BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
Moderator: Moderators
- Sugule_Navyman
- Posts: 94
- Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
- Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.
BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
comfirmed bye Mogadishu Mayor
Ciidamada AMISOM oo maanta Muqdisho ku dilay ku dhawaad 40-qof oo rayid ah xili qarax lagu weeraray gaari ay wateen oo marayay Wadada Makka Al Mukarama.
Posted: 2/2/2009 4:58:00 PM
Shabelle: MUQDISHO
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa uu shaaca ka qaaday in ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay dileen ku dhawaad 40-qofood oo rayid ah kuwaasi oo saarnaa gaadiidka Bl-ka xili ciidamadaasi la qarxiyay gaari ay wateen.
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee maamulka Gobolka Banaadir ahna ku simaha gudoomiyaha gobolka Banaadir C/fitaax Ibraahim Shaaweeye ayaa galabta waxaa uu idaacada Shabelle u xaqiijiyay in ciidamadsa AMISOM ay maanta si bareer ah u dileen ku dhawaad 40-qof oo rayid ah kadib markii qarax lala eegtay gaari ay wateen.
C/fitaax Ibraahim Shaaweeye oo la hadlayay idaacada Shabelle waxaa uu sheegay in ciidamada AMISOM ay gabi ahaanba baabi’iyeen dad saarnaa 3-gaari oo kuwa BL-ha kuwaasi oo ciidamamada AMISOM ee jooga wadada Makka Al Mukarama ay ku dileen ilaa 39-qofood halka tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen.
Ciidamada AMISOM ayaa waxaa la sheegayaa in rasaasta ay gaadiidkaasi la eegtay kadib markii iyaga maanta qarax lagu weeraray gaari ay wateen oo marayay Wadad Shaqaalaha xili uu u socday Fariisin ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen halkaasi,iyadoo qaraxaasina inta ay xaqiijiyeen AMISOM uu kaga dhaawacmay askari ka tirsan ciidamadaasi wallow wararka qaar ay sheegayaan in qasaara inta ka badan uu gaaray AMISOM.
Afhayeenka ciidamada AMISOM Bahuko Bariije oo idaacada Shabelle ay xariir la samaysay ayaa wax kamka jiraan ku tilmaamay hadalka sheegaya in ciidamada AMISOM maanta ay laayeen dad rayid ah oo gaaraya ilaa 39-qofood.
Wariyahaasha idaacada Shabelle Max’ed Ibraahim Raage iyo Xasan cusmaan Cabdi oo ka mid ahaa dadkii falkaasi la kulmay ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in ay indhahooda saareen qaar ka mid ah dadkii ay dileen ciidamada AMISOM iyadoo goobta ay dadkaasi ku dileena ay wali yaalaan gaadiidkii ay dadka rayidku la socdeen kuwaasi oo uu dhex daadsanyahay dhiig fara badan iyo rasaasta ciidamadu ay fureen.

Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
This means green light to attack Amisom,,..Hell is loose in Mogadishu..............Amisom will be distroyed
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
This is Sad, Al-Shabaab should destroy this fukers,
Somali ha isku taagto and karbash amisom
Somali ha isku taagto and karbash amisom
- Sugule_Navyman
- Posts: 94
- Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
- Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
This is massacre 

- abdi ilyas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1767
- Joined: Fri Jul 25, 2008 7:20 pm
- Location: some where in europa
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
people who are not from Banaadir should not post news from banaadir 

-
- SomaliNetizen
- Posts: 518
- Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
these baboon's need to all die... 

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
Quote " xili ciidamadaasi la qarxiyay gaari ay wateen."
Why was AMISON attacked?
Did the AMISON just opened fire in retaliation? Wallaahay this is a sad day for All Somalis...
40 died for what

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
Al Shaydan launched the attacks, focking bastards in the middle of crowds knowing that the AMISOM were going to respond to their fire
AUN to those killed
AUN to those killed
- Sugule_Navyman
- Posts: 94
- Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
- Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
AW
madarfokar for your hatred against shabaab you justify massacre against somali people
Shabaab and amison are both armed forces..those killes were somali civilian..AMISOM should be fought and kicked out from now..they are not peacekeepers ,but killers
madarfokar for your hatred against shabaab you justify massacre against somali people
Shabaab and amison are both armed forces..those killes were somali civilian..AMISOM should be fought and kicked out from now..they are not peacekeepers ,but killers

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
Sugule,
Al Shaydan provoked this fight to cause civilian causalities. They knew that causing a IED explosion against AMISOM in the middle of a busy area was going to lead to civilian casualities.

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
This AU is the same that Sharif went to kiss.
If the Au forces are their to keep peace and sacrifice their life thats their choice but sacrificing the life of the civilians is something that is non negotiable.

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
what did the alshabaab achieved from this attack today..they wounded one ugandese in return of that 40 somalis were killed,,war waxaani maskaxdii xagey ka aaday ,,why not attack them at the night,,makay shacabka ay meesha joogin
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
The question is who killed them? the 'peace keepers' or Shabaab?Diyeeshaha_Tolka wrote:what did the alshabaab achieved from this attack today..they wounded one ugandese in return of that 40 somalis were killed,,war waxaani maskaxdii xagey ka aaday ,,why not attack them at the night,,makay shacabka ay meesha joogin
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
The_Patriot wrote:The question is who killed them? the 'peace keepers' or Shabaab?Diyeeshaha_Tolka wrote:what did the alshabaab achieved from this attack today..they wounded one ugandese in return of that 40 somalis were killed,,war waxaani maskaxdii xagey ka aaday ,,why not attack them at the night,,makay shacabka ay meesha joogin
dadka la laayey haday ahaa lahaayeen ogaden sidan uma hadasheen,,
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: BREAKING NEWS: AMISOM KILL 40 CIVILAN IN MOGADISHU
ma hadha madamo uu Sharif madaxweyne idhin noqdey bey siyasada isu badashey.Diyeeshaha_Tolka wrote:The_Patriot wrote:The question is who killed them? the 'peace keepers' or Shabaab?Diyeeshaha_Tolka wrote:what did the alshabaab achieved from this attack today..they wounded one ugandese in return of that 40 somalis were killed,,war waxaani maskaxdii xagey ka aaday ,,why not attack them at the night,,makay shacabka ay meesha joogin
dadka la laayey haday ahaa lahaayeen ogaden sidan uma hadasheen,,
Ninyahow if Xabashi kill Ogaden I will not blame ONLF but Xabashi.
If Shabab were led by Besha Hawiye I know you will never condemn them but call them xafidha hullah its just because Robbow is Elaay .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 3437 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 6 Replies
- 1535 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 19 Replies
- 2439 Views
-
Last post by masareboy
-
- 13 Replies
- 1353 Views
-
Last post by Adali
-
- 21 Replies
- 2759 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 28 Replies
- 2631 Views
-
Last post by Gaashaanle1000
-
- 91 Replies
- 4943 Views
-
Last post by Caashaqa
-
- 8 Replies
- 1396 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 6 Replies
- 1030 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 574 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier