Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by AbdiWahab252 »

A New SSDF :up: Good news Afbiijo, please return and organize another SSDF :up:


Cabdullaahi Yuusuf oo doorashada Shiikh Shariif ku tilmaamay mid aan waxba soo kordhineeyn hadii Puntland la weeraran uu dagaal ku soo faragalin doon Soomaaliya.
Posted: 2/1/2009 2:08:00 PM
Shabelle: SANCA

Madaxweynihii hore ee dowlada kmg Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in doorashada Shiikh Shariif Shiikh Axmed aysan waxba ka soo kordhin doonin xaalada Dalka Soomaaliya.



Isagoo wareysi siinayay TV-ga Al Carabiya xili isaga iyo Qoyskiisa ay ku sugnaayeen dalka Yemen oo magangalyo laga siiyay ayuu sheegay in sheikh Shariif Ay sugayaan caqabado farabadan oo ay ugu weyn yihiin xoogeeysiga waxa uu ugu yeeray kooxo Xagjira ah oo uu sheegay in ay ku sii xoogeeysanayaan Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.



Madaxweynihii iscasilay ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf ayaa sheegay in kastoo dowlado farabadan ay shariifka la safan yihiin gaar ahaan taageerada ay u muujiyen dowlada Mareykanka iyo wadamada reer Yurub ay tahay siyasad oo kaliya laakiin Xaqiiqada ka jirta dhulka Soomaaliya ay tahay mid muujineeysa Awooda kooxahaasi ay leeyihiin oo jawaabtii ugu horeeysay ee ay ka bixiyeen ay aheeyd in aysan aqoonsaneeyn Madaxweyne Shiikh Shariif,sidaa darteedna aysan wax micno ah ku fadhiyin doorashadiisa sida uu hadalka u dhigay.



Mr Yuusuf ayaa carabka ku adkeeyay in aanuu gacnaha ka laaban doonin oo uu Soomaaliya dagaal ugu soo laaban doono hadii ay Al Shabaab isku dayaan in ay Qabsadaan Puntland tasi oo uu sheegay in uu iska taagi doono Mabdi'ii uu ka aaminsanaa Al Shabaab oo ah in ay yihiin garab ka tirsan Al Qaaa'ida sida uu yiri Yuusuf.



Ugu danbeeyntii waxaa uu sheegay in ay jiraan dedaalo lagu kala qeybinayo Soomaaliya isagoo sidoo kale ka digay sii xoogeeysiga waxa uu ugu yeeray kooxaha gancan saarka la leha Al Qaa'ida oo uu sheegay in ay gabaad uga raadinayaan dadka la doon doonayo gudaha dalka Soomaaliya,waxaana uu sheegay in dagaal yahano Shisheeye ay wadamo farabadan uga Soo qul qulayaan dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu tilmaamay in ay ka barbar dagaalamaan ururka Al shabaab sida uu Mr Yuusuf ku andacooday.



Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxweynihii lagu cadaadiyay in uu iska casilo xilka ayaa waxaa ay shacabka Soomaaliyeed intooda badan ku eedeeyaan in uu horsed u ahaa dagaalada aan joogsiga leheyn ee ka taagan magaalada Muqdisho ee ay dadka badani ku nafwaayeen iyo barakaca malaayiinta qof ee ku dhibaateeysan gudaha iyo wadamada deriska ah iyo sidoo kale soo galitaankii dalka Soomaaliya ee ciidamada Ethiopia ee xasuuqa badani ka geeystay magaalada Muqdisho iyo dalka Soomaaliya.
Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Padishah »

Are you, by any chance, an American journalist AbdiWahab. You have a talent for misleading headings.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Cawar »

Padishah wrote:Are you, by any chance, an American journalist AbdiWahab. You have a talent for misleading headings.

Either that or he simply copied from one his his favorite morning newpapers..i mean website..waaga cusub.cos he cant write that somali.. :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by The_Emperior5 »

hawiye wax qorra internet ba ugu horreysay :lol:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by AbdiWahab252 »

Padishah wrote:Are you, by any chance, an American journalist AbdiWahab. You have a talent for misleading headings.

Padishah,

Not at all.


Cawar,

What part of this article don't you agree with


Emperior,

Did you take your medication today ?
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

The_Emperior5 wrote:hawiye wax qorra internet ba ugu horreysay :lol:
Xamaalkii Taxiga bey ka reysdeen :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Padishah »

The first sentence of the article seems to suggest that he will return and fight if the Sharif administration makes war on Puntland. The headline makes it seem that his intent is to rabble-rouse for the heck of it.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Cawar »

AbdiWahab252 wrote:
Padishah wrote:Are you, by any chance, an American journalist AbdiWahab. You have a talent for misleading headings.

Padishah,

Not at all.


Cawar,

What part of this article don't you agree with


Emperior,

Did you take your medication today ?

The part that say out loud ...its a LIE..??
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Air Canada »

A/W

Maybe you can't read Somali as well as i can but let me help you understand what the article and Biijo are saying here.

Biijo did not say he will return to punaniland to fight president sheikh sharif because the old man is all too aware of the dangers that might come with such suicidal statements since the new president is backed by the so called qaramada midoobay aka qurunka midoobay.

Instead what biijo said is he will return to Punaniland if shabaab attacks the barren desert of punani.

This must be good news, right? I am assuming it is something you agree with him?
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Shoow AbdiTwa waa Saaqid :lol:
Mr Yuusuf ayaa carabka ku adkeeyay in aanuu gacnaha ka laaban doonin oo uu Soomaaliya dagaal ugu soo laaban doono hadii ay Al Shabaab isku dayaan in ay Qabsadaan Puntland tasi oo uu sheegay in uu iska taagi doono Mabdi'ii uu ka aaminsanaa Al Shabaab oo ah in ay yihiin garab ka tirsan Al Qaaa'ida sida uu yiri Yuusuf.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by AbdiWahab252 »

Air Canada,

Saxiib, you are not reading between the lines. This mad man is saying he will return to fight (Shabab is being used as a convenience since saying he will fight the Amir Sharif will lead to his qaxootinimo being terminated). He is reaching out to his supporters and goading them to challenge Sharif.
User avatar
Kolombo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2832
Joined: Sun Jun 08, 2008 11:18 am
Location: Chiapas.

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Kolombo »

:lol: :lol: :lol:

Maan, I love Somali politics.
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Air Canada »

A/W

You hit the nail on the head. Brother DO NOT underestimate my ability to detect the hidden agendas of some. I am a natural born siyaasi i swear...

But let's for now assume BIIJO clearly means what he is saying and that he will only fight shabaab if they try to attack Punaniland.

Then, you support him 100%, right?
Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by Padishah »

What need is there for al Shabaab to attack anything?
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Qaxooti Warlord Yusuf : I will Return to Fight in Somalia

Post by AbdiWahab252 »

Air Canada,

My beef with Shabab is that they will not inflict the same level of damage and ferociousness on Bugland as they do in Hawiyedom.

If you can guarantee that shabab will go ape shiid on Bugland, then by all means they should go.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”