[President Shieck Sharif is showing himself to be a practical leader, but the same problems that plagued the former president are also causing him problems with anti government demonstrations, etc.
Here's the article
Somalia's new president has appealed for foreign military help to deal with "extremists" against the peace process, a senior official has said.
Sheikh Sharif Sheikh Ahmed was making his first major speech - at an African Union (AU) summit in Ethiopia - since being elected last week by Somali MPs.
The moderate Islamist used to lead an armed opposition movement ousted by Ethiopian forces in late 2006.
His call came as Ethiopia denied its troops had returned to Somalia.
They had pulled out last month.
The president did not specify if he was talking about extra AU peacekeepers, a UN mission, or another force.
But Somali foreign ministry permanent secretary official Mohammed Jama told the BBC the president had spoken to the AU about "extremists who will abuse the peace process".
"We are asking the international community to assist," he added.
Ethiopian soldiers spent two years in Somalia, battling the Union of Islamic Courts (UIC) led by Mr Ahmed.
He was elected president last Friday as part of a UN-brokered plan to try to form a unity government and bring peace to Somalia for the first time since 1991.
But the hardline Islamist militia al-Shabab, which took advantage of Ethiopia's pull-out to boost its control of the south, accuses him of selling out to the West.
The US backed the Ethiopian intervention in Somalia and carried out several air-strikes, saying it was targeting al-Qaeda operatives linked to the UIC - who denied any such ties.
'Big stupid naked lie'
Al-Shabab - which last week seized Baidoa, the seat of the Somali parliament - has been holding protests against the new president.
The radical group's leader, Sheikh Mukhtar Robow, vowed on Tuesday to intensify its attacks on the AU mission in Somalia (Amisom), which is trying to fill the vacuum left by Ethiopian troops.
Ethiopia strongly denies its troops are back in Somalia
The threat came a day after Somali officials accused AU soldiers of spraying gunfire in a crowded area of Mogadishu - killing 20 people - after an Amisom convoy was targeted by a roadside bomb.
But at a press conference in the capital on Tuesday, Amisom spokesman Maj Bahuko Baridgye labelled claims that his forces had opened fire on civilians as "a big stupid naked lie".
He said: "The fragments from the explosion are the ones that cut those people… there's no bullet that ever cut a body into two pieces - it's not there."
Only about 3,600 Ugandan and Burundian peacekeepers, from an intended 8,000-strong AU force, are deployed in Mogadishu.
The UN Security Council last month agreed in principle to a proposal to send a peacekeeping force in Somalia, but delayed a decision about such a mission until June.
UN Secretary General Ban Ki-moon last year Somalia was too dangerous to send peacekeepers.
Local officials meanwhile claimed Ethiopian forces had set up a checkpoint in the Hiran region of central Somalia, some 20km (12 miles) from the border.
"The Ethiopian forces are violating the basic integrity of Somalia again," UIC commander Ahmed Osman Abdalla told AFP news agency.
But Ethiopian Information Minister Bereket Simon told Reuters news agency: "The army is within the Ethiopian border. There is no intention to go back."
Somali leader seeks military aid to deal with extremists
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Shilka Jr.
- SomaliNetizen

- Posts: 367
- Joined: Mon Oct 08, 2007 6:36 pm
- Location: Khartoum, Sudan
Re: Somali leader seeks military aid to deal with extremists
So people were right about Hutu elements in Al-Itixaad in 2006. Their main job (especially Sharif, Aweys, & Indhacadde) were to provoke Ethiopia. Once the shit hit the fan, they all departed for Asmara, Djibouti, and Germany - and when they realized that the youth were winning the battle, they came back to Jowhar, Marka, Beletweyn, and Xamar to resume the ongoing Jihad.
Hutus & Ethiopia must be eradicated from Somalia.
Hutus & Ethiopia must be eradicated from Somalia.
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Somali leader seeks military aid to deal with extremists
Xafiiska gaarka ah ee madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo beeniyay wararka sheegaya in madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu dalbaday Ciidamo Shisheeye.
