Page 1 of 2
Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:20 am
by The_Emperior5
Maamulka islaamiga ee gobolka J/hoose oo si weyn uga soo horjeestay dowladda uu hogaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Maamulka islaamiga ee gobolka J/hoose oo si weyn uga soo horjeestay dowladda cusub ee uu hogaaminayo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Shirjaraa’id oo ay si wada jir ah ugu qabteen xarunta Magaalada Kismaayo maamulka islaamiga ee magaaladaasi gudoomiye ku xigeenka maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo Cabdi Qani Max’ed Yuusuf iyo madaxa warfaafinta sheikh Xasan Yacquub ayay kaga hadleen doorashadii madaxweynaha Soomaaliya loogu magacaabay Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Maamulka ayaa waxaa uu si weyn uga soo horjeestay dowladda habeenkii jimcaha lagu yagleelay magaalada Jabuuti sida uu warbaahinta u sheegay gudoomiye ku xigeenka maamulkaasi C/qani Max’ed Yuusuf oo sheegay in dowladda Jabuuti lagu soo dhisay ay la mid tahay tii 2004-ta lagu dhisay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
C/qani ayaa waxaa uu intaa ku daray in Sheekh Shariif uu xiligii hore ku dhawaaqi jiray in la sii wado Jihaadka islamarkaana haatan uu ku biiray dowladii uu jihaadka kula jiray,waxaana uu intaa raaciyay in aysan jirin wax isbadal ah oo ku yimid dowladda KMG ah.
Maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in uu sii socon doono dagaalka jihaadka ah,waxaana uu C/qani ugu baaqay shacbiga Soomaaliyeed in ay gacanka siiyaan sida uu yiri sidii dagaalka loo soo wadi lahaa.
Sidoo kale Sheeklh Xasan Yacquub oo ah madaxa warfaafinta maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo oo isna shirkaasi jaraa’id ka haadlay ayaa si weyn u weeraray siyaasada beesha caalamka eek u aadan Soomaaliya isagoo xusay in beesha caalamku ay ku fashilantay siyaasada Soomaaliya taasi oo cadayn u ah buu yiri in markasta ay soo dhisaan dowlad aysan shacbiga Soomaaliyeed ku qanacsanayn oo waqtiga looga luminayo.
Arintaan ayaa waxaa ay noqonaysaa diidmadii ugu horeysay ee ka soo yeertaa qaar ka mid ah maamulada islamiga taasi oo ka dhan ah madaxweynaha la doortay ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo dowladiisa.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
iiidoor uun ba somaliya qassaya been maha

Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:22 am
by Voltage
The_Emperior5 wrote:iiidoor uun ba somaliya qassaya been maha

Midina iidoor maaha. Waa labo mareexaan.
laakiin waxay samaynayaan waa qalad wallahi
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:23 am
by The_Emperior5
wa caadii kay ka amar qaataan soo iiidoor maha
Emirkii maad ilawday
why are they qallad u where supporting the shabaab sxb maxa is baddalay.
meel fiican bay maraysa hada
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:26 am
by new-york24
horta voltage gacan baan kuu taagay,you love everything to be your way

ma sheekh cabdi gani baa sade noqday
i will give you few hours to find out who he is and how shabaab and kambooni split the maamul
none the less inankan yar ee idoor intaad la falanqeynso arinta maad aayar tiraahdid "zeylici waa wadaad wanaagsan,meeshana waa loo dhiibtay"?
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:27 am
by The_Emperior5
sharifka ba gaalada oo dhiibtay , laakin somalidu ciidna xiil uma dhiibtaan

Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:29 am
by Voltage
i was told he was mareexaan, lakiin hadii uu wax kale yahay adigu so nidaam islaami ah maaha waxaad dabo joogtid maxaad u danqan hadaan loo aqoonsan inuu qabiilkaaga yahay
Still, zaylici iyo xassan yacquub iyo kulli waa qalad haday shiekh sharif ka hor yimaadaan waana la cirib tiryaaa.
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:30 am
by Mr. Yungnfresh
Al-Shabaab controls most of Southern Somalia and says Shariif is not their president
Puntland says the Djibouti process is obviously a fraud and Shariif is not their president
Somaliland doesn't wanna have anything to do with Konfuur politics and says Shariif is not their president
Walle ninka Shariifka hal guri buu maamulkiisa ku soo hari doona

Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:32 am
by The_Emperior5
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:33 am
by Babygirl-
Alaa Soomaali Cadoowsana dadkaan habaar iyo Inkaar beey qabaan!!

Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:34 am
by new-york24
Still, zaylici iyo xassan yacquub iyo kulli waa qalad haday shiekh sharif ka hor yimaadaan waana la cirib tiryaaa
i will throw my 2 cents in soon,but for know i am abserving him.
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:35 am
by Voltage
Waa iga balan within a year SHiekh Sharif Ambassador Hotel, bartamaha Hargeisa ayuu ka dhex qudbadeen isagoo "Madaxweyne" loo wacayo. Taasi waa hubaal meel ku xariiqda.
Dad bay meel bugtaa, meel bugtaa. Bantustanis meel baa bugto walle

Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:38 am
by Cali_Gaab
Shabaab should give this guy a chance, there's no need for any gun shots to go of at present.
They've put up a admirable resistance but are not fit for politics.
They should compromise with Sharif join the armies and extend a hand in nation building.
There's no dagaal left.
Voltage, the only people providing the qudbah in Hargeisa are the Habar Jeclo from the East, Diinta ayaan dadka barnaa.
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:39 am
by The_Emperior5
Voltage wrote:i was told he was mareexaan, lakiin hadii uu wax kale yahay adigu so nidaam islaami ah maaha waxaad dabo joogtid maxaad u danqan hadaan loo aqoonsan inuu qabiilkaaga yahay
Still, zaylici iyo xassan yacquub iyo kulli waa qalad haday shiekh sharif ka hor yimaadaan waana la cirib tiryaaa.
yaa cirib tiiraya There are no Ethiopians there no Foreing force is comming Foreign troops they are not coming United Nations troops if they come the shabab will see them as gaalo troops and will fight them so who is going to support your sharif voltage no one is he can only get support from his subclan harti abgaal.
Xaassan daahir aweys said he won't support the sharif his own hiraab cousin.
What will you except from indha cade I don’t see this sharif solving problems.
Hadal macaan somalidu madaxweyne kuma racan lool
Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:43 am
by Voltage
The_Emperior5 wrote:Voltage wrote:i was told he was mareexaan, lakiin hadii uu wax kale yahay adigu so nidaam islaami ah maaha waxaad dabo joogtid maxaad u danqan hadaan loo aqoonsan inuu qabiilkaaga yahay
Still, zaylici iyo xassan yacquub iyo kulli waa qalad haday shiekh sharif ka hor yimaadaan waana la cirib tiryaaa.
yaa cirib tiiraya There are no Ethiopians there no Foreing force is comming Foreign troops they are not coming United Nations troops if they come the shabab will see them as gaalo troops and will fight them so who is going to support your sharif voltage no one is he can only get support from his subclan harti abgaal.
Xaassan daahir aweys said he won't support the sharif his own hiraab cousin.
What will you except from indha cade I don’t see this sharif solving problems.
Hadal macaan somalidu madaxweyne kuma racan lool
war huss, waxaan loo joogin waad isku dhoodhoobi jirtaye.
Meel baan ku akhriyey kii abtigaa ahaa Faysal waraabe oo leh "anagu maslax inuu madaxweyne noqdo baa noo fiicnaan lahayn nasiib daro lakin mid nakala furi karo baa la doortay".
Ma sidaas baad Shiekh Sharif uga cabsanaysiin?

Re: Kismayo leader says , Sharif is not their president.
Posted: Sun Feb 01, 2009 3:59 am
by Cali_Gaab
Voltage, bring me the source where you got that quote from
I've been waiting for Waraabe to come out and say something ridiculous but he quite kept his composure.
Infact, this is the only quote i've found addressing the Somalia president.
''Ama sheekh Shariif ha loo doorto ama sheekh aways ha loo doortee waxaanu dadkaa la doonaynaa nabad inuu helo, waananu soo dhawaynaynaa wixii nabad keenaya. Sheekh Shariifna waanu soo dhawaynaynaa, waxaanan leeyahay Sheekh Shariif noqdo waayo arag, kana leexdo wixii uu ku hadli jiray wakhtigii uu Maxkamadaha haystay.ee uu Somaliland odhan jiray waa Soomaaliya, taasina haddii ay daacad ka tahay waa inuu dadkiisa (Koonfurta Soomaaliya) hagaajistaa.”
“Sheekh Shariif, Haddii uu doonayo inuu Somaliland la hadlo waa inuu marka hore isagu wax samaystaa, lixdankii (1960-kii) laba dawladood baanu ahayn, markaanu isku biiraynay qabaail kumaanaan shirin 4.5 iyo 6.5 toona, ee waxaa jiray Dastuur iyo Dawlad dhisan, tiina waa la marin habaabiyay.''