Kooxo sheegtay in ay yihiin Ahlusuna Wal Jameeca oo gancata ku haya magaalada Xeraale ee gobolka Galagduud oo xalay Bandow ku soo rogay magaaladaasi.
Kooxo sheegtay in ay yihiin Ahlusuna Wal Jameeca oo gancata ku haya magaalada Xeraale ee gobolka Galagduud ayaa Bandow ku soo rogay magaaladaasi.
Waxaa markii ugu horeeysay bandoow lagu soo rogay degmada Xeraale ee gobolka Galaduud oo ka mid ah deegaanada ay gacanta ku hayan Dariiqada Ahlusuna Wal Jameeca
Taliye ku xigeenka ciidamada ku sugan degmada Xeraale ee gobolka Galaduud Cabdi Naasir Cumar oo ay Shabelle la xiriirtay ayaa waxaa uu ka waramay sababta ay banadoogani ugu soo rogeeen magaalada waxana uu sheegay in Banadoowgani ay ugu soo rogeen sababo la xiriira amaanka isla markaana uu soconayo illaa inta ay howsha wadaan.
Sidoo kale taliye xigeenka ayaa waxaa uu intaasi ku daray in habeenkii labaad uu bandoowgani yahay mid saran magaaladaasi waxana ay ciidamada ammaanka magaaladaasi bilaabeen in ay sugaan amaanka degmada Xeraale.
Waxaa jira warar sheegaya in ciidamada ammaanka ay mamnuuceen in goobaha waaweeyn lagu qayilo ama lagu iibiyo qaadka taasina ay tahay waxyaabaha dhaliyay in banadowga lagu soo rogo magaaladaasi taasi oo uu qiray Taliye xigeenka ciidamda Ammanka ee degmada Xeraale Cabdi Naasir Cumar.
Degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaanada ay gacanta ku hayaan culumada Ahlusuna Wal Jameeca ayaa waxaa uu noqonayaa bandoowgii ugu horeeyay ee ay ku soo rogaan.
http://www.shabelle.net/news/viewnews.asp?newsid=4309
Ahlu Sade Wal Jama control Herale
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1443 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 2 Replies
- 18 Views
-
Last post by zingii
-
- 4 Replies
- 675 Views
-
Last post by Voltage
-
- 8 Replies
- 910 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 24 Replies
- 1752 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 463 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 39 Replies
- 2045 Views
-
Last post by Galool09
-
- 0 Replies
- 224 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 18 Replies
- 1096 Views
-
Last post by qoraxeey