Page 1 of 4

Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 7:48 pm
by Ureysoo
Omar Ina A/R Sharmaake, Sharaf Badane -- Salaanta Iga Gadoon....
Wiil Nasab Ah Baad Tahaye, Walaalo Noqo Nin Nabad-doon....
Sheydaanka Iska Naar Oo Shanta Somalia Isku Keeyn -- Nacala Ku Yaalo Shariif Baboon...
Alshabaab Iyo Shariif Wa Dameer Labadiis Dhagood -- InkaarQabayasha Iska Agoow...
Isbaarada Dacas-Saciid, Sixirka Ilkoyar Iyo Qaadka Qaldaan -- Ina Adeero Ka Fogoow....
Bosaaso Ila Ras Kambooni Ba Lagaso Salamaya -- Allah Salaanta Naga Gadoon....


To be Continued....

:lol:

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 7:54 pm
by Xamud.
Ureeyso
Ceeb Shariifku waa nin Islam ah oo wadani ah! Qabyaalad yeesan ku qadin.

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 7:58 pm
by Ureysoo
Xamud. wrote:Ureeyso
Ceeb Shariifku waa nin Islam ah oo wadani ah! Qabyaalad yeesan ku qadin.
:lol: ..Islam Wuxu Ka Yaqaano Ba Iska Yar. Xabad Qobos Bu Damiirkisa Ku Iibinaaya Ninkaas....

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 8:01 pm
by zidane88
Ina c/rashiid :down: lol!.

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 8:02 pm
by precious_dyme
Kaad amaaneeysay waa kii abahiis har cad cunteene. Xin baad walaal u tahiin iyo wax aanan xeer Somaaliyeed ahaynee. Ragaad ilkayarta aad lee dhahay waa raggi ku aabaahini jiray ee. Markaad soo joog laga waayey, walaalka Abdarashid caloosha kaso riday. Naa miyaa ku aaminayaa, so inaan ku cabidiyo ma ahan? Majerteen shanta Somaalia isku keeni mahayaan ee waa dad xumaan ka sameeysane iyo waxa rabi raali ka aheeynee. Dhibka Somalia yaalo ayaga eelkaas digay. Weligoodna gaale hoosta oga jireen iyo wax Somali ee san aqoon.

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 8:10 pm
by Ureysoo
Inaan Aabihis Dilnay Wa Khalad Aan Qiranay, Cidiyaho Farteeyd Kama Baxdo
Shiisheeyo Inu Walaalke Xaaladiis Ka Waramo, Waa Sheeko Laga Yaabo
Afweeyne Miyu Aheeyn Ninka Somaliya Oo Dhalaneeyso Caadabay
Cuqdad Iyo Hinaas Abuuray - Cunog Uuska Ku Jiro Aasaay
Nin Xaar Ku Fadhiyo, Ma Faano - Fartiisa Cid kale Kuma Fiiqo
Mj Nacas Ilkoyar Walaalkis Weeye, Oo Waan Iska Adkeeysan
Daycoon Iyo Abaar Idin Dishay, Meeshasna Bac So Laad Laadin
Dabaal Yahow, Ka Kac Meesha - Wax Isku Fal Hinaasta Waxas Ba Ka Roon....

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 8:33 pm
by precious_dyme
Naa ohinta iska daa, ha calaacaline. Siyaad xidig bu ahaa iyo nuur so baxaye, Somali oo dhan ku dirsateye, dunidoo dhan baa ogee. Marku talinayey oo toradi eey tagneed, Somali ma tuugsaneynine dibadna ma taagneeyne. Dalkuna hodan bu ahaa iyo barwaaqo aanan dhamaaneynine. Deeqda Allah bixiyo iyo barwaaqo lagu raagaaye, af xun baad tahaye miyaanan lagu so edbin..

Somali waxay tiri 'yeelaa wax wu ilawa, lakin la yeelaa ma ilawo'

Horta ma wax baa dhacay waba yaabanahaye, si baad u barooranaysaye. Wixi dhib ah oo dhacay so sheego.

