Page 1 of 1

Laba Maahmaahyood...

Posted: Mon Feb 02, 2009 2:27 pm
by kambuli
Baa qalbigeyga kusoo dhaca marka aan arko dadka waar waxay qoraan;

1. Aabbow ka yar iga celi, oo ka weyn igu sii daa..
2. Yaqaan dhibe...

Waxaan ku arkay golahan, qofbaa maantoo dhan la caayi, qabiilkiisa, wuu ka baqan ama ka gaabsan inuu jawaab ka bixiyo...

Qof kale ayaa wax yar ka sheegi isla qabiilkii...
Madaafiic ayaa loo soo qaadan qofkii kale...

Why is that? :lol: :lol:

Re: Laba Maahmaahyood...

Posted: Mon Feb 02, 2009 2:42 pm
by suga_n_spice
baqtida waa aqoon la'aan dee :lol:

Re: Laba Maahmaahyood...

Posted: Mon Feb 02, 2009 2:44 pm
by kambuli
Suga,

What is baqtida :lol:

Re: Laba Maahmaahyood...

Posted: Tue Feb 03, 2009 2:15 am
by Babygirl-
She means Bakhtiga, anyways Kambuli macaanto reer-somalinet xishood maleeh wax ha ulaa hariiin kii kuso doonta.. :up:

Re: Laba Maahmaahyood...

Posted: Tue Feb 03, 2009 4:25 am
by salafi_student
kambuli wrote: 1. Aabbow ka yar iga celi, oo ka weyn igu sii daa..

This reminds me of al-shababs sailing to Alaska, with little more than bare hands!