Page 1 of 1
Puntland president VS Amiin Caamir
Posted: Sat Feb 14, 2009 12:00 pm
by Suqatra
Re: Puntland president VS Amiin Caamir
Posted: Sun Feb 15, 2009 3:41 am
by mudug fog
odaygu ma dabeecafiicna muxuu kaga xanaaqayaa nin meel wax kuqoray
awalba baa layiri ciise riyoole ayaa ugu xanaaq dhow dhabayacada
teeda kale ninkan amin ah cid kasta waxbuu kasheegaa ee hau dulqaato haiska daayo carada
laakiinse suaashu waxay tahay seebuu umad dhan ku hugaamin karaa ninka intaa kacaroonaya