president sh.sharif meets with abu mansur in villa somalia
Posted: Sun Feb 08, 2009 5:17 pm
kismayo alshababs declared shaykh sharif a murtad and war on his government while abu mansur and his cousin xaabsade are meeting with shaykh sharif in villa somalia, is alshabab breaking up on tribal lines?
Madaxweyne Shariif iyo Afhayeen Roobow oo ku kulmaya Villa Somalia
Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed iyo Afhayeenka AlShabaab Mukhtaar Roobow Cali ayaa markii ugu horeysay kulan foolka foola ku yeeshay aqalka Madaxtooyadda ee Villa Somalia.
Inkastoo aanan xog buuxda laga helin waxay kulankooda uga wada hadleen hadana waxaa kulankooda u albaabada u xiran ku wehliyay Mohamed Ibrahim Xaabsade oo ay isku heyb yihiin Mukhtaar Roobow.
Weriye ka tirsan Waagacusub oo ku sugnaa Madaxtooyadda ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow uu gaari la saarnaa Mohamed Ibrahim Xaabsade markii uu gelayay Villa Somalia.
" Waxaa la socday tobaneeyo ka mida ilaaladiisa gaarkaa,waxaa galbinayay gawaari dagaal oo Maxaakiimta leeyihiin,isaga wuxuu ka soo degay gaariga Mohamed Ibrahim Xaabsade,ilaaladiisii gaarka ahayd oo wadatay dhar huruud nuuciisu yahayna waxay ku hareen albaabka hore,aad ayey u hubeeysnaayeen"sidaas waxaa yiri Weriyaha Waagacusub.
Afhayeen Roobow oo hore gaaleeysiiyay Madaxweyne Shariifka iyo xulufadiisa waxaa la xaqiijiyay inuu dowladda Cusub ka doonayo xil kadib markii uu khilaaf baaxadweyn soo kala dhexgalay isaga iyo Hogaamiyaha AlShabaab Ahmed Abdi Aw Mohamed Godane.sida ay ila wareedyo muhiima u sheegeen .
http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=10410&tirsan=2