C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
Ciidamadii C/llaahi Yuusuf oo ku hubaysan 30tikniko ah oo qabsaday deegaanka Cagaare ee gobolka Sool
Warkii 21-Jan-2009 iyo Qormadii: News.
Ciidamo qiyaastii ah guuto oo ku hubaysan tikniko kor u dhaafaysa 30 ayaa qabsaday deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe ee gobolka Sool,ciidamadaas oo ah ciidamadii Col C/llaahi Yuusuf,kuwaasoo ka yimid dhinaca gobolka Mudug ee Gaalkacyo.Ciidamadaas ayaa u isticmaalay qoryaha lidka diyaaradaha iyo madaafiicda kala duwan dadka reer Miyiga ahaa ee ku dagaalami jirey deegaankaas,taasoo ah arin cusub oo aan weli la arag.
Dagaalkaas oo ay ku nafwaayeen dad aad u badan oo aan ilaa hada tiradooda la sheegin,balse kor u dhaafaya toboneeyo ayaa weli wuxuu u socdaa si xawli ah,iyadoo gurmadyo xoogan ay ka baxayaan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Laascaanood,kuwaasoo ku sii gurmaya deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe.
Waxaa la gubay guryihii tuulada gunburka Cagaare,waxaa la qarxiyey baraago badan oo ku yaalaey deegaankaas,waxaana barakacay dad aad u badan oo ku noolaa deegaankaas,iyadoo laga cabsi qabo in dagaalku ku fido meelo badan oo ka mid ah deegaankaas.
Madaafiicda lagu garaacayo tuulooyinka gobolka Sool,sida gunburka Cagaare,Cadaada Baliyo-Korshe, ayaa waxaa dhimasho iyo dhaawac ka soo gaadhay dad rayid ah,oo ay ka mid yihiin dumar iyo caruur,iyadoo dhaawaca dumar iyo caruur hada la keenay isbitaalka magaalada Laascaanood.
Ciidamadan aadka u hubaysan oo ahaa ciidamadii gaarka ahaa ee C/llaahi Yuusuf ayaa waxa noo xaqijiyey dad goob joog ah oo ku sugan magaalada Gaalkacyo,waxaana dadka oo dhami arkayeen markay ka soo baxayeen magaalada,waxayna weli ka dagaalamayaan deegaanka Cagaare,iyadoo weli ay dhacayso madaafiicda waaweyn oo diryankooda laga maqlayo meelo fog fog.
Dagaalkan ayaan ahayn mid la filayey iyadoo ay jirtey xabad joojin iyo waanwaan horey ay u wada gaadheen labda beelood,waxana dhiiladan colaadeed ay sii murginaysaa colaadaas oo ahayd mid soo noqnoqonayso mudo hada.
Colaada deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe ayaa dib u bilaabatay kadib markii ay xabadjoojintii la gaadhay ay mar labaad jabisey beesha gobolka Mudug,iyagoo dhaawac halis ah u geystey oday 75 jir ah oo ka soo jeeda gobolka Sool,waxaana labadii maalmood ee ugu danbeeyey geeriyooday ugu yaraan 2 nin,marka laga saaro dhimasho badan oo dhacday maanta.
Dagaalkan maanta dhacay ayaa ciidamada ka dagaalamaya deegaanka Cadaada waxay ka kala yimaadeen Gaalkacayo, Bacaadweyn, Buurtinle iyo Garoowe,waxaana hogaaminaya saraakiil ciidamo oo ahaa kuwii Xamar ka dagaalamayey,oo uu ka mid yahay nin lagu magacaabo Gaalkacyo.
Ma jiro wax war ah oo ay maamulada Somaliland iyo Puntland ka soo saareen dagaalkaas,mana jirto cid ku dhex jirta dadkaas dagaalamaya.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaas ha ka fogaan Afnugaal.com
Afnugaal News Desk,Laascaanood.
Contact:info@afnugaal.com

Last edited by The_Emperior5 on Wed Jan 21, 2009 6:04 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: C.yusuf own militia men Attack Gobolka sool.
War deg deg ah:Dagaal la isu adeegsaynayo qoryaha tiknikada oo ka socda gobolka Sool.
Warkii 21-Jan-2009 iyo Qormadii: News.
Wararka aan ka helayno deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in uu halkaa ka socdo dagaal faraha la isula tegey oo ay ku geeriyoodeen dad kor u dhaafaya toboneeyo,iyadoo dagaalkaasina uu weli u socdo si aan kala go'o lahayn.
