Umar Iimaan Al Khariji declares war on Amiir
Posted: Sat Feb 07, 2009 8:04 am
Dr Cumar Iimaan oo sheegay in dowalada Shiikh Shariif aysan waxba ka duwaneeyn tii hore isla markaan dagaalka la sii wadayo.(DAAWO SAWIRADA)
Posted: 2/7/2009 1:33:00 PM
Shabelle: MUQDISHO
Dr Cumar Iimaan ayaa sheegay in dowalada Shiikh Shariif aysan waxba ka duwaneeyn tii hore isla markaan dagaalka la sii wadayayaa xili maanta uu warbaahinta kula hadlayay warshadii hore ee Baastada ee magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha xibul islaam ee Soomaaliya Dr.cumar Iimaan Abuu Bakar oo maanta safar kaga yimid qaar ka mid ah gobolada dalka saxaafadda kula hadlay xarunta Warshadii hore ee Baastada ee magaalada Muqdisho ayuu sheegay in aysan jirin wax farqi ah oo u dhaxeeya dowladda uu hogaamiyu Sheekh Shariif iyo dowladii ka horaysay,isagoona carabka ku dhiftay in dowladaani ay tahay tii hore oo qura waxa lagu dhaqmayana uu sheegay in ay tahay dastuur halkaasina uu ka muuqdo tanaasul la saameeyay sida uu hadalka u dhigay.
Sheekh Cumar Iimaan Abuu Bakar ayaa waxaa kaloo uu sheegay in wax lala yaabo ay yihiin hadalada sheegaya in halganku uu joogsaday maadaama sida uu sheegay ay wali dalka ku suganyihiin qaar ka tirsan dhinacyadii lala dagaalamayay iyadoo aysan dhaqan galin ku dhaqanka shareecada islaamka oo ka mid ahaa sida uu sheegay waxyaabihii loo dagaalamayay.
Gudoomiyaha xoogaga midoobay ee la baxay xisbul islaam Dr. cumar IImaan waxaa uu sheegay in uu ogyahay dad uu ku tilmaamay in ay yihiin waxma garad kuwaasi oo caleemo qoyan ku soo dhaweeynaya dowladda shariif iyaga kaligoodna loo daayay ka hadalka qalabka warbaahinta.
Hadalkaan ka soo yeeray masuulka ugu sareeya xisbul islaam ayaa waxaa uu imaanaya xili maanta uu ka soo dagay magaalada Muqdisho madaxweynaha dowladda Soomaaliya sheekh shariif Sheekh Axmed kaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay safarkiisa.
I am hoping that our president will mobilize heavy armed group consisting of the most fierceful hutus in warfare against them(khawarij) because they have rebelled and left the ummah.