One kaluun got wounded in ceelbuh.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

One kaluun got wounded in ceelbuh.

Post by The_Emperior5 »

Image

XIISAD KA TAAGAN MAGAALADA CEELBUH EE GOBOLKA SANAAG

--------------------------------------------------------------------------------

Ceelbuh:- Warar Goor dhawayd Naga soo gaadhaya Magaalada ku Taala Badhtamaha Gobolka Sanaag ee Ceelbuh ayaa sheegaya in Rasaas ay is waydaarsadeen Ciidamada Deegaanka Ceelbuh iyo kuwa ilaalo ka ahaa Gaadiid Xanbaarsanaa Sanaadiiqda Somaliland, qof Jooga Ceelbuh ayaa saxaafada u sheegay in mashaqadaasi dhacaday.

Sakariye Cabdi Sadexle oo ahaa Goob joogi Markaasi Falku dhacay ayaa Noo Xaqiijiyay inuu Hal ruux ku dhawaacmay Rasaastaasi ay Labada Garab isku Ridiin Ruuxaasi dhawaacmay ayaa Loo qaaday Cisbitaalka Magaalada Badhan si Halkaasi loogu Daweeyo.

Falkan ayaa yimi ka dib Markii ay saaka Hiirtii waa Bari Food is dareen Koox Hubaysan oo ah Ciidamada Deegaanka iyo Ilaalo la socotay Gadiid siday Sanaadiiqda Codadka ee Maamulka Somalidiidka ah ee Somaliland, Ciidamada Deegaanka ayaa la sheegay inay ku Guulasyteen sidii Sanaadiiqdaasi dib loogu Celinlahaa dhanka Somaliland.

Wararka ayaa sheegaya inay Odayaasha Deegaanku wadaan Abaabul xoogan oo Amaanka Magaalada Lagu xoojinayo kuwaasi oo Haba Yaraatee diiday inay Somaliland Gobolka timaado.



Jaamac Feyte

LaasqorayNET

Feyte37@googlemail.com
Last edited by The_Emperior5 on Sun Jan 25, 2009 6:00 am, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: One kaluun got wounded in ceelbuh.

Post by The_Emperior5 »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”