It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Somalian_Boqor »

Jabuuti: Caawa iyo Jabuuti

11. februar 2009
Jabuuti (AllPuntland)- Waxaa lagu wadaa in maalmaha jimaha ilaa axada uu Madaxweynaha dawlada Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif Axmed uu ku dhawaaqo ninka uu u soo xushay inuu noqdo Raysalwasaaraha dawladiisa.

Waxaa adag in lasii ogaado qofka uu go'aansaday madaxweynuhu inuu xilkaas u dhiibo, laakiin xildhibaanada iyo siyaasiyiinta joogta Jabuuti iyo waliba ka ag-dhawayaasha xafiiska Madaxweynaha ayaa caawa aad u hadal haya in jagadaasi loo magacaabayo Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, Cumar waxaa dhalay madaxweynihii la dilay 1969-kii Cabdirashiid Cali Sharma'arke oo ahaa madaxweynihii ugu dambeeyay madaxweyne Soomaaliyeed oo doorosho dadweyne ku qabta xilkaas.

Cumar waxuu u shaqeeyay xafiiska Siyaada Qaramada Midoobay, wuxuuna shaqo uu ku dhaawacmay u tagay Darfuur dalka Suudaan, dhaawacaas ayuu shaqada UN-ka uga fariistay, wuxuuna u soo dhaqaaqay inuu siyaasada Soomaliya kusoo biiro, Madaxweynihii xilka iska Casilay Cabdullaahi Yusuf ayuu u noqday la taliye arimaha waqooyiga Ameerika, ka dibna Madaxweynahaas ayaa u magacaabay safiirka Soomalaiya ee USA.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Somalian_Boqor »

War Deg Deg Ah.
Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo loo magacaabay Caawa Ra'isalwasaaraha cusub ee dowlada magac aan loogu wanqalin wadata.......... HORUDHAC.............
Allidamaale.com....
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by AbdiWahab252 »

ALLBEEN.com confirms
User avatar
ciiseguure
Posts: 227
Joined: Mon Jan 22, 2007 10:42 pm
Location: Beled Weyne

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by ciiseguure »

If he was adviser to Yey he shouldn't be our primeminster period.
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by QansaGabeyle »

Idimaale.com is the funniest website in the world. They got more jokes than the Onion.com... :lol:

Waraa Somaliboqor, it has already been confirmed dude, you don't need Idimale to tell you that. :lol:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Captain24 »

ciiseguure wrote:If he was adviser to Yey he shouldn't be our primeminster period.

Ciise gure, It's question of what can you do about it? I hate cuqdadlows who whine behind their PC's
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Somalian_Boqor »

Excellent choice Cumar Cabdirashid is probably one of the most honest and generous men that i've ever met. Just incase some of you don't remember he is the son of the late President Abdirashid Ali Shermarke who was assasinated in 1969. He has work with the UN for over 16 years within and outside Somalia. He was also Somali representitive to the UN under the former President Abdullahi Yusuf administration. Make no mistake about it, the UN, AU and especially US encouraged he be selected (he was their number one choice). He has a understanding of international Politic's and is very respected, he'll be a good bridge between Somalia and the international community. I had the oppurtunity of meeting him in Nairobi this December, where he gave a speech on piracy in Somalia and how it should be approached. I really liked how he defended Somalia when he spoke of the circumstances that piracy arose from. Also, I know he has a master's degree and another degree in Canada (but I can't exactly remember what it was in). Very intelligent man. He is very qualified for this position and has extensive international experience. He has worked all over east Africa. (Not living in Somalia for 40 years is just another typical lie or that he was a cab driver.)

It is true that he was shot in the leg while driving in Darfur in 2006 assisting the poor refugee's fleeing the conflict.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Somalian_Boqor »

War Deg Deg Ah
Ra'isalwasaaraha cusub ee dowladda midnimada qaran oo caawa loo magacaabay Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
http://www.somaliweyn.org/ad2.html

:som: :up:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Somalian_Boqor »

Cumar CabdiRashid Cali Sharmaarke oo la filayo in loo magacaabo jagada Raiisul wasaaraha DFKM
Posted to the Web Feb 12, 23:23

Jabuuti:-War goor dhawayd naga soo gaaray magaalada Jabuuti ayaan sheegaya in loo badinayo in maalinta beri ah loo magacaabo jagada Ra'iisal wasaaraha DFKM, Cumar C/Rashid Cali Sharmaarke oo ah wiil uu dhalay, Allaha u naxariistee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi rashiid Cali Sharmaarke, walow aan weli warkaas si rasmi ah uga soo bixin xafiiska madaxweynaha DFKM.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa laga raray, sida warku nagu soo gaarayo, Hotelkii uu deganaa waxaan loo sameeyey ciidan amaankiisa ilaaliya, waxaana xalay uu shirar kala duwan la qaatay xubno ka tirsan beesha caalmaka sida ay noo xaqiijiyeen ilo warkooda lagu kalsoon yahay.

Waxaa la filayaa in maalinta beri ah uu Madaxweynaha DFKM Sheikh Shariif Sh. Axmed uu ku dhawaaqo ra'iisul wasaaraha DFKM iyadoo warar soo baxayay galabta ilaa caawa aad loo hadal hayay Cumar Cabdi rashiid Cali Sharmaarke.


Halgan.net
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Somalian_Boqor »

Ex-Somali president's son to become PM - sources 13 Feb 2009 05:15:05 GMT
Source: Reuters
DJIBOUTI, Feb 13 (Reuters) - Somalia's president has chosen Omar Abdirashid Ali Sharmarke, the U.S.-based son of a slain former leader, to be prime minister in a unity government designed to end civil war, government sources said.

President Sheikh Sharif Ahmed's nomination was to be formally announced later on Friday in Djibouti, several senior government aides said. Ratification by parliament is expected to be a formality given Ahmed's wide backing in the legislature.

Sharmarke, who has held various United Nations posts and was educated in the United States, is the son of Abdirashid Ali Sharmarke, an elected president who was assassinated in 1969 during a military coup.

(Writing by Andrew Cawthorne; editing by Michael Roddy)
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Goljano Lion »

AbdiWahab252 wrote:ALLBEEN.com confirms
:lol: :lol: :lol: Baghdad Bob
Muhammad bin Harti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1891
Joined: Thu Dec 13, 2007 4:28 pm
Location: Bursaalax, Mudug & Bokh, Ogaden

Re: It's Confirmed Cumar AbdiRashid Is New Prime Minister...

Post by Muhammad bin Harti »

its irrelevant who wins between Ciro and Cumar C/Rashiid. :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”