Garowe: A new Hospital for the Capital..

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Garowe: A new Hospital for the Capital..

Post by Somalian_Boqor »

Image
Wasiirka caafimaadka Puntland oo dhagax dhigay isbitaal cusub

Garoowe, Somaliya (Calanka.com) 08-Febraayo-09

Wasiirka Wasaaradda caafimaadka ee Maamul Goboleedka Puntland Bashiir Cali Biixi iyo duqa magaalada Garoowe ayaa dhagax dhigay Isbitaal cusub oo laga hirgeliyay dhismahiisa xarunta DGPL ee Garoowe, kaasoo ay fulisay Hey'ad la yiraahdo Manhal qeybteeda Gobolka Nugaal.

Xafladdii dhagax dhigan ayaa waxaa ka soo qeybgalay xubno ka socday Hey'adda Manhal, culumaa'uddiin iyo maamulka degmada Garoowe waxaana halkaasi hadalo ku saabsan hirgelinta isbitaalkan cusub ka soo jeediyay Maamulka hey'adda Manhal oo ka soo shaqeeyay hirgelinta in magaalada Garoowe ay hesho goob caafimaad.

Guddoomiyaha hey'adda Manhal ee Garoowe Maxamed Xasan Ciise ayaa ugu warbixiyay Wasiirka caafimaadka iyo dadkii dhagax dhiga ka soo qeybgalay dhismaha isbitaalka iyo waxyaabaha uu bulshada u qaban doono, wuxuuna sheegay in isbitaalka uu noqon doono mid ay ku faa'iideen guud ahaan shacabka Puntland ee ku dhaqan Gobolada Puntland gaar ahaan gobolka Nugaal oo noqon doono halka uu ku yaal isbitaalka.

Waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada ee Maamul Goboleedka Puntland Bashiir Cali Biixi, kaasoo ka waramay muhiimada isbitaalkanu uu bulshada u leeyahay iyo sida loogu baahan yahay in shacabka laga hor mariyo dhinaca caafimaadka, isagoo tilmaamay in bulsho kasta horumarkeeda uu ku xeran yahay caafimaadka iyo waxbarashada.

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda cusub ee Puntland qorshaheeda uu yahay in bulshadeeda ay ka horumariso dhinaca caafimaadka iyo waxbarashada, Dowladdana hadafkeedu xiligan uu yahay in ay bilowdo qorsheyaashaasi.

Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ah Culumaa'uddinka Puntland iyo Engineerka dhisaya dhismaha Isbitaalka ayaa isna halkaa ka hadlay, iyadoo isbitaalkan uu qeyb ka noqon doono Isbitaalada kale ee ka jira magaalada Garoowe oo tiradooda ay gaarayaan ilaa iyo Sadax, kuwaasi oo baahida caafimaad ee ka jirta magaalada aan ****oli karin.

Cali Muxiyaddiin Cali
Mail: Muxiyaddiin@hotmail.com

Image
Image
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Garowe: A new Hospital for the Capital..

Post by Goljano Lion »

Somalian_Boqor wrote:Image

Mashalalah keep up the good work, Allah helps those who help themselves
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Garowe: A new Hospital for the Capital..

Post by Somalian_Boqor »

A new hospital for Puntland capital as security improves
9 Feb 9, 2009 - 12:49:19 PM

GAROWE, Somalia Feb 9 (Garowe Online) - A new hospital will be built in the regional capital of Puntland State, in northeastern Somalia, as security gradually improves following last month's peaceful presidential election, Radio Garowe reports.

Puntland government officials were present in Garowe, the region's administrative capital, where Health Minister Dr. Bashir Ali Bihi laid the founding rocks for a new hospital nalongside Abdulkadir Osman "Food-Adde," Garowe's city mayor.

The new hospital in Garowe will be constructed with aid from Manhal agency, whose local director Mohamed Hassan Isse remarked at the ceremony that the hospital will have many benefits for the people.

Mr. Abdisalan Jama Salad, the chief project engineer, said the new hospital will occupy a space of 90x60 meters and construction will begin for the first floor where patient rooms and the administration will be located.

Dr. Bihi, Puntland's new health minister, praised the efforts of locals who spearheaded the campaign to build a new hospital in Garowe and help improve health services in the region.

Garowe Regional Hospital is currently the only major medical center in the city, although a number of smaller clinics also operate.

--------------------
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”