Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by Murax »

"Ra'iisul Wasaare Zenawi ayaa ku celceliyey in faragalintii millatari xooggeedii uu dhamaaday, isagoo intaas raaciyey in ciidankiisu aysan dib ugu laaban doonin Somalia, inkastoo uu ka reebay waxa uu ku sifeeyey xaqa ay Ethiopia u leedahay inay ka gudubto soohdinta Somalia, haddii ay qaadeyso howlgallo lagama maarmaan ah. R/W Zenawi ayaa qiray in Ethiopia ay taageereyso malleeshiyooyin qabiil, kuwaas oo kasoo horjeeda kooxda Al-Shabaab. Wuxuu sheegay in beeshii markii hore bud-dhigga u aheyd kooxda Al-Shabaab, ay hadda tahay midda sida ugu daran ula dagaaleysa kooxdaas. Beeshaasi waxay u baahnaan doontaa taageero, ayuu yiri, Ethiopia-na diyaar bay ula tahay wixii ay awooddo."


http://www.hiiraan.com/news/2009/Feb/wa ... 4-5784.htm



"Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay taageero siineyso Maleeshiyaadka qabaa'ilka si ay ula dagaalamaan Xoogaga Alshabaab, oo uu sheegay inay yihiin kuwo Xag jira."

http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=10485&tirsan=2


Btw don't kill the messenger I'm just reporting :lol:
User avatar
Sugule_Navyman
Posts: 94
Joined: Mon Oct 13, 2008 11:23 am
Location: Somali Coast Guid. Cash&Fish.

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by Sugule_Navyman »

yet another indication that shabaab is rather solution to somali problem, :up:

The more a leader is distant to Ethiopia ,the More he is the right person for Somalia :up:

Viva Ina Godane :up:
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by Air Canada »

Murax wrote: inkastoo uu ka reebay waxa uu ku sifeeyey xaqa ay Ethiopia u leedahay inay ka gudubto soohdinta Somalia,
Walaahi habash kaan Somalia love baban ah uu ka dhigay thanks to Punanilanders who spread their legs wide open and invited him in.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by DR-YALAXOOW »

aniga waxaan aamisanahay kooxda nabadiidka wahaabiya al shabaab inayba u shaqeeyaan sirdoonka Ethiopia, sababtoo ah al shabaab waa kooxda kaliya ee aan raaliga ka aheeyn NABAD ka dhacda somalia.

al shabaab awalba waa la ogaa inay u shaqeeyaan cadawga islaamka sida sirdoonka yahuuda. al shabaab waxay amarka ka qaataan kufaarka weeyn ciyaalo suuqa ah usama ben laden.

al shabaab ha joojiyaan calaacalka sababtoo ah iyagaa weerarey GUURICEEL. iyagaa weerar qaadey weerarkiina ALLAH ayaa jabiyey guusha waxay raacdey mujaahidiinta AHLU-SUNA WALJAMAACA.

shayaadiinta wahaabiya AL SHABAAB markiii ay jabeeen ayey bilaabeen inay ku marmarsiyoodaan HUB ayaa ethiopia laga soo qaadey. taaas waa beentoood. somaalida oo dhana waa og tahay AL SHABAAAB waxay si hoosaad ah ula shaqeeyaaan SIRDOONKA ETHIOPIA si aysan SOMALIA U NOQON QARAN JIRA.
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by Air Canada »

Dr. Yalaxow

Halkuu ku danbeeyay wax garadka weyn ee beesha Abgaal Mudane Maxamed Dheere?
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by Murax »

Air Canada wrote:
Murax wrote: inkastoo uu ka reebay waxa uu ku sifeeyey xaqa ay Ethiopia u leedahay inay ka gudubto soohdinta Somalia,
Walaahi habash kaan Somalia love baban ah uu ka dhigay thanks to Punanilanders who spread their legs wide open and invited him in.

Dude Why are You attacking Me I'm just posting info, damn
Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by Air Canada »

I can see you didn't benefit from Afweyne's bar ama baro education program.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by Murax »

Air Canada wrote:I can see you didn't benefit from Afweyne's bar ama baro education program.
Okay, I just realized You were talking about Zenawi, My Bad :lol:
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by eyes-only »

The only way to get rid of this threat is to unite and form a strong army of our own which can defend our borders. If we go on the way we are, Ethiopia will take over the land bit by bit and our seas are already controlled by alien vessels and used as a dumping ground.

The solution is not in Alshabaab or any other single group....it is in everyone leaving their silly groups & clans behind and uniting.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by DR-YALAXOOW »

aircanada m dheere waxaan maqley inuu nairobo hoteel ku taalo degan yahay!!
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?

Post by kambuli »

The only way to get rid of this threat is to unite and form a strong army of our own which can defend our borders. If we go on the way we are, Ethiopia will take over the land bit by bit and our seas are already controlled by alien vessels and used as a dumping ground.

The solution is not in Alshabaab or any other single group....it is in everyone leaving their silly groups & clans behind and uniting.




:up: :up: :up: Wise words :som: I totally agree. let us all start supporting Shiekh Sherif's gov't. That is a good start :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”