Air Canada: Why the Sudden Change ?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Air Canada: Why the Sudden Change ?
Why are you now opposed to Al Shaydan ? Did the latest killing of Sicid Tahlil (AUN), a decent God fearing Somali brother hit close to home ?
The Marxum was a stand up guy whom I had the pleasure of knowing.

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
awahab,,hadii marxuumka uu ahaa lahaa sacad oohintaada ayaa bixi laheed maanta,,why ayaad maanta uga aamustay inad wax ka sheekto alshabaab
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Why now?
Because i think what they have done here, by killing an innocent wariye (and it’s still not clear whether they are the ones who are behind this heinous crime) who was there to do his job and inform the public is absolutely wrong and unacceptable.
I always supported and will always support when their actions are right. But what i will not do is blindly follow their lead like you follow “Abdi Nasteex”.
Walaahi bilaahi the only knowledge i have of Siciid Tahliil is like that of the many that used to listen and watch his broadcastings. I know he was a man who constantly used to speak against the crimes which the habashi and their prostitutes were committing against innocent civilians. So why kill such a valuable person?
Like i said, it is still not clear whether they are the ones responsible for this..But if it becomes clear they killed him, walaahi you can kiss good-bye to shabaab..And i know you are praying to god right now as you read this that it gets confirmed.

- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Air head, thanks for Exposing your tribally motivated stance. Now take you habasha worshoping moryaan ass out of there
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Air Canada,
Al Shaydan have killed an adeer of mine who was not in the militia. They have also threatened to kill my other adeer who works for a NGO.
These clowns are murderous scum targeting the best civilians in Mogadishu.

- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
AW how many adeers do you have? 

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Abakar,
My father has 10 brothers
15 sisters
Awowe (AUN) married 6 women in his lifetime
My father has 10 brothers

