mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
Ciidamadii C/llaahi Yuusuf oo ku hubaysan 30tikniko ah oo qabsaday deegaanka Cagaare ee gobolka Sool
Warkii 21-Jan-2009 iyo Qormadii: News.
Ciidamo qiyaastii ah guuto oo ku hubaysan tikniko kor u dhaafaysa 30 ayaa qabsaday deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe ee gobolka Sool,ciidamadaas oo ah ciidamadii Col C/llaahi Yuusuf,kuwaasoo ka yimid dhinaca gobolka Mudug ee Gaalkacyo.Ciidamadaas ayaa u isticmaalay qoryaha lidka diyaaradaha iyo madaafiicda kala duwan dadka reer Miyiga ahaa ee ku dagaalami jirey deegaankaas,taasoo ah arin cusub oo aan weli la arag.
Dagaalkaas oo ay ku nafwaayeen dad aad u badan oo aan ilaa hada tiradooda la sheegin,balse kor u dhaafaya toboneeyo ayaa weli wuxuu u socdaa si xawli ah,iyadoo gurmadyo xoogan ay ka baxayaan magaalooyinka Gaalkacyo iyo Laascaanood,kuwaasoo ku sii gurmaya deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe.
Waxaa la gubay guryihii tuulada gunburka Cagaare,waxaa la qarxiyey baraago badan oo ku yaalaey deegaankaas,waxaana barakacay dad aad u badan oo ku noolaa deegaankaas,iyadoo laga cabsi qabo in dagaalku ku fido meelo badan oo ka mid ah deegaankaas.
Madaafiicda lagu garaacayo tuulooyinka gobolka Sool,sida gunburka Cagaare,Cadaada Baliyo-Korshe, ayaa waxaa dhimasho iyo dhaawac ka soo gaadhay dad rayid ah,oo ay ka mid yihiin dumar iyo caruur,iyadoo dhaawaca dumar iyo caruur hada la keenay isbitaalka magaalada Laascaanood.
Ciidamadan aadka u hubaysan oo ahaa ciidamadii gaarka ahaa ee C/llaahi Yuusuf ayaa waxa noo xaqijiyey dad goob joog ah oo ku sugan magaalada Gaalkacyo,waxaana dadka oo dhami arkayeen markay ka soo baxayeen magaalada,waxayna weli ka dagaalamayaan deegaanka Cagaare,iyadoo weli ay dhacayso madaafiicda waaweyn oo diryankooda laga maqlayo meelo fog fog.
Dagaalkan ayaan ahayn mid la filayey iyadoo ay jirtey xabad joojin iyo waanwaan horey ay u wada gaadheen labda beelood,waxana dhiiladan colaadeed ay sii murginaysaa colaadaas oo ahayd mid soo noqnoqonayso mudo hada.
Colaada deegaanka Cadaada Baliyo-Korshe ayaa dib u bilaabatay kadib markii ay xabadjoojintii la gaadhay ay mar labaad jabisey beesha gobolka Mudug,iyagoo dhaawac halis ah u geystey oday 75 jir ah oo ka soo jeeda gobolka Sool,waxaana labadii maalmood ee ugu danbeeyey geeriyooday ugu yaraan 2 nin,marka laga saaro dhimasho badan oo dhacday maanta.
Dagaalkan maanta dhacay ayaa ciidamada ka dagaalamaya deegaanka Cadaada waxay ka kala yimaadeen Gaalkacayo, Bacaadweyn, Buurtinle iyo Garoowe,waxaana hogaaminaya saraakiil ciidamo oo ahaa kuwii Xamar ka dagaalamayey,oo uu ka mid yahay nin lagu magacaabo Gaalkacyo.
Ma jiro wax war ah oo ay maamulada Somaliland iyo Puntland ka soo saareen dagaalkaas,mana jirto cid ku dhex jirta dadkaas dagaalamaya.
Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaas ha ka fogaan Afnugaal.com
Afnugaal News Desk,Laascaanood.
Contact:info@afnugaal.com

- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
What's the big deal?
Brothers always fight...that's natural.
They'll become brothers again...and this time...they'll put a burnning BULLET into an Sii baakhti's fuuto!!!
Brothers always fight...that's natural.
They'll become brothers again...and this time...they'll put a burnning BULLET into an Sii baakhti's fuuto!!!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
5 dead allready.
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
LooL that's nothing. Every soul shall taste death.
Remember the war between Habar Yoonis iyo Habar Jeclo back in 1992, 1994, 1995 and 1996?
Over 25,000 Habar Jeclo men lost their lives in those battles...

