ku mujiyo farshaxanimaadiisa kolba waxaa somaliland ka taagan taasina mahaa wax aay xumaan u arkaan shacabka somaliland waayo xaqiiqd jirta aayaa sawirka amiin caamir uu ka turjumayaah hadal iyo dhamaantii waxaan ku soo gabagabaynayaah hadii dadka waxgaradka ah e somalida ah wax laga waydiiyo fikrika aay ka qabaan jiritaanka somaliland umalaynmaayo inaay wax cuqdaad ah ka qabaan markaa waxaa, wanagsan in inta dadka fikrika qaldan ka amiinsan somaliland aay ku daydaan sida geesiga farshaxan amiin caamir,
mahad nuux muumin
mahad_nuux09@hotmail.com
pakistan islamabad

Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
anti somaliland reaction fromt he jidbaale crew
Farshaxanka Amiin Caamir Sidee Buu U Arkaa Maamulka Iskiis Isu Magacaabay?
Jan 18, 2009 By:Jidbaale.com
Maqaal (Jidbaale.com) farshaxanka lagu magacaabo Amiin Caamir oo haatan degan wadanka Kanada, wuxuu had iyo jeer farshaxankiisa ku soo bandhigaa sawiro iyo muuqaalo u gacantiisa ku sawiro, kuwaasi oo uu ku muujiyo hadba wixii markaasi taagan……. Isagoo markaasi aad ugu dadaala inuu dhexdhexaad ka noqdo…..
Amiin Caamir xirfadiisa farshaxanimo ee ilaahay hibada u siiyey ka sokow wuxuu waayadan dambe bilaabay warbaahinaha kala duwan ee soomaalida hadba kuwii la soo xidhiidha inuu siiyo waraysiyo salka ku haya aqoontiisa farshaxanimo, hase ahaatee markay si ka bogasho leh uga waraystaan waxay markiiba ula baydhaan dhinaca siyaasada qasan ee Soomaaliya, iyagoo markaasi doonaya inay fikirkiisa wax ka ogaadaan….
Hadaba dhawaan waxaa waraysi ka qaaday mid ka mid ah mareegaha ku hadla afka maamulka Hargeysa, oday Amiin Caamir waxay weydiiyeen su’aalo dhinaca siyaasada ku saabsan, gaar ahaan maamulka iskiis isu magacaabay, waxaanay weydiiyeen side u aragtaa gooni isu taagga maamulka waqooyi galbeed? Isna wuxuu ku jawaabay Xaq bay u leeyihiin inay goonni isu tagaan!!!!!.....
Isagoo markaasi u cuskanaya dhibaatooyin u yidhi waa loo geystey xilligii dawladii Siyaad Barre, dabadeedna wuxuu waraysigaasi ku cadeeyey inay xaq u leeyihiin inay gooni u go’aan, hadaba Amiin Caamir haduuba sidaasi sahlan ugu raacay hadafkooda guracan, miyaan odhan karnaa waa dhexdhexaad?
Midda kale Amiin Caamiir su’aalahaasi la weydiinayey waxaadba moodaa in aanu aad uga fekerin, aadna aanu isu weydiinin, sababtoo ah hadii uu aqbalay maamulkaasi goosashadu jiidhay inay soomaali inteeda kale ka go’aan, markaasi sow ma odhan karno Amiin Caamir jiritaanka soomaaliya wax dan ah oo ka leeyahay ma jirto?!!! Miyeynaan odhan Karin Amiin Caamir waxba kama galin haday soomaaliya kala googo’ayso iyo hadii kaleba?
