Caano waan jeclaa, laakin markay dameero galeen baan nacay.

What other ones can u add.?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Wa Maahmaah Dhabayaco Luyo Kuus Taasi. I bet u are one of them.....zidane88 wrote:If you sleep of hunger you dream of eating.
Aff-Kasima Ma Fahmo. Bloody Hell...zidane88 wrote:Hashu maankeyga gadaye ma masaar bey liqday. Nin gabada waan ka weynahay huuno.
Ureysoo wrote:Luuq Luuq Maroow Ilkoyar Iyo Facaaye Ba Lugu Yiqiin (straight up Reer-Mudug proverb).....
Come out clean dude....
More like it....zidane88 wrote:If you don`t know that accent. Here`s in a capital letter I am not HUTU. I am ILKOYAR if that`s what you want.
Rag wax gaadha nin gaariduu qabay oo guurna lagu sheegay.
Iyo gamas mariid leh oo feedhaha lagaga gujiyay
U gudboone mid uun buu labadaa gama` la diidaaye
Aniguna Geel Baan Ahay Coosteyda Isiiya.