Page 1 of 1

mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:18 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Image


aamin camir iyo roboow yaa kala celin doono

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:19 pm
by AhlulbaytSoldier
:lol: :lol: :lol: :lol:
Amin is awesome! :up:

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:21 pm
by Diyeeshaha_Tolka
HutuKing01 wrote::lol: :lol: :lol: :lol:
Amin is awesome! :up:

alshabaab waxaaba ka raayey amin caamir,,mar walba beentooda asaga ayaa qarxiya

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:23 pm
by Advo
why did they kill him?

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:25 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Advo wrote:why did they kill him?

radio-yaasha xamar ayaa waxay ku heshiiyeen in aan wereysi laga qaadin qoloyinka sheikh shariif kasoo horjeeda,,taasi ayeyna ka xanaaqeen

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:27 pm
by Sagaashan
caamir :down:

nacalaa shaydaan ku yaala. dagaal buu hurinaayaa

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:35 pm
by Diyeeshaha_Tolka
maxaa freedom speech ah ,alshabab haday rabaan radio ha sameystaan yaa ka hor taagan

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:38 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Qayaash Maash wrote:Gaaljecel freedom of speech ya baray looma ooyaanka ku dulman melwalba

xaar fowqal xaar

lol bal xamar tag ee waxaad tiraahdaa galjecel waa looma ooyaan,,ee arak waxa kuugu dhaca

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:45 pm
by Diyeeshaha_Tolka
kismaayo aad sheegayso iyadana anaga waliba ku yar hadana walaahi cid nagusoo xadgubi karta majirto,,qolo walba isku dayda inay timaado dhulka galjecel garbaash ayaa lala dhacaa,,hadana jabhada islamiga (jabiso) ayaa joogta oo galjecel ah,,

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:55 pm
by abdi ilyas
Diyeeshe-tolka bal caawa indhaha miyaa wax kaaka dhaceen. fiiri location midka aa lasheegeey saheeysid waa Costo.

horto Diyeeshe, waxaa lasheegay in abuu munsuur mar dhow isku dhiibi doono shiekh sheref
bal waagacusub waxeey soo khorday wax maa kajiro?

http://www.waagacusub.com/news/07.02.09.2Robow.htm

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:57 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Qayaash Maash wrote:The only jabiso i know is a snake MAS

Galjecel in Somali are nothing nothing at all they dont even have a village they rule

maskiin keep claiming Hawiye then you are known after that you are NOTHING in SOMALIA

sxb we dont claim hawiye,,,anaga ayaa nala sheegtaa anaga wax ma sheegano,,adiga cajuuso iska hadlayso ayaa tahay

Re: mukhtaar roobow

Posted: Sat Feb 07, 2009 2:58 pm
by Diyeeshaha_Tolka
ileen doqonkii xoolahah ahaa waaye qofka waqtiga ku lumiyey,,,
waraa mehri nasab dhimat iga raali noqo