Dagaalkaas ayaa u dhexeeya beelaha dega gobolka Sool iyo Mudug,iyadoo ay socoto gurmadyo ka soo baxaya Gaalkacyo iyo Laascaanood,mana jirto cid ku dhex jirta dadkaas dagaalamaya.
Wararka oo dhan ha ka fogaan Afnugaal.com.
Afnugaal News Desk.
contact:info@afnugaal.com

- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: C.yusuf own militia men Attack Gobolka sool.
another "war"
there is like 30 a week according to jiidbale
there is like 30 a week according to jiidbale
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: C.yusuf own militia men Attack Gobolka sool.
Ugu Yaraan 5 Ruux Ayaa Maanta Ku Dhintey Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Cadaadda Ee Hawdka Gobollada Sool.
Jan 21, 2009 By:
Cagaaran(Jidbaale.com):-Warar aanu ka helay deegaamada Gobolka Sool iyo dhanka Buurtinle ayaa waxaa ay xaqiijinayaa dagaalka maanta ka dhacay deegaanka Cadaadda,kaasi oo ay ku dhinteen tiro dad ahi kuwo kalena ku dhaawacmeen.
Warka deegaankaasi ka imaanayaa ayaa sidoo kale xaqiijinaya dhimashada ugu yaraan shan ruux,sidoo kale waxaa uu warku sheegayaa in deegaanka Cadaadda ay la wareegen Maleeshiyadda Beesha Cumar Maxuud,kadib markii uu halkaasi dagaal xoogani ka dhacay .
Inkastoo ay jiraan warar sheegayaa in ay Dagaalkaasi dhanka Buurtine ay u adeegsadeen Hubka Tiknikada loo yaqaan,ayaan hadana la hayn illo madax bannaan oo arinkaasi xaqiijinaya.
Wararka deegaankaasi laga helay oo aad u yar ayaan ilaa iyo haatan la ogayn tiradda rasmiga ah ee dagaal kaasi ku dhimatey,waxaase la sheegay in dhamaan dadka dagaalkaasi ku nafwaayey ay hal dhinac ka soo jeedaan.
Labada dhinaca ayaa la sheegayaa in ay ku jiraan gurmad iyo hub uruursi, manna jirto cid ku hawlahan xalinta Colaadan soo noqnoqota,waxaanna laga cabsi qabaa in maalinta bariya dagaal kale uu halkaasi ka dhaco.
Jidbaale.com

abdikarim86 wrote:another "war"![]()
there is like 30 a week according to jiidbale
abdikarim its in the hawd area of sool its a clan war its not puntland versus somaliland
its beesha Dhulabahnte eh hawd dagta and Mejeerteen subclan called the cummar maxamuud
so its a clan war no hadal from Somaliland yet
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
so far 5 dead.
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
stupid retard. warya do you enjoy people killing each other? nacas fowqal nacas. dont ever promote dagaal dabaalyahow.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
I am just stating the facts no one is happy.
- peace-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: C.yusuf own militia men Attack Gobolka sool.
The_Emperior5 wrote:abdikarim86 wrote:another "war"![]()
there is like 30 a week according to jiidbale
abdikarim its in the hawd area of sool its a clan war its not puntland versus somaliland
its beesha Dhulabahnte eh hawd dagta and Mejeerteen subclan called the cummar maxamuud
so its a clan war no hadal from Somaliland yet
war keep your noise out of shit that dont concern you
- peace-
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3307
- Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
- Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
like af nugaal is the most reliable source of information.................that shi.t website is xaarsade's mouth pieceThe_Emperior5 wrote:Ciidamadii C/llaahi Yuusuf oo ku hubaysan 30tikniko ah oo qabsaday deegaanka Cagaare ee gobolka Sool
Warkii 21-Jan-2009 iyo Qormadii: News.
Ciidamo qiyaastii ah guuto oo ku hubaysan tikniko kor u dhaafaysa 30 ayaa qabsaday deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe ee gobolka Sool,ciidamadaas oo ah ciidamadii Col C/llaahi Yuusuf,kuwaasoo ka yimid dhinaca gobolka Mudug ee Gaalkacyo.Ciidamadaas ayaa u isticmaalay qoryaha lidka diyaaradaha iyo madaafiicda kala duwan dadka reer Miyiga ahaa ee ku dagaalami jirey deegaankaas,taasoo ah arin cusub oo aan weli la arag.