Posted: 2/3/2009 7:49:00 PM
Shabelle: ADDIS ABABA
Xafiiska gaarka ah ee madaxweynaaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa beeniyay hadal qaar ka mid ah warbaahintu ay sheegeen oo ahaa in madaxweyne Sheekh Shariif uu dalbaday Ciidamo Shisheeye.
Xoghayaha gaarka ah ee madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ninka lagu magacaabo Axmed Macalin Fiqi oo qeyb ka ah wafdiga madaxweynaha ee ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethioipia ayaa u sheegay idaacada Shabelle in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu dalbaday ciidamo Shisheeye oo la dagaalama waxa loogu yeero kooxo xagjir ah oo ka dagaalama dalka Soomaaliya sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta.
Axmed Macalin Fiqi ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu ku adkeystay in la abuuro ciidamo Soomaaliyeed,waxaana uu sheegay in warkaasi uu yahay war aan jirin,madaxweynaha oo caawa magaalada Addis Abab saxaafadda kula hadlayna uu ka gaabsaday in uu dalbado ciidamo Shisheeye,waxaana uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uusan qorshaha ugu jirin dalabka ciidamo shisheeye oo la keeno dalka Soomaaliya balse uu muhiimadda siinayo in la dhiso ciidamo soomaaliyeed kuwaasi oo sugi kara amaanka dowladda Soomaaliyeed.
“Arinkaasi wax jira ma’ahan waana arin lagu xumaynayo dadaalada uu wado madaxweynaha madaxweynihu ma codsan ciidamo shisheeye”ayuu Yiri Fiqi oo caawa u waramayay idaacada Shabelle.
Waxaa uu sidoo kale sheegay Fiqi in wax laga weydiiyay madaxweynaha intii uu kulamada kula jiray madaxda Africa farqiga u dhaxeeya isaga iyo Xasan Daahir Aweys isagoo ku jaawabay Madaxweynaha in ay yihiin dad walaalo ah oo muslimiin ah isaga iyo xasan Daahir Aweys islamarakaana uu ka dhaadhicin doono in uu ku soo biiro dowladda Soomaaliya isagoo sheegay in uusan marnaba ka quusan doonin arintaasi.
Xoghayaha gaarka ah ee madaxweyne Sheekh Shariif Axmed Macalin Fiqi ayaa intaasi ku daray in mar si gaar ah loo weydiiyay madaxweynaha in uu dalbanayo ciidamo shisheeye ayaa madaxweyne Sheekh Shariif uu ku jawaabay in haatan muhiimadda koowaad uu saarayo soo dhisida ciidamada Soomaaliya oo ay ugu horeeyaan xoogaga muqaawamada
“Maya ma uusan dalban ciidamo shisheeye laakiin waxaa uu doorka saaray sidii dalka loogu sameyn lahaa ciidamo Soomaaliyeed kuwaasi oo awood u yeelan kara badbaadinta Shacbiga Soomaaliyeed”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Axmed Macalin Fiqi.
Madaxweynaha Soomaaliya sheikh Shariif Sheekh Axmed oo maalinta berri ah lagu wado in uu dib ugu laabto magaalada Jabuuti ayaa la filayaa in halkaasi uu ku qaban doono shir jaraa’id oo uu ku faah faahin doono qorshihiisa siyaasadeed isagoo sidoo kale laga sugayo maalmaha soo aadan in uu soo magacaabo Ra’iisul wasaarihiisa cusub.
Jawaabta xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ee beeninta in uu dalbaday Ciidamo Shisheeye ayaa waxa ay ka dambaysay markii qaar ka mid ah warbaahinta ay baahiyeen warar sheegaya in ay ka soo xigteen saraakiil oo ka turjumaya in madaxweyanah uu dalbaday Ciidamo Shisheeye.
Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 276 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 297 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 298 Views
-
Last post by newsbot
-
- 101 Replies
- 3652 Views
-
Last post by galia2
-
- 100 Replies
- 518 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 14 Replies
- 1217 Views
-
Last post by manarab
-
- 12 Replies
- 832 Views
-
Last post by gurey25
-
- 27 Replies
- 3727 Views
-
Last post by Realist1