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Khaarijin ka bilaabatay magaalada Muqdisho kadib markii idaacadaha Muqdisho go'aan ka qaateen dagaalada Muqdisho.
Submitted by admin on Wed, 02/04/2009 - 15:13
Kadib shir ey isugu yimaadeen magaalada Muqdisho igaasimayaasha iyo warbaahinta magaalada Muqdisho kuna gaareen go'aan toosin ah oo ku saabsan sidii loo wajahi lahaa ururada dagaalka ka sii wada magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu khaarijiyey igaasimihii ugu horreeyey ee ka qeyb galay shirkaas iyadoo loo maleynayo iney ka xiriirto g,aankii ey qaateen igaasimayaashu Shirar ay toddobaadkii tagay ku yeesheen magaalada Muqdisho Agaasimayaasha iyo Tifaftirayaasha Warbaahinta Magaaladda Muqdisho ka hawl gasha sida Shabeele, Horn Afrik iyo simba, Quraanka Kariimka ah iyo kuwa kale iyagoo dood kadibna ku heshiiyey qodobadan:
1-inaan la baahin Muxaadarooyinka sida tooska ah loogu xirayo Idaacadaha Masaajidada oo ay qabtaan Culumadda Soomaaliyeed, kuwaasoo ay marar badan dhacday in Mawduucyo Siyaasadeed looga faa’iidaystay iyo arrimo ka baxsan wixii la isku ogaa. Waxaana la isla gartay in Muxaadarooyinkaasi loo diro Wariyayaal lana soo duubo, marka la tifaftiro kadibna la baahiyo.
2-in aan la aqbalin Shirarka Jaraa’id ee Qadadka Taleefoonadda, mar hadii ay meesha ka baxeen Ciidamadda Itoobiya oo ahaa sababtii keentay in Dadka qaarkiis ay Shirarka Jaraa;id ku qabtaan Taleefoonadda. Waxaana loo soo jeediyay Xoogaga Islaamiyiinta iyo Cid kasta oo doonaysa in Shir Saxaafadeed qabato inay soo wargaliso Maamulada Xarumaha Warbaahinta, dabeetana wariyayaal loo diro, xittaa haddii ay Gobol tahay.
3-inaan la waraysan qof aysan Bulshaddu ku aqoon Siyaasadda ama waxa uu markaasi ka hadlayo, isla markaana aan lahayn Darajo la yaqaan iyo Magac, iyo inaan la buun buunin koox cusub iyo shaqsi cusub oo Bulshadda aan ku soo kordhinayn wax faa’iido ah, waxaana la isla gartay in dadka la xiganayo ay Noqdaan masuuliyiinta Caanka ah ee la yaqaan oo aanan annagu Xarumaheena warbaahinta ku soo caan bixin qof cusub oo Bulshada aan wax faa’iido ah ku soo kordhinayn.
4- inaan laga oggolaan wiil yar oo hoteel iska jiifa inuu warbaahinta ka aflagaadeeyo Qof masuul ah oo la yaqaan oo aysan isku mansab ahayn, ama uu u gudbiyo bulshadda fariimo qal qal, barakac, iska hor imaad iyo dhibaato u horseedaya.
5-ugu dambayntii waxa ay Warbaahintu isla garatay in dhiiragaliyo cid kasta oo Nabada ka shaqaynaysa, isla markaana aan bulshadda loo gudbin wararka kicin kara xiisad iyo dhibaato.
Xarumaha Warbaahinta Xorta ah ee Somalia waxeey isla garteen in Qodobadan si isku mid ah loo meel mariyo, isla markaana ay yeeshaan Kulamo joogto ah si looga tashado hadba doorka kaga aadan Nabadda iyo Horumarinta.
Dilka marxuumkan ayaa ku soo aadaya kadib markii warbaahintu diideen inay ka qayb galaan Shir Jaraa’id oo uu qadadka taleefoonadda ku qaban lahaa Madaxa Siyaasadda iyo Xiriirka Gobaladda ee Ururka Al-Shabaab dad badan ayaana aaminsan iney dilkiisu la xiriiro arintaas.
Saakay ayaa waxaa agaasimaha la dilay iyo Agaasimayaal kale oo la socday ayaa u yeeray sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab iyagoo ey xafiisyadooda ka wateen rag hubeysan oo ka tirsan Alshabaab lamana yaqaan iney dileen iyagu iyo in kale.
Dowlada cusub ayaa looga fadhiyaa iney ku fuliyaan raggan masuulka ka ah dilka marxuumkan waxa shareecada islaamku ka qabto qofka qof kale oo muslim ah dila.

abakar
This guy calls every Sacad criminal adeer. I am starting to think Sacad must be laangaab if they all know each other and are closely related to each other.
A/W
You blame al-shabaab for everything that goes wrong whereas i wait to know who the real perpetrators are.
This guy calls every Sacad criminal adeer. I am starting to think Sacad must be laangaab if they all know each other and are closely related to each other.
A/W
You blame al-shabaab for everything that goes wrong whereas i wait to know who the real perpetrators are.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Air Canada,
You are the langab who hides his qabiil.
If it looks like a duck, quacks like a duck, it must be a duck.
Open your eyes and see Al Shaydan for what they are.
You are the langab who hides his qabiil.
If it looks like a duck, quacks like a duck, it must be a duck.
Open your eyes and see Al Shaydan for what they are.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Diyeeshaha
Brother which website wrote that?
Brother which website wrote that?
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: Air Canada: Why the Sudden Change ?
Air Canada wrote:Diyeeshaha
Brother which website wrote that?
halganka.com
sawirada dadkii aad isugu soo baxay,,,,http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=10946
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 441 Views
-
Last post by Hawdian
-
- 16 Replies
- 1493 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 34 Replies
- 3432 Views
-
Last post by original dervish
-
- 40 Replies
- 1488 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 7 Replies
- 808 Views
-
Last post by ChiefKimbo
-
- 3 Replies
- 655 Views
-
Last post by SNM_gurl
-
- 9 Replies
- 1015 Views
-
Last post by Colonel
-
- 32 Replies
- 2198 Views
-
Last post by The Law26
-
- 10 Replies
- 777 Views
-
Last post by Homer Simpso
-
- 10 Replies
- 1026 Views
-
Last post by jamal9