Maslah Mohamed Siyad in the race
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Maslah Mohamed Siyad in the race
Siyaasiga Maslax Maxamed Siyaad Barre ayaa warar xog ogaal ah oo isaga ku dhow waxaa ay sheegayaan in uu dadaal ugu jiro ka qeyb qaadashada u tartamida xilka madaxtinimo ee somaliya oo haatan loo ololeynayo in uu dhawaan ka dhaco magalada Jibouti ee xarunta dalka Jibouti.
Maslax ayaa waxaa la filayaa in uu xiliyada soo socda uu ka anbabaxo magaaladan Neyroobi ee dalka kenya isaga oo u kicitimaya magalada Jibouti iyadoo ujeedada socdaalkiisana ay ku qotonto sidii uu uga qeyb gali lahaa shirka lagu qabanayo halkaas ee lagu dooranayo madaxweynaha somaliya ee badalaya madaxweynahii xilkaas iska calisay Cabdulahi Yusuf Axmed .
Inkastoo aysan jirin war rasmi ah oo uu saxaafada siiyay siyaasigan Maslax Maxamed Siyad Barre hadana illo ku dhow dhow ayaa inoo xaqiijiyay in maslax uu doonayo in musharaxnimadiisa uu ku soo bandhigo magaalada Jibouti waxaana ololahan uu haatan wado siyaasigan ku dhiiri galiyay wadamo beesha caalamka ka tirsan iyo waxgarad somaliyeed
Xili ay jiraan siyaasiyiin badan oo somaliyeed oo ku sugan daafaha calamka kuwaasoo shirar ay u qabteen saxaafada iyo waxgarad somaliyeed ay ku sheegeen in ay u taaganyahiin xilka madaxtinimo ee somaliya ayaa hatana waxa jira siyaasiyiin kale oo ayaguna doonaya in musharaxnimadooda ay ku cadeeyaan halka uu tartanku ka dhacayo.
Maslax wuxuu noqonayaa xubintii ugu danbeysay ee la tilmaamo inuu doonayo inuu tartanka madaxweyne ka qayb galo.
C/Khadar Filipin Gedonet-News Nairobi
http://www.gedonet.com/index.php?news=4442

Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
why do only Rer Koshin bring candidates and not other Marehans. shiid's embarassing
in 2004 Abdirham Jama Bare was in the race now 2 Rer Koshins Hirale and Maslah are in the race
this is exactly like Mohamed Saleban of the dhabyacos. their candidates are only Mohamed Saleban
in 2004 Abdirham Jama Bare was in the race now 2 Rer Koshins Hirale and Maslah are in the race
this is exactly like Mohamed Saleban of the dhabyacos. their candidates are only Mohamed Saleban
-
Lite-Somali
- SomaliNetizen

- Posts: 602
- Joined: Wed Jun 18, 2008 10:59 am
- Location: Knee deep in North Somalia planning,preaching and prophezin evils of secession
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
I guess The Koshins have a strangle hold on Beesh Sade politics if u feel so strongly aboutit motivate some of ur cuzins wats ur sub clan in Beesha Sade?
anwuyaz u gotta pic of Mazlax S. Barre jr could not find it in google upload it

anwuyaz u gotta pic of Mazlax S. Barre jr could not find it in google upload it
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
that's good but most marexan politicians lost hope in somali politics since marexans were collectively assassinated by somalis in the civil war for the sole reason of our president being marexan
i hope this does not happen to majertens despite the horror cabudulahi yusuf brought upon our people in Xamar
i heard ina Ghaani will take part in this also, lets see what happens
there is still hope for somalia
i hope this does not happen to majertens despite the horror cabudulahi yusuf brought upon our people in Xamar
i heard ina Ghaani will take part in this also, lets see what happens
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
^^ lite how the fock do we know Ur Rer GaradLite-Somali wrote:I guess The Koshins have a strangle hold on Beesh Sade politics if u feel so strongly aboutit motivate some of ur cuzins wats ur sub clan in Beesha Sade?
anwuyaz u gotta pic of Mazlax S. Barre jr could not find it in google upload it![]()
every1 knows who i'm bijj and if U dont know then Ur sheegad
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
how do we know your rer siyad hussien?? 
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
Too many sheegato around here, what a shame!
-
Muhammad bin Harti
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1891
- Joined: Thu Dec 13, 2007 4:28 pm
- Location: Bursaalax, Mudug & Bokh, Ogaden
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
What horror? He try to tame and civilize the baboons of the koonfuur after 18 years of anarchy. MSB AUN on the otherhand massacred majeerteens and hawiye in mudug, and bombed hargesia killing 50,000 people. The 2006-2008 war only had 18,000 civilian casualties.snoop12 wrote:i hope this does not happen to majertens despite the horror cabudulahi yusuf brought upon our people in Xamar
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
well,what A.Y did is tantamount to genocide that will haunt your people for many generations to come.Muhammad bin Harti wrote:What horror? He try to tame and civilize the baboons of the koonfuur after 18 years of anarchy. MSB AUN on the otherhand massacred majeerteens and hawiye in mudug, and bombed hargesia killing 50,000 people. The 2006-2008 war only had 18,000 civilian casualties.snoop12 wrote:i hope this does not happen to majertens despite the horror cabudulahi yusuf brought upon our people in Xamar
-
Muhammad bin Harti
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1891
- Joined: Thu Dec 13, 2007 4:28 pm
- Location: Bursaalax, Mudug & Bokh, Ogaden
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
What genocide? The TFG didnt invade somali on some clan-based plans. The civilians were not targeted specifically based on their clan or ethnicity.Addoow wrote:well,what A.Y did is tantamount to genocide that will haunt your people for many generations to come.Muhammad bin Harti wrote:What horror? He try to tame and civilize the baboons of the koonfuur after 18 years of anarchy. MSB AUN on the otherhand massacred majeerteens and hawiye in mudug, and bombed hargesia killing 50,000 people. The 2006-2008 war only had 18,000 civilian casualties.snoop12 wrote:i hope this does not happen to majertens despite the horror cabudulahi yusuf brought upon our people in Xamar
1991 was a genocide, people were actually getting killed for their clan.Genocide is the deliberate and systematic destruction, in whole or in part, of an ethnic, racial, religious, or national group.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
He definitely deserves to be president more than SHiekh SHarif!
- QansaGabeyle
- SomaliNet Super

- Posts: 14164
- Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
- Location: Beled Xawo, Somalia
- Contact:
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
I wouldn't vote for him.
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
Any particular reasons?QansaGabeyle wrote:I wouldn't vote for him.
- precious_dyme
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2103
- Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
- Location: SOMALIA 21/10/69
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
WTH is wrong with this annoying thing called bin harti?
He's like an annoying insect buzzing around Gedo section. Bloody hell, stop contributing to Gedo section with your negativity. You don't see us going to that sh!t hole called 'Bari' section and spreading negative vibes there.
He's like an annoying insect buzzing around Gedo section. Bloody hell, stop contributing to Gedo section with your negativity. You don't see us going to that sh!t hole called 'Bari' section and spreading negative vibes there.
Re: Maslah Mohamed Siyad in the race
this guy
i think his addicted to marexans
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 1388 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 443 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 455 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 2 Replies
- 392 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 2 Replies
- 782 Views
-
Last post by precious_dyme
-
- 19 Replies
- 1989 Views
-
Last post by Captain24
-
- 11 Replies
- 973 Views
-
Last post by Cawar
-
- 3 Replies
- 582 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 1 Replies
- 666 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 11 Replies
- 1088 Views
-
Last post by Luq_Ganane