Sidoo kale Amiin Caamir wuxuu in badan warbaahinaha soomaalida ka sheegay inuu dhexdhexaad ka yahay xaaladaha siyaasadeed ee soomaalida, qoladan doonaysa inay soomaali ka go’aana wuxuuba yidhi xaq bay u leeyihiin inay gooni isku taaggaan, marka dhexdhexaadnimadii uu ku dooddi jirey bal meel ha la saaro?!! Hadii soomaalidu gobolo ayey kala degtaaye kuwii weydiiya inay go’aanba ma wuxuu odhan doona xaq bay u leeyihiin?!!!
Waxaanba xasuustay sheekadii Juxaa ee ahayd laba qolo ayaa isleysey ka dibna qoladii u timaadaba wuxuu yidhaahda idiinka xaq u leh, dabadeedna Juxaa marwadiisii oo la socotay xaalka, ayaa ku tidhi waar side baad u odhan kartaa adoon labada dhinacba gartooda dhegaysanin xaq baad u leedihiin?!!! Si uu isaga aamusiyo iyana wuxuu ku yidhi adna xaq baad leedahay!!!!, marka xaalka Amiin Caamir sow sidaasi uma eka?!!! Mise wuxuu qoladan ugu qirayaa eheladiisii ayaa ku sugan ceelka Hargeysa?!!! Allow alle……..
Waxaan aad iyo aad uga xumahay in uu Amiin Caamir oo ahaa farshaxanka keliya ee ay soomaalidu wada jeceshahay inuu arrinkaasi ku kaco, isagoo weliba ka fiirinaya meel dhow, balse aanu ka eegin maxaa ka imaan kara hadii soomaali kala yaacdo?!! Adduunweynuhuse diyaar ma u yahay inay soomaaliya kala googo’do?!!! Afrikada madowse diyaar ma u tahay inay wadanka soomaaliya inay qaarna aqoonsato qaarna ay albaabada ka xidhato?!!! Halkii ka leeyahay wax baa loo geysteyna hadayba jirto sow kama haboonayn inuu si kale u dhigo, balse aanu ku raacin fikirkoodan aysan soomaalida kale la qabin?!!!.....
Haatan iyo dan Amiin Caamir oo aan filayo inay soomaali badani u hanweynayd, markay dhegaystaan waraysiga uu mareegtaasi siiyey, in badan way kala laaban doontaa taageeradii ay siin jireen, sababtoo ninka muwadinka ah, isla markaasina magaca iyo maamuuska ku leh shacabkiisa, waxaa haboon inuu aad uga fiirsado
Waraysiyada lala yeelano……. Amiin Caamir baa dhexdhexaad ahina ha iga hadho!!!...
Halkan ka dhegaysta Mudane Amiin Caamir oo u waramaya mid ka mid ah mareegaha maamulka iskiis isu magacaabay
Hadii farshaxankii weynaa uu leeyahay xaq bay u leeyihiin goonni isku taagga, soomaali kala daadashadeedu waxba lama aha sow maaha?!!! …..mise inta Hargeysa u joogta ayuu isleeyahay way ku badbaaday, soomaalida kalena yeelkeed? Docna shirarka dib u heshiisiinta ayuu ka taageersan yahay, doc faruurna wuu hoos wadaa?!!!....
Maxamed Xasan Bulxan
Email: walqiye@yahoo.com