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 8:42 pm
by JaMaaL-23
:shock:

Buraanbur fadhi ku dirir ah kanaa iigu horeeya.

both of you should be over 40 to come up those lines. :up:

good work

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 9:11 pm
by Ureysoo
Nacas Been Isku Sheegto Iyo Dabaal Ilahay Ma Cadaabo
Malayacniga Aad So Qoreeysid, Wa Mid Xiiso Laheeyne Ee Ka Fiirso
Afweeyne Inu Somaliya Sida Bisqinta Najis Ka Dhigana Cidna Iskuma Heesato
Inqilaab Bu Kuso Baxay Tuugsi Beer Dilaac Bu Inu Galabsaday -- Intaasna wa Ka Bililqo
Barwaaqada Aad Sheegeysid Cid Oo Adiga Aheeyna Uma Muuqato
Tuug Bu Aha, Damiir Bu Laheeyn, Dadkiisna Wa Kaas Daciif Noqday -- Kheyrka Aad Sheegeysay Aboor Ba Cunay
Laftiisa Bu La Cararay -- Lagos Bu Ictiraaf Ka Doontay - Miyaad Ogeeyn
Mj Hadeey Cuqdo Qaadayaan - Dad Badan Ba Tabi Laha - Waaxsi Wa Shuqul Naago
Wa Kaas Cida Naga So Hor Jeeday, Caawada Ina Sharafay - Ragg Baynu Nahay Ma Inu Gafo
Wa Inaad Gabato, Affka Qabato Mar Oo Dhiiga Gacanta Cidaada Ku Yaalo -
Sheekada Wa Midi Yahuud -- Cideeyda Ceeb Maso Marto
Fircoon Iyo Adeerka Hal Kursi Beey wada Qeebsadeeyn --- Xasuuq Kuso Saxiibeeyn - Oo Ninku Miyu Ka Fakirin Xisaabta Aakhiro
Sacabka Inaad Tunto Baad Taqaano - Son Ba Kugu Maqan Ee Inaanta Nin Dhawacan (Ilkoyar) Baad Tahay Wa wax La Hubo

Hinaas Hadaad Waadin, Wayo Aad Ila Iyo Hada Aad Ku Dhawaaqin Awguriyo....?...Misa Ina Adeerka Maslax Baad La Dooneysay, wa war Cadde iska Qiro...

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 9:26 pm
by Buhodle-Gurl
:lol: :lol:

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 9:35 pm
by AbdiWahab252
Ayeeyo Ureeyso,

Agoon ha ka dhiigin caruurtiis sida Cumar aad ka dhiigteen.

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 9:40 pm
by Ureysoo
AW...

Dad Hunguri Weeyn Oo Haybada Ninkaas (A/Rashiisd Shaarmake) Oo Diidana Ba Dilay, Laakin Isku Khaladki Labo Mar Goor Dhici Meeyo Ayeeyo.....

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 9:47 pm
by AbdiWahab252
Ureysoo,

Waxan og ahay iney Marwada Sheik Abdirashiid (AUN) habartey tolka tacsiga dhexdiis.

Illahey ha badbadiyo igaarkeeni. Aabehi wuxu ah ruunti nin aad uu wanagsan oo Rer abtigiis ku xiiran.

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 10:10 pm
by Serena
Ureysoo wrote:Inaan Aabihis Dilnay Wa Khalad Aan Qiranay, Cidiyaho Farteeyd Kama Baxdo
Shiisheeyo Inu Walaalke Xaaladiis Ka Waramo, Waa Sheeko Laga Yaabo
Afweeyne Miyu Aheeyn Ninka Somaliya Oo Dhalaneeyso Caadabay
Cuqdad Iyo Hinaas Abuuray - Cunog Uuska Ku Jiro Aasaay
Nin Xaar Ku Fadhiyo, Ma Faano - Fartiisa Cid kale Kuma Fiiqo
Mj Nacas Ilkoyar Walaalkis Weeye, Oo Waan Iska Adkeeysan
Daycoon Iyo Abaar Idin Dishay, Meeshasna Bac So Laad Laadin
Dabaal Yahow, Ka Kac Meesha - Wax Isku Fal Hinaasta Waxas Ba Ka Roon....
:lol: :lol: Good one. :up:

Re: Omar Ina Abdirashiid Sharmaake....

Posted: Thu Feb 12, 2009 10:44 pm
by zidane88
Ureeyso.
Eedo saw adigii habar gidir igu ahaa xalay. goormaad majeerteen noqotay. :lol: