Emailka Rayaale
Posted: Sun Feb 15, 2009 8:41 am
[quote]Muwaadiniinta Somaliland, ururada bulshada rayidka hay'adaha iyo ururada caalamiga ah ee xuquuqda aadamiga waxa laga codsanayaa in ay ku soo biiraan olalaha Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika ee loogu hiilinayo Muwaadin Dhibane Cabdirisaaq Suudi Nuur oo ah maxbuuska kali ah ee Somaliland ugu xidhan ra'yigiisa oo uu cabiray.
Dalabkaaga ku hagaaji Madawxayana JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo laga helo email: sl_victory@hotmail.com ama sl_victory@yahoo.com, Wasiirka Arimaha Gudaha oo laga helo email: slforeign@hotmail.com ama artehmohamed@yahoo.com, kana codso in ay u soo celiyaan muwaadinkan xoriyadiisii.”
[/quote]
http://www.jamhuuriya.info/index.php?ar ... article.tp