Page 1 of 1
maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 1:44 pm
by Diyeeshaha_Tolka
alshabaab wali wax hadal ah lagama hayo
indhocade isagana wuu aamusanyahay,,,jabahdii kale way wada aamusanyihiin,
ilaa hada waxaa is ceebeyey hassan daahir aweys,,
xaalku meel fiican ayuu marayaa ilaa hada
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 1:45 pm
by The_Emperior5
bal horta weekendku ha dhamaato
shirka adis ababa dawladaha africa bal ha dhamaadaan markaasa xukumaad la soo dhiisaya. waxan hawiye waligood dawlad na may soo dhisii jiireyn.
war bal suga horta. kabacdi beynu eegayna ciida lala hadlayo.

Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 1:47 pm
by Diyeeshaha_Tolka
waraa emperor adiga indhaha maad la'dahay,,this s somalinet,,not somalilandnet,,marka nacnacdaada meelahaas la tag
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 1:49 pm
by The_Emperior5
war hee dhe anigu ma somaliland baan ka hadlay anigu sh sharifkan shirka adis ababa oo socda ha soo dhamays tiroo baan ka hadlay oo , markaas ayaad jawab ka hellaysa abu mansuur iyo axmed godane
war hawiyahani dhag kaliya uun bay wax ku maqlaan. balayo dawlad idin dhistay.
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 1:51 pm
by Diyeeshaha_Tolka
arintan dadka ay quseyso ayaa ka hadli kara,,adigana qaldaan ayaad tahay arintana kuuma taalo
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 1:55 pm
by AbdiWahab252
Diyeeshasha,
Odegyi Roboow xirir bu la sameeye Sharifka. Wada hadal ba socda.
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 1:59 pm
by Diyeeshaha_Tolka
AbdiWahab252 wrote:Diyeeshasha,
Odegyi Roboow xirir bu la sameeye Sharifka. Wada hadal ba socda.
maanta baydhaba aad ayaa looga soo dhaweeyey doorashada sheikh shaiif,,marka rabitaanka shacabka qof ka horjoogsan kara majiro
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 2:00 pm
by The_Emperior5
Diyeeshaha_Tolka wrote:arintan dadka ay quseyso ayaa ka hadli kara,,adigana qaldaan ayaad tahay arintana kuuma taalo
maya wa arin fiican saasa loo bahanyahay anigu somali ma ihey
laakin waan ka hadlaya siidu wiilka ismacil cumar geele idin soo dho dhoobay In djibouti .

Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 2:10 pm
by eyes-only
They're thinking before they speak, weighing their options...taking their time to make the right decision. I don't know, but it is always best not to rush into anything without careful study....take a leap of faith only after considerable contemplation.
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 3:17 pm
by Wise-Man
Diyeeshe, have you ever heard "no news is good news".. it might be too early to tell, but i am confident that everything will be fine, inshallah...
By the way, Abuu Mansuur horey ayuu u diidey inuu wax ka yiraahdo first time when Sheikh Sherif came to Xamar. so i dont think he will be against him....
Nooloow Jaale Sherif...

Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 3:20 pm
by Advo
They just waiting for him to make one lil cricket move (like going to Ethiopia) or something and that's a blessing in disguise for em.
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 3:39 pm
by RebelLion
Shieck Sharif being president will make al shabab irrelevant, but I doubt they will give in so easily especially considering they see themselves as having done all the heavy lifting when it came to fighting the ethiopians and TFG forces.
Re: maxay la aamusanyihiin
Posted: Sat Jan 31, 2009 3:49 pm
by Shirib
AbdiWahab252 wrote:Diyeeshasha,
Odegyi Roboow xirir bu la sameeye Sharifka. Wada hadal ba socda.
Lets hope they can come to an agreement. From what I hear to people who have met and spoken to Abu Mansuur, he is a very reasonable man.