Amiin Caamir waa Farshaxan dhexdhexaad ah waa Been dhegeyso
Jan 18, 2009 By:

Jidbaale.com@gmail.com
-
Captain24
- SomaliNet Super

- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
Who cares, a gudhu with a website, who takes him serious?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
media hada laga badiyo waa laga badiiye waleh waleh. 
-
surrender
- SomaliNet Super

- Posts: 11194
- Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
- Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
havent read that long somali article. but who's amin amir?
-
Minneapolis Mayor
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3576
- Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
So you think somaliland would be recognized just because some cartoonist say so? abihiin aqli jaadka kawasa maskax xumaa wuxu. Since when uu amiin caamir noqday african union foreign rlns board ama UN. war waxaad laxiriirtiin Amiirka alshabaab Amiir Godane hadii aad Ictiraaf rabtiin

- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
Aqli jaad ku waddan dhan baynu ku dhisnay , hooyada dugaaga ka wase , Godane waa ino kudaafad anaga , kudaafadayadi baad madadax saraatay , markaasad damacsantahay inaad wax inoo sheegto.
Tacbaan foqaal tacbaan weeye hawiyaha halkan soo gala , walle inaan MID rag ah idinku jirin , abihiin ioyo shahwada daciifka ah ee idin dhashay ba
Orodoo hoyooyinkin ula taga cabaadka , fuckin gudhu , anigu ma' amiin amir baynu wax waydinay ??
dugaag xuno wada xasiid ah , oo meel la isagu soo ooday baad tihin , fuc,k off !
Tacbaan foqaal tacbaan weeye hawiyaha halkan soo gala , walle inaan MID rag ah idinku jirin , abihiin ioyo shahwada daciifka ah ee idin dhashay ba
Orodoo hoyooyinkin ula taga cabaadka , fuckin gudhu , anigu ma' amiin amir baynu wax waydinay ??
dugaag xuno wada xasiid ah , oo meel la isagu soo ooday baad tihin , fuc,k off !
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
Shanshida oo dhan somaliland iska daaye wixii beledweyne kakoreeya iney go'an ayey jecelyihiin. Dhib mooyane wanag ineysan kusoo saidineyn ayey aminsanyihiin.
-
Minneapolis Mayor
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3576
- Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
Sxb believe me I am not xaasid and I like Isaaq people walaahi. they took care of maatada markii xabashida dagaalka. but sometimes markaa arko ayakoo daciifnimo udhaqmaayo baan nacaa. Ayaantii habarta jamaaicanka ah timaaday hargaysa xaarkiina waa laga joogi waayay. Mar Oday ingiriis ah dhahay " that country" xaarkiina ayaa laga joogi waayay. sxb dee meesha hadii aan Ictiraaf soosocon iska soonoqda.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Amiin caamiir Supports somaliland.
War horta , dood iyo hadal lagu kala gar baxo dabeecad ba u ma lihidin .
Amiin amir wa'ayo ? ma nin somalilander ba , mise waa nin Isaaq ah ?
Cadhadaad isaga u qabto , sabtataad aniga {Somaliland} ila dhacayso maxay tahay ?
Ma wax aqli gala waxaasi ?
waa maya !
Haddaney aqli ku fadhin arrintaasi , maxay se ku fadhida ? xaasidnimo !!
Dafiraadu waa idin dabeecad , oo mar ay dhacday foolxumadii baad damacdaan inaad xagga dambe ka soo qabatan
, waxan waa la idinku yaqaan gudhuyey ..... waxa idin ka reebay dadkaya , waa dabecaadahaas oo miidhan .
Khamiis dheer , go'shaal ah , cimaamad , ASALKAAGA ma badalayaan .
Isku wada dabeecad baad tihin , waa adiga , waa AW, waa somaliweyn , waa diyeesha tolka , waa twisted logic ..caloosha ayay xaasidinimo idinka gashay .
Maalin falistiniyiinta , maalin somalilander-ka , maalin ba qolo ayaa idin soo hor istaagta .
Amiin amir wa'ayo ? ma nin somalilander ba , mise waa nin Isaaq ah ?
Cadhadaad isaga u qabto , sabtataad aniga {Somaliland} ila dhacayso maxay tahay ?
Ma wax aqli gala waxaasi ?
waa maya !
Haddaney aqli ku fadhin arrintaasi , maxay se ku fadhida ? xaasidnimo !!
Dafiraadu waa idin dabeecad , oo mar ay dhacday foolxumadii baad damacdaan inaad xagga dambe ka soo qabatan
Khamiis dheer , go'shaal ah , cimaamad , ASALKAAGA ma badalayaan .
Isku wada dabeecad baad tihin , waa adiga , waa AW, waa somaliweyn , waa diyeesha tolka , waa twisted logic ..caloosha ayay xaasidinimo idinka gashay .
Maalin falistiniyiinta , maalin somalilander-ka , maalin ba qolo ayaa idin soo hor istaagta .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 630 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 1 Replies
- 379 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 940 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 13 Replies
- 967 Views
-
Last post by COSTA
-
- 3 Replies
- 460 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 26 Replies
- 2151 Views
-
Last post by fighter
-
- 9 Replies
- 634 Views
-
Last post by peace-
-
- 13 Replies
- 1130 Views
-
Last post by Executive
-
- 13 Replies
- 771 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 5 Replies
- 776 Views
-
Last post by Ina Baxar