Page 1 of 1

President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 2:38 am
by Somalian_Boqor
President Sharif Finally officially Names the Prime Minister.

Jabuuti: Raysalwasaaraha Soomaaliya oo la magacaabay.
13. februar 2009

APL

Jabuuti(AllPuntland)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa kaga dhawaaqay Magaalada Jabuuti, Raysalwasaaraha cusub ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna umagacaabay xilkaasi Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ah Nin mudo dheer ka soo shaqeynayay Xaafiiska Siyaasada ee Qaramada Midowbay dalal badana shaqo ka soo qabtay.

Madaxweyne Shariif ayaa sida ay sheegeen Saraakiil ku dhow dhow, wuxuu xalay saqdii dhexe go'aansaday in uu xilkaasi umagacaabo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo ay kula taliyeen dawladdaha Caalamku in laga dhigo Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Cumar C/rishiid Cali Sharmaake wuxuu ka soo shaqeeyey Xaafiiska Siyaasada QM ee dalka Suudaan, waxaana shaqadaasi ka soo gaaray dhaawac uu kaga tagay Shaqadaasi, ka dibna Madaxweynihii hore ayuu unoqday Lataliyaha Arimaha Waqooyiga Ameerica, ka dibna waxaa loo magacaabay Safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka, wuxuuna sannadkan soo dhexgalay Siyaasada Soomaaliya, isagoo ay wadeen Siyaasiin ka socota Midowga Africa, Midowga Yurub iyo QM oo ay doonayeen in Ninkan loo magacaabo Raysalwasaare-nimada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana sidaasi loogu dhiibay maanta.

Madaxweyne Shariif iyo Cumar C/rishiid waxaa sugaysa shaqo adag oo ay labaduba bilow ku yihiin, taasoo ah wax uqabashada Shacabka Soomaaliyeed in ay dalka Soomaaliya nabad kaga dhigaan 2 sano ee nagu soo aadan, maadaama ay dawladda Soomaaliya ee hore wax badan ka qaban weyday arimo badan oo ka taagnaa gudaha Soomaaliya, markii dagalo adag laga horkeenay.

F. C. Geylan
AllPuntland

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 2:40 am
by Somalian_Boqor
We have been waiting no long to hear from the President. Now Info on the New PM will be all over the internet in a matter of minutes looking forward to it.

Now I looking for his Photo. :mrgreen:

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 2:42 am
by Advo
Your not patriotic ninyahow

would u support the government if the Shiek picked a nonMJ for the job?

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 2:51 am
by Somalian_Boqor
Advo wrote:Your not patriotic ninyahow

would u support the government if the Shiek picked a nonMJ for the job?
I wouldn't agree with it but at the end yes I would support it.

Note: I didn't agree with Sharif becoming Somali President at first but for Somali sake gave him my full support the day he was placed into Power.

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 2:54 am
by Numeric
Advo wrote:Your not patriotic ninyahow

would u support the government if the Shiek picked a nonMJ for the job?


I doubt he would. He was advocating for seccession not long ago posting threatening topics as if Sheekh Shariif was reading the website so he could give an MJ a post :lol: Funny how the psyhcology of clan worshippers work. Somali is sad country bearing such fruits who lack wadaniyad.

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 2:55 am
by Cawar
Dowladan Ridada ah ha dhacdo idam alle. :down: :mrgreen:

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 2:56 am
by Numeric
Cawar wrote:Dowladan Ridada ah ha dhacdo idam alle. :down: :mrgreen:


:lol: :lol:


Dhallinyaraaba tahaye maxaa la habaar tamaysaa bro? Don;t you need to go back someday and enjoy Liido Beach?

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 3:00 am
by Cawar
Numeric wrote:
Cawar wrote:Dowladan Ridada ah ha dhacdo idam alle. :down: :mrgreen:


:lol: :lol:


Dhallinyaraaba tahaye maxaa la habaar tamaysaa bro? Don;t you need to go back someday and enjoy Liido Beach?
Not with this xukumad at the helm.. waa wadaad isku sheeg been dadka u akhriyey iyo mid aan asaga waxba dhaamin oo khibrad laheen..

Ma indhahaa la iska cameynaya marka??

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 3:06 am
by QansaGabeyle
SomaliBoqor aniga tribalist weyn uma arko laakin he would make one heck of a promoter.

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 3:12 am
by Kramer
I hope we finally have a lasting peace and things go back to normal for Somali mothers and their children.

And Sheikh Shariif is so far doing well, uniting the country and meeting with both sides of the aisle!

he is a smart, moderate and religious man--with this PM, who is also moderate and peaceful ---Somalia should be able to end the vicious cycle of voilence!

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 3:16 am
by new-york24
Somalian_Boqor wrote:
Advo wrote:Your not patriotic ninyahow

would u support the government if the Shiek picked a nonMJ for the job?
I wouldn't agree with it but at the end yes I would support it.

Note: I didn't agree with Sharif becoming Somali President at first but for Somali sake gave him my full support the day he was placed into Power.
lets cut the crab and call a spade a spade.
you didnt like it matter of fact it was giving you a stomach virus,but since we have dhabyac on the scene its all gravy,akuna matada :lol:

Re: President Sharif Finally officially Names the Prime Minister

Posted: Fri Feb 13, 2009 3:17 am
by Numeric
QansaGabeyle wrote:SomaliBoqor aniga tribalist weyn uma arko laakin he would make one heck of a promoter.


I would treat him as such if I didn't see him post threatening threads :lol: He is serious in his clan views, his mood depends on the political winds of Somalia, his loyalty, judgement of others, closeness and et al, seem to be borne out of clan. He is a good promoter, but for what Saxib? Somalia is bigger than one clan and somalis are the same, when there is common objective and a shared government, we should tow the line untill such time we see our support is not warranted on good grounds.

At least now he is happy :up: One somali feeling great about a fellow clan member named to a post as weird as that seems to be. This is Somalis and somalia :lol: