War Deg-Deg ah: Afar Garab oo Mujaahidiinta ka mid ah oo Maanta Midoobay
--------------------------------------------------------------------------------
Published: 1 February 2009
KN: Wararka aanu ka helayo deegaamada Joorre ee gobolka Jubbadda Hoose ayaa xaqiijinaya in Afarta Garab oo Mujaahidiinta Islaamka ka tirsan; Raaskambooni, Jabiso, Maxaakimta Garabka Dr Cumar Iimaan iyo Caanoole ay maanta midoobeen iyaga oo hal maamul samaystay.
Afartan garab ee Mujaahidiinta ah ayaa waxaa labadii bilood ee u danbaysay uga socday deegaanka Joorre oo Xarun u ah Mukascarka Raaskambooni wadahadalo ay ka qayb galeen dhammaan madaxda garabyadan.
Gudoomiyaha cusub ee loo doortay daladan cusub oo lo bixiyay Xisbul Islaami ayaa wuxuu yahay Dr. Cumar Iimaan oo isagu kasoo kicitimay dhinacaas iyo Casmara. Midowgan cusub oo ah qayb laxaad leh oo ka mid ah Xoogaga Muqaawamada Soomaalida ayaa wuxuu ku soo beegmay xilli Hogaankii hore ee Maxaakimta Islaamka Sh Shariif Sh Axmed loo doortay inuu Madaxwayne ka noqdo Kooxdii Mbagathi ee uu C/Laahi Yuusuf iska casilay.
Faah-Faahinta warkan iyo qaab dhismeedka ururkan waxaad kala socon doontaan wararka danbe Insha Allaah.
new alliance formed"hizbul islami" in jubaland
-
- SomaliNetizen
- Posts: 518
- Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 725 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 5 Replies
- 686 Views
-
Last post by mahoka
-
- 3 Replies
- 846 Views
-
Last post by Xashi
-
- 2 Replies
- 447 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 0 Replies
- 387 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 0 Replies
- 152 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 17 Replies
- 1166 Views
-
Last post by Addoow
-
- 41 Replies
- 2048 Views
-
Last post by new-york24
-
- 0 Replies
- 461 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 2 Replies
- 313 Views
-
Last post by Somaliman50