[quote]Muwaadiniinta Somaliland, ururada bulshada rayidka hay'adaha iyo ururada caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga waxa laga codsanayaa in ay ku soo biiraan olalaha Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika ee loogu hiilinayo Muwaadin Dhibane Cabdirisaaq Suudi Nuur oo ah maxbuuska kali ah ee Somaliland ugu xidhan ra'yigiisa oo uu cabiray.
Dalabkaaga ku hagaaji Madawxayana JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo laga helo email: sl_victory@hotmail.com ama sl_victory@yahoo.com, Wasiirka Arimaha Gudaha oo laga helo email: slforeign@hotmail.com ama artehmohamed@yahoo.com, kana codso in ay u soo celiyaan muwaadinkan xoriyadiisii.”
[/quote]
http://www.jamhuuriya.info/index.php?ar ... article.tp
Emailka Rayaale
Moderator: Moderators
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Emailka Rayaale
Looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool,Kaalay wasiirka maxa ka khaldan wwaxaay emailkasina inu qaatey aheyd Ina ducaale wasirka arimaha dibada.Adan_1 wrote:http://www.jamhuuriya.info/index.php?ar ... article.tpMuwaadiniinta Somaliland, ururada bulshada rayidka hay'adaha iyo ururada caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga waxa laga codsanayaa in ay ku soo biiraan olalaha Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika ee loogu hiilinayo Muwaadin Dhibane Cabdirisaaq Suudi Nuur oo ah maxbuuska kali ah ee Somaliland ugu xidhan ra'yigiisa oo uu cabiray.
Dalabkaaga ku hagaaji Madawxayana JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo laga helo email: sl_victory@hotmail.com ama sl_victory@yahoo.com, Wasiirka Arimaha Gudaha oo laga helo email: slforeign@hotmail.com ama artehmohamed@yahoo.com, kana codso in ay u soo celiyaan muwaadinkan xoriyadiisii.”
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Emailka Rayaale
Adan welcome back inadeer.
our own New reporter

our own New reporter


- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Emailka Rayaale
Adan aka iidoor version of Daanyeer, halkaad ka dhacday?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 51 Replies
- 1635 Views
-
Last post by guryasame
-
- 20 Replies
- 1098 Views
-
Last post by AwdalPrince
-
- 29 Replies
- 1835 Views
-
Last post by Newboy
-
- 10 Replies
- 791 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 2 Replies
- 359 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 26 Replies
- 1234 Views
-
Last post by Hanad Mohamed
-
- 0 Replies
- 252 Views
-
Last post by MALMAHA