Remember the war between Habar Yoonis iyo Habar Jeclo back in 1992, 1994, 1995 and 1996?
Over 25,000 Habar Jeclo men lost their lives in those battles...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
our civil war was about something about somaliland existence
Worth dieing for but why these dhulabahante and mejeerteen did fighting each other
is it about land is it about power is it about puntland puntland has nothing to do with it it’s a clan militia fighting another clan milita.

Worth dieing for but why these dhulabahante and mejeerteen did fighting each other
is it about land is it about power is it about puntland puntland has nothing to do with it it’s a clan militia fighting another clan milita.
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
The_Emperior5 wrote:our civil war was about something about somaliland existence![]()
Worth dieing for but why these dhulabahante and mejeerteen did fighting each other
is it about land is it about power is it about puntland puntland has nothing to do with it it’s a clan militia fighting another clan milita.
![]()
![]()
LoooL...you guys Habar Jeclo died for the existence of an illusionary State called "Somalidiidland"...
Thousands of Habar Jeclo got slaughtered for what..? Don't embarrase yourself walaalo, you know that it was Habar Awal + Habar Jeclo (Sii Baakhti) against the good ol' Habar Yoonis soldiers in Burco iyo Shiek areas..back in the 90's.
Dhulbahante iyo Warsangeli had to step into the reconciliation process because Habar Jeclo begged!!!
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
Maggot suufyani:
Attacking ur brother with weapons gotten in the name of somali people to settle tribal grievances is the typical cowardly action expected from a suufyani darood. And let's not talk nonsense the war in 1994 was political the nomads lived in peace through it outside certain urban areas.
Attacking ur brother with weapons gotten in the name of somali people to settle tribal grievances is the typical cowardly action expected from a suufyani darood. And let's not talk nonsense the war in 1994 was political the nomads lived in peace through it outside certain urban areas.
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
Guryahomo, you're another Sii Baakhti, I assume.
Daarood is larger than Hawiye iyo Isxaq compined, heck Harti is larger than you Sii Baakhtis (Isxaaq) so I wouldn't mention their names if I were you.
You guys can't instigate betweent two brothers. LoooL, you niggers are lame wallahi.
Daarood ha noolaato!!
Harti ha noolaato!!!
Ka naax oo nafta waa!!!

Daarood is larger than Hawiye iyo Isxaq compined, heck Harti is larger than you Sii Baakhtis (Isxaaq) so I wouldn't mention their names if I were you.
You guys can't instigate betweent two brothers. LoooL, you niggers are lame wallahi.
Daarood ha noolaato!!
Harti ha noolaato!!!
Ka naax oo nafta waa!!!
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
Maggot suufyanis:
Ur one deluded suufyanis. I don't care who u think ur brother is, count ur blessing that we don't have an administration yet to teach the maggots the rule of the game. I would like u to try such stunts when the current political transition ends

viva rer Jaamac Siyaad
finish those smelly dhaboyacs
finish those smelly dhaboyacs
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
its actually bahararsame farax garaad , and not maxmuud garaad jamac siyad.
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
wara magnifecnt population doesnt make u strong look at israel fuking up all da arabs wen arabs number 300 million wers israel is 12 million explain it lool adiga ur adding da darood woman i kno darood woman are a lot and bound 2 be married but the man got slaughtred in 1991 maybe ur da only 1 left lolThe Magnificent wrote:Guryahomo, you're another Sii Baakhti, I assume.
Daarood is larger than Hawiye iyo Isxaq compined, heck Harti is larger than you Sii Baakhtis (Isxaaq) so I wouldn't mention their names if I were you.![]()
You guys can't instigate betweent two brothers. LoooL, you niggers are lame wallahi.
Daarood ha noolaato!!
Harti ha noolaato!!!
Ka naax oo nafta waa!!!![]()
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
Ducaysane
Respect your reer abti saqanjanyahow!
Respect your reer abti saqanjanyahow!
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
is ducaysane half daarood
why is it every person that comes from 2 diffrent qabiils are
qabilist towards their abti
ina baxar
cilmiile
ducaysane
and famously magnificent
funny world
why is it every person that comes from 2 diffrent qabiils are
qabilist towards their abti
ina baxar
cilmiile
ducaysane
and famously magnificent
funny world
Re: mejeerteen attack Dhulbahante in hawd area
Abdikarim
Am not full Darood myself yet you never see me insulting my reer abti.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 3134 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 35 Replies
- 7475 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 3 Replies
- 562 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 49 Replies
- 7038 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 2 Replies
- 1435 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 1 Replies
- 940 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 21 Replies
- 3092 Views
-
Last post by DaroorMan
-
- 3 Replies
- 1168 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 64 Replies
- 14599 Views
-
Last post by razer
-
- 6 Replies
- 1325 Views
-
Last post by KyrieJama