Dowalada Ethiopia oo noqtay dowladii ugu danbeeysay ee soo dhaweeysa doorashadii sheikh Shariif ee madaxweynenimada Soomaaliya.
Posted: 2/1/2009 2:26:00 PM
Shabelle: ADDIS ABABA
Dowladda Ethiopia ayaa noqotay dowladii ugu dambaysay ee soo dhaweysay madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed xili horay wadamo badan ay u soo dhaweeyeen.
Barkaat Simoon oo ka mid ah wasiirada dowladda Ethiopia ayaa waxaa uu sheegay in Ethiopia ay soo dhaweynayso dowladda cusub ee Soomaaliya isagoo intaa ku daray in ciidamada Ethiopia ay ka baxeen gudaha dalka Soomaaliya kadib markii sida uu sheegay hadafkooda ay gaareen.
Waxaa uu sheegay in ka bixitaankii ciidamada Ethiopia kadib ay shacbiga Soomaaliyeed ka faa'iidaystaan bixitaanka ciidamada Ethiopia oo ay isku qilaafsanaayeen isamarakaana ay taageeraan hogaankooda dhawaan Barlamanka KMG uu u doortay Madaxweynaha Soomaaliya.
Mr. Baarakaat ayaa sheegay in Ethiopia ay soo dhaweyndoon islamaraakana ay taageeri doonto madaxweynaha cusub ee Soomaaliya sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Arintaani ayaa waxaa ay ku soo aadyasaa xili madaxweynaha Soomaaliya ay tagaeero balaaran u fidiyeen qaar ka mid ah wadamada caalamka gaar ahaan dowladaha Maraykanka,Masar,Yemen,iyo dalka lagu magacaabay ee Jabuuti.
Ethiopian Government Last to Congratulate Somali President
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Ethiopian Government Last to Congratulate Somali President
AbdiWahab252 wrote:Sheekh Shariif Sheekh Axmed

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 2397 Views
-
Last post by random123456
-
- 1 Replies
- 487 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 621 Views
-
Last post by Guul13
-
- 6 Replies
- 1149 Views
-
Last post by Publicopinion
-
- 23 Replies
- 1490 Views
-
Last post by Django
-
- 4 Replies
- 1225 Views
-
Last post by Zoomalia4Cvcks
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 286 Views
-
Last post by newsbot
-
- 37 Replies
- 2829 Views
-
Last post by justice4basra
-
- 8 Replies
- 913 Views
-
Last post by Caashaqa