37 year old man marries a woman 106

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

37 year old man marries a woman 106

Post by Keyse_0208 »

Image

Wiil dhalinyaro ah oo da'diisu tahay 37-sanno una dhashay dalka Indoniisiya ayaa guursaday haweeney 106-jir ah oo in muddo uu ka dhexeeyay xiriir wanaagsan.

Habartan waayeesha ah oo lagu magacaabo Mrs. Wook Kondor ayaa saxaafada caalamka qaarkood ku sheegeen in jaceylka labadooda u dhexeeya uu yahay mid indhoole ah (Blind Love) maadaama wiilkan dhalinyarada ah oo heli-kara dookhiisa uu bedelkeedda door-biday inuu jaceyl la wadaago haweeney ayeeyo u noqon-karta (Cajiib).

Islaantan ayaa ku faantay inay si wanaagsan u qancin karto seygeeda kolka la joogo sariirta, waxayna sheegtay inay raali ku tahay inuu lamaanaheeda ee ay ka weyn tahay 69-ka sanno uu la guursan karo gabar ama garoob midii uu doono.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Daanyeer »

Mabruuk :rose: :rose: :rose:

Kuwii isku RAAGA oo UBAD kheyrqaba kala HELA.


LOVE knowns no BOUNDERIES
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Keyse_0208 »

ubad kee dee..?? :lol: .. ma tanaa wax dhali karta
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by abdikarim86 »

daanyeer this must be the first time you've evr replied :shock: :lol:
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by HELWAA »

Keyse

Baryahan naagaha sida loo cayo ayaad baratey ma istidhi..ma laha meshan waxa caan ka noqodo qofka dumarka caydooda ku badaiy aya lagugu yedhi.Waar meel dadka ka fariisow o dadka ka xishood.The whole point of this thread is to make fun of that ayeeyo soo maaha..akhas caleyk.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Keyse_0208 »

horta niyow anuu islaantan ma fahmo, how is this a cay topic to females..??

helwaay waxaan ku odhan lahaa arodoo sawiradii aad meelahaa ku dha-dhajin jirtey isku mashquuli, adoo raali ah
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Daanyeer »

Kayse,

MARBA haddey isku GUURSADEEN JACEYL not ARRANGED MARRIAGE, let's HOPE for them UBAD!!!

Abdikariim,

I am LEARNING to REPLY, ECOURAGE me!!!!
almoha
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 354
Joined: Sun Jan 18, 2009 12:42 pm

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by almoha »

Daanyeer wrote:Mabruuk :rose: :rose: :rose:

Kuwii isku RAAGA oo UBAD kheyrqaba kala HELA.


LOVE knowns no BOUNDERIES
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
AyanTu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3941
Joined: Tue Sep 02, 2008 5:55 pm
Location: On my way to poision control, i might be infected with Snetters germs

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by AyanTu »

Daanyeer wrote:Kayse,

MARBA haddey isku GUURSADEEN JACEYL not ARRANGED MARRIAGE, let's HOPE for them UBAD!!!

Abdikariim,

I am LEARNING to REPLY, ECOURAGE me!!!!

LOL@ Danyeer, keep up the replies hun, it'll be nice to have ONE normal and respectful Man on the forum giving his opinion.
And I agree, they must love each other and enjoy their company to have gotten married. I think its sweet.

Kayse Dork, no one likes u! :P
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by HELWAA »

Keyse xaywaan..this story is old, i red it long time ago.Waxan wax cusub maaha,aniga waxba ha isku káy macanaynin huuno..sababta aad topican meshan ugu soo dhex tuurtay is to insult this old lady and make fun of her.Bal eeg you have 50 views and no one els replied to this topic..you know why because they have respect for the elders.Dadka waawayn ka xishood xoolo yaho ashiga xum.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Daanyeer »

Ayantu,

My PLEASURE :rose: :rose: :rose:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Keyse_0208 »

[quote="HELWAA"]Keyse aniga waxba ha isku káy macanaynin huuno..quote]

helwa, horaan kuugu sheegay, u sound like islaan aad u weyn, ma-rabo inaan kula murmo, ee please baan ku leeyahee, adoo raali ah-na dhinac iiga beydh
User avatar
Demure
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3804
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Xamar

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Demure »

Lol@ Daanyeer... glad to see that you are finally talking in 1st person tone instead of 3rd.

Love is indeed blind :lol:
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Daanyeer »

Demure,


NICE to SEE u !!!!! My FOKS. U have BROUGHT my EARLY DAYS in S'net ...Gamadiid, Mowhak, Runloow, Viky !!!!
User avatar
Demure
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3804
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Xamar

Re: 37 year old man marries a woman 106

Post by Demure »

Danyeer, yes indeed those were the good ol days of Somnet.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”