Dagaalkaas oo ay ku nafwaayeen dad aad u badan oo aan ilaa hada tiradooda la sheegin,balse kor u dhaafaya toboneeyo ayaa weli wuxuu u socdaa si xawli ah,iyadoo gurmadyo xoogan ay ka baxayaan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Laascaanood,kuwaasoo ku sii gurmaya deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe.
Waxaa la gubay guryihii tuulada gunburka Cagaare,waxaa la qarxiyey baraago badan oo ku yaalaey deegaankaas,waxaana barakacay dad aad u badan oo ku noolaa deegaankaas,iyadoo laga cabsi qabo in dagaalku ku fido meelo badan oo ka mid ah deegaankaas.
Madaafiicda lagu garaacayo tuulooyinka gobolka Sool,sida gunburka Cagaare,Cadaada Baliyo-Korshe, ayaa waxaa dhimasho iyo dhaawac ka soo gaadhay dad rayid ah,oo ay ka mid yihiin dumar iyo caruur,iyadoo dhaawaca dumar iyo caruur hada la keenay isbitaalka magaalada Laascaanood.
Ciidamadan aadka u hubaysan oo ahaa ciidamadii gaarka ahaa ee C/llaahi Yuusuf ayaa waxa noo xaqijiyey dad goob joog ah oo ku sugan magaalada Gaalkacyo,waxaana dadka oo dhami arkayeen markay ka soo baxayeen magaalada,waxayna weli ka dagaalamayaan deegaanka Cagaare,iyadoo weli ay dhacayso madaafiicda waaweyn oo diryankooda laga maqlayo meelo fog fog.
Dagaalkan ayaan ahayn mid la filayey iyadoo ay jirtey xabad joojin iyo waanwaan horey ay u wada gaadheen labda beelood,waxana dhiiladan colaadeed ay sii murginaysaa colaadaas oo ahayd mid soo noqnoqonayso mudo hada.
Colaada deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe ayaa dib u bilaabatay kadib markii ay xabadjoojintii la gaadhay ay mar labaad jabisey beesha gobolka Mudug,iyagoo dhaawac halis ah u geystey oday 75 jir ah oo ka soo jeeda gobolka Sool,waxaana labadii maalmood ee ugu danbeeyey geeriyooday ugu yaraan 2 nin,marka laga saaro dhimasho badan oo dhacday maanta.
Dagaalkan maanta dhacay ayaa ciidamada ka dagaalamaya deegaanka Cadaada waxay ka kala yimaadeen Gaalkacayo, Bacaadweyn, Buurtinle iyo Garoowe,waxaana hogaaminaya saraakiil ciidamo oo ahaa kuwii Xamar ka dagaalamayey,oo uu ka mid yahay nin lagu magacaabo Gaalkacyo.
Ma jiro wax war ah oo ay maamulada Somaliland iyo Puntland ka soo saareen dagaalkaas,mana jirto cid ku dhex jirta dadkaas dagaalamaya.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaas ha ka fogaan Afnugaal.com
Afnugaal News Desk,Laascaanood.
Contact:info@afnugaal.com
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
www.jidbaale.com
they report it 2 . 5 dead so far in the hawd area of sool Mejeerteen militia men attacked that area 71 year old dhulbahante guy is shot dead
they report it 2 . 5 dead so far in the hawd area of sool Mejeerteen militia men attacked that area 71 year old dhulbahante guy is shot dead
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
dont report this shidThe_Emperior5 wrote:http://www.jidbaale.com
they report it 2 . 5 dead so far in the hawd area of sool Mejeerteen militia men attacked that area 71 year old dhulbahante guy is shot dead
we dont need to know their problems
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33846
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
primitive somalis are like animals
- Mataan_Ciideed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1963
- Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm
Re: C.yusuf own militia men Attack the hawd area of sool
this is the problem with afnugaal and jidbaale, one is anti majeerteen, and the other is anti isaaq, and they both exagerate.
as for this renewed battle in cagaare, it highlights the problem with dhulbahantaha degan dhulka nugaal aka maxamuud garaad who are quick to sell their teknikos compared to dhulbahantaha degan hawd aka faarax garaad. reer hagar alone have countless teknikos in their military compound in buuhoodle.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 38 Replies
- 2705 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 35 Replies
- 6966 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 2 Replies
- 1206 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 1 Replies
- 759 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 49 Replies
- 6170 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 21 Replies
- 2577 Views
-
Last post by DaroorMan
-
- 2 Replies
- 458 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 1441 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 3 Replies
- 13 Views
-
Last post by Xashi
-
- 14 Replies
- 1673 Views
-
Last post by Siciid85