

Xalay baan soo kacoo,
Xaliimo baa igu soo tagatoo
Xabadka iyo xiniinyihi ba I xanuuno
Xurufihii baa iga dhamadoo
Xarakaatkii baa igu yaradoo
Ma xaal doon bey aheyd mise xaal aduun
Suraad ca’ijiib bey laheydoo
Xalane iyo xaafun ba wey ka bilic wanaagsaneyde
Iyo Xawilaadaha lacagaha dhooban yihiin
e Allow iiman iyo aqoon quruxda ugu dar!