Page 1 of 4

alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 11:17 am
by Diyeeshaha_Tolka
looooooool haday runtahay shegadaan walle somalida mab'da malahan,,,,,,

http://somalitalk.com/2009/jan/22jan409.html

Warar kala duwan oo goobta shirka aanu ka helney waxay sheegayaan in wadahadalo hoose ay u socdaan mas’uuliyiinta Urur Diimeedka Al-shabaab iyo dhinacyada kala duwan ee Is-bahaysiga iyo Qaramada midoobey, taasoo la doonayo in laga soo qayb galiyo shirka ka socda caasimada dalka Jabuuti, islamarkaana 75-tii xubnood ee la siiyey Ururada bulshada Soomaaliya, laga yaabo in lagu wareejiyo Ururka Al-shabaab, sidaasna doorkii ay ku lahaayeen Ururada Bulshada Soomaaliyeed ay waayaan dowlada labada sano soo socota.

Goobta shirka uu ka socda ayaa marka aad si guud u eegto dadka jooga waxay ka kala yimaadeen gudaha dalka Soomaaliya iyo daafaha dunida waloow ay u badan yihiin dadd ka yimid dalalka reer Yurub, kuwaasoo hamiweyn u qaba, qabashada mas’uuliyada sii baahaysa ee Qaranka Soomaaliyeed uu yeelandoono, taasoo ruux kasta aan la ogeyn ujeedkiisa maamul, maadaama uu in badan dalka iyo dadka Soomaaliyeed ka maqnaa.

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 11:35 am
by sheekh-Farax-zero
Masha-allaah

that is priceless news, whick Lacag ,deNero, fulus can't buy

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 11:44 am
by The_Emperior5
They wont take it i am sure

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 11:47 am
by sheekh-Farax-zero
Go and Ceeji and yourself in your toilet :arrow:

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:02 pm
by Diyeeshaha_Tolka
The_Emperior5 wrote:They wont take it i am sure

ina adeerkaa axmed godane maa kuu soo sheegay inaysan aqbali doonin

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:05 pm
by The_Emperior5
Diyeeshaha_Tolka wrote:
The_Emperior5 wrote:They wont take it i am sure

ina adeerkaa axmed godane maa kuu soo sheegay inaysan aqbali doonin
maya waxa isoo sheegay inadeerkay abu bakr seylici. :mrgreen:

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:39 pm
by Ina Baxar
Mab'da , maxaad u taqaana adigu ??
Ciyaal aan aqli lahayn marka la isku siidaayo , xaar ba iyagana ka daata.
Maturity -ga Al Shabaab-ka ayaynu ku eegi doona arrintan !

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:44 pm
by Twisted_Logic
275 delegates from Jabuti should be ours. Why share the fruits of our labor with teenagers from minority clans?

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:47 pm
by Diyeeshaha_Tolka
[
Twisted_Logic wrote:275 delegates from Jabuti should be ours. Why share the fruits of our labor with teenagers from minority clans?
adiga kii ale geedi taaegri jiray soo ma aheen goormaad uic noqotay

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:47 pm
by FAH1223

cause the teenagers are more powerful and don't bow to ethiopian interests

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:47 pm
by Twisted_Logic
FAH1223 wrote:
Twisted_Logic wrote:275 delegates from Jabuti should be ours. Why share the fruits of our labor with teenagers from minority clans?
cause the teenagers are more powerful and don't bow to ethiopian interests
They almost got whipped out in Guri Ceel :lol:

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:48 pm
by The_Emperior5
Twisted_Logic wrote:275 delegates from Jabuti should be ours. Why share the fruits of our labor with teenagers from minority clans?

mucaraadka unukka leh :lol: :lol:

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:48 pm
by Ina Baxar
Coz they're the thorn in your side , that's why .

PS: Anigu horta inaan meeshan iska baxo , ayaa la ii qaatay , waxa wada naanaab ah baa isku yimid halkan , darood iyo hawiye ba :lol:

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:48 pm
by Twisted_Logic
Diyeeshaha_Tolka wrote:[
Twisted_Logic wrote:275 delegates from Jabuti should be ours. Why share the fruits of our labor with teenagers from minority clans?
adiga kii ale geedi taaegri jiray soo ma aheen goormaad uic noqotay
I support my clan's interest nor personalities :idea:

Re: alshabaab oo la siiyey 75 xubnood barlamanka cusub

Posted: Thu Jan 22, 2009 12:51 pm
by The_Emperior5
fah why are you against hawiye interest?