Beesha Maxamuud Hirab oo mowqiif cad ka qaadatay joogitaanka cidamada AMISOM ee gudaha somaliya baaqna ugu jedisay in ay si deg deg ah dalka uga baxaan
.Beesha Maxamud hiraab ( duduble) ayaa qaadatay mowqiif cad oo ku aadan jogitaanka ciidamada Amisom ee gudaha somaliya
Shir balaaran oo ay manta sikuugu yimaadeen qaar ka mid ah odoyaasha .
dhaqanka .culumaa.udiinka .dhalinyarada .haweenka .ayaa laga soo sarey go.aano iyo baaq loo jeediyey Ciidama AMISOM ee taas oo noqoneysa beeshii labaad ee go.aan ka qaadatay Ciidamda AMISOM.
Shirka manta ay isugu yimaadeen xubnaha beesha Maxamud Hiraab ee ( duduble ) ayaa waxaan ka xusi karnaa Cabdulaahi Maxamed Axmed ,Cabdulaahi Takar warsame
Cabdulaahi Maxamed Axmed” waxaan taagereynaa wixii nabad wado oo dhan Kulanka ka dib ayaa waxaa saxaafada u aqriyey qoraal dheer oo loogu talagay mediyaha loo marsiiyo fariin ahaa xooghaayaha guud ee golaha odoyasha dhaqanka iyo midnimda beelaha hawiye nabadoon Cabdulaahi Maxamed Axmed ( Cabdulaahi caarad
Cabdi Maxamed Jimcale ,Axmed Maxmed Shuuke ,Axmed Carabey ,Cali bootaan
“shirkaan ay isugu yimadeen culumo’udiinka odayaasha dhaqanka dhalinyarada beesha Maxamuud hiraable ka dib marki ay arkeen arimaha socdo waxa ay qaateen qodobada soosocdo
1 “waxaan Alle uga mahad naqeenaa ka bixitaanka Cadowga Ethiopia ee Magaalada Muqdisho “waxaan horey u qaadanay hadana atgeyneenaa ku dhaqanka shareecada Islaamka iyo sii wadi taanka jihaadka inta gaalada Ethiopia iyo cadowga Dalka jooga ay ka baxayaan”
2“Waxana Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqeyanaa ku dhaqanka shareecada Islaamka taas oo xal u ah diinta dadka dalka waxaan kaloo ugu baaqeynaa mujaahidiinta in ku midoobaan kitaabka Alle iskana ilaaliyaan isku dirida gaalada & Cadowga ay wadaan “
3“Ciidamada AMISOM wadanka nala malahan waxana ogolnahay in ay si deg deg ah uga baxaan anigoo xushmeyneyno africanimada iyo in ay dalkeena joogaan oo ay laajiyiyihiin waxna ugu baaaqeynaa in ay si nabad ah uga baxaan Dalkeena”
“wadankeenana hadii ay nabadnooga baxaan wax kale kuma heysano hadii ay sidaan yeelaana waan soo dhaweyneynaa oo Africa ayaan isla nahay”
"Hadalka manta ka so yeray xubnaha beesha maxamuud hiraab ayaa wuxuu ku soo beegmayaa ka bixitaankii ciidamada Ethiopia ee gudaha somaliya oo ay hareysay digniino loo jeedinayo ciimada AMISOM ee wadamada Ugandha iyo burundhi halka dadka qaarkiina ay leeyihiin hala daayo qarka kalana ay leeyihiin hala dilo waana beeshii labaad ee mowqiif cad ka qaadatay joogitaanka ciidamada Amisom ee gudaha somaliya kuwaas oo shegay in wax dan ama diin ah aysan u arkeynin joogitaankooda meelaha qaar ay fadhisimo ka sameysteen,
waxaana manta ciidamadaan qarax xoogan lagula beegsaday wadada maka al mukarama ee Magaalda Muqdisho waana qarixii ugu horeeyey eel ala beegsado tan iyo intii ay kabaxeen Magaalada Muqdisho ciidamadii Ethiopia kuwaas oo qaati ka tagnaa maritaanka wadadaan muhiinka u ah iskuna xirta Madaxtooyada iyo garoonka diyaradaha ilaa KM
lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee uu geystay qaraxii manta inta uu la egyahay dad ku sugnaa wadada ayaa shegay in u burbur xogleh soo garay garigii ay saarnayeen xubnaha ka tirsan cidamada AMISOM ee qaraxa lala eegtay ka dib markii miinada meelaha fog fog laha hago loogu aasay wadada dhinaceeda taas oo kala goysay garigii ciidamada AMISOM
duduble and karanle both oppose AMISOM troops
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: duduble and karanle both oppose AMISOM troops

abgal and habargidir wake up.
Re: duduble and karanle both oppose AMISOM troops
Duduble and karanle? sounds like mongolian dishes.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: duduble and karanle both oppose AMISOM troops

duduble= maxamud hiraab
karanle= murusade and other small sub clans.
Re: duduble and karanle both oppose AMISOM troops
Where do they live? Name some famous people from these clans.abakar20 wrote:duduble= maxamud hiraab
karanle= murusade and other small sub clans.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: duduble and karanle both oppose AMISOM troops
they live in central somalia and south somalia to put it short. but theres some funny shid goin on with duduble on wikipedia. it says they lived with isaaq
abduqadir jubba, lafoole, shimal axmad shimali are all murusade. and so is warlord qanyare. cali wardhigley (AUN) was also murusade.
i dont know much about duduble guys, but there was a famous oday dhaqameed who was dududble that i cant remember at the moment. ask the hiraabs on snet. they might know him.

abduqadir jubba, lafoole, shimal axmad shimali are all murusade. and so is warlord qanyare. cali wardhigley (AUN) was also murusade.
i dont know much about duduble guys, but there was a famous oday dhaqameed who was dududble that i cant remember at the moment. ask the hiraabs on snet. they might know him.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1457 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 6 Replies
- 658 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 4 Replies
- 789 Views
-
Last post by JolieFille
-
- 32 Replies
- 2376 Views
-
Last post by Niya
-
- 0 Replies
- 538 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 4 Replies
- 1435 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 4 Views
-
Last post by galia
-
- 38 Replies
- 3556 Views
-
Last post by Gabre
-
- 5 Replies
- 1160 Views
-
Last post by Murax
-
- 57 Replies
- 6703 Views
-
Last post by FBISOMALIA