Page 1 of 1
Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:15 am
by Murax
"Ra'iisul Wasaare Zenawi ayaa ku celceliyey in faragalintii millatari xooggeedii uu dhamaaday, isagoo intaas raaciyey in ciidankiisu aysan dib ugu laaban doonin Somalia, inkastoo uu ka reebay waxa uu ku sifeeyey xaqa ay Ethiopia u leedahay inay ka gudubto soohdinta Somalia, haddii ay qaadeyso howlgallo lagama maarmaan ah.
R/W Zenawi ayaa qiray in Ethiopia ay taageereyso malleeshiyooyin qabiil, kuwaas oo kasoo horjeeda kooxda Al-Shabaab. Wuxuu sheegay in beeshii markii hore bud-dhigga u aheyd kooxda Al-Shabaab, ay hadda tahay midda sida ugu daran ula dagaaleysa kooxdaas. Beeshaasi waxay u baahnaan doontaa taageero, ayuu yiri, Ethiopia-na diyaar bay ula tahay wixii ay awooddo."
http://www.hiiraan.com/news/2009/Feb/wa ... 4-5784.htm
"Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay taageero siineyso Maleeshiyaadka qabaa'ilka si ay ula dagaalamaan Xoogaga Alshabaab, oo uu sheegay inay yihiin kuwo Xag jira."
http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=10485&tirsan=2
Btw don't kill the messenger I'm just reporting

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:22 am
by Sugule_Navyman
yet another indication that shabaab is rather solution to somali problem,
The more a leader is distant to Ethiopia ,the More he is the right person for Somalia
Viva Ina Godane

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:28 am
by Air Canada
Murax wrote: inkastoo uu ka reebay waxa uu ku sifeeyey xaqa ay Ethiopia u leedahay inay ka gudubto soohdinta Somalia,
Walaahi habash kaan Somalia love
baban ah uu ka dhigay thanks to Punanilanders who spread their legs wide open and invited him in.
Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:35 am
by DR-YALAXOOW
aniga waxaan aamisanahay kooxda nabadiidka wahaabiya al shabaab inayba u shaqeeyaan sirdoonka Ethiopia, sababtoo ah al shabaab waa kooxda kaliya ee aan raaliga ka aheeyn NABAD ka dhacda somalia.
al shabaab awalba waa la ogaa inay u shaqeeyaan cadawga islaamka sida sirdoonka yahuuda. al shabaab waxay amarka ka qaataan kufaarka weeyn ciyaalo suuqa ah usama ben laden.
al shabaab ha joojiyaan calaacalka sababtoo ah iyagaa weerarey GUURICEEL. iyagaa weerar qaadey weerarkiina ALLAH ayaa jabiyey guusha waxay raacdey mujaahidiinta AHLU-SUNA WALJAMAACA.
shayaadiinta wahaabiya AL SHABAAB markiii ay jabeeen ayey bilaabeen inay ku marmarsiyoodaan HUB ayaa ethiopia laga soo qaadey. taaas waa beentoood. somaalida oo dhana waa og tahay AL SHABAAAB waxay si hoosaad ah ula shaqeeyaaan SIRDOONKA ETHIOPIA si aysan SOMALIA U NOQON QARAN JIRA.
Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:37 am
by Air Canada
Dr. Yalaxow
Halkuu ku danbeeyay wax garadka weyn ee beesha Abgaal Mudane Maxamed Dheere?
Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:41 am
by Murax
Air Canada wrote:Murax wrote: inkastoo uu ka reebay waxa uu ku sifeeyey xaqa ay Ethiopia u leedahay inay ka gudubto soohdinta Somalia,
Walaahi habash kaan Somalia love
baban ah uu ka dhigay thanks to Punanilanders who spread their legs wide open and invited him in.
Dude Why are You attacking Me I'm just posting info, damn
Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:47 am
by Air Canada
I can see you didn't benefit from Afweyne's bar ama baro education program.
Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:53 am
by Murax
Air Canada wrote:I can see you didn't benefit from Afweyne's bar ama baro education program.
Okay, I just realized You were talking about Zenawi, My Bad

Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 9:54 am
by eyes-only
The only way to get rid of this threat is to unite and form a strong army of our own which can defend our borders. If we go on the way we are, Ethiopia will take over the land bit by bit and our seas are already controlled by alien vessels and used as a dumping ground.
The solution is not in Alshabaab or any other single group....it is in everyone leaving their silly groups & clans behind and uniting.
Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sat Feb 14, 2009 10:46 am
by DR-YALAXOOW
aircanada m dheere waxaan maqley inuu nairobo hoteel ku taalo degan yahay!!
Re: Ethiopia To Beef Up Clan Militias?
Posted: Sun Feb 15, 2009 1:39 pm
by kambuli
The only way to get rid of this threat is to unite and form a strong army of our own which can defend our borders. If we go on the way we are, Ethiopia will take over the land bit by bit and our seas are already controlled by alien vessels and used as a dumping ground.
The solution is not in Alshabaab or any other single group....it is in everyone leaving their silly groups & clans behind and uniting.

Wise words

I totally agree. let us all start supporting Shiekh Sherif's gov't. That is a good start
