muqdishu
Moderator: Moderators
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
muqdishu
ciidamada maxkamadaha oo la wareegay dhamaan amaanka magaalada muqdishu
http://shabelle.net/
http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=10561&tirsan=2
http://shabelle.net/
http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=10561&tirsan=2
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: muqdishu

Re: muqdishu
Good move by the ICU. 

- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: muqdishu
rajada sheikh shariif inay dawlada uu horkacayo muqdishu ka shaqayso hada soo ifaysaa,,ciidamada maanta xamar la wada geeyey waa kuwa asaga taageersan,,alshabab iyo xisbul-islaam daaqada ayey ka baxeen waxayisku aruursadeen warashada baastada iyada oo dhinac walba laga fadhiyo
Re: muqdishu
Diyeeshe,
Xisbul Islaam are reasonable and can be dealt with. Sh. Hassan Turki has made it known that if Sh. Shariif rules by the Shari'ah and the AU troops leave, he has no problems with him or his government. Dr. Iimaan said he was misinformed and has recanted his previous claim of fighting Sh. Shariif, that's why you don't see him running around doing takfiir. He is a well educated individual who listens to the culuma.
Xisbul Islaam are reasonable and can be dealt with. Sh. Hassan Turki has made it known that if Sh. Shariif rules by the Shari'ah and the AU troops leave, he has no problems with him or his government. Dr. Iimaan said he was misinformed and has recanted his previous claim of fighting Sh. Shariif, that's why you don't see him running around doing takfiir. He is a well educated individual who listens to the culuma.
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: muqdishu
Kolombo wrote:Diyeeshe,

omar imaan wuu madax adagyahay wareysi ayuu maalin dhaweyd siiyey aljazeera,,
http://jabiso.net/News.php?View=155
Re: muqdishu
Ina Godane iyo kuwa Kismaayo iyo Bay+Bakool joogo lee Allaha ha naga qabto
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: muqdishu
Real_1 wrote:Ina Godane iyo kuwa Kismaayo iyo Bay+Bakool joogo lee Allaha ha naga qabto
saldhigooda waa xamar ,,haday xamar isku raaco nabada in la raco ayagana way ku qasbanyihiin kaligood waxba iskama celin karaan. hadana waad araktaa ethiopia waxay soo hubaynaysaa maleshiyaad somali ah oo kusoo fool leh gedo,bay,bakool
Re: muqdishu
Waxa meesha jooga oo dhan waa madax adagyihiin, waa uun la kala daranyahay mooyee. He went to Madina University with my Masjid's mu'adin and he told us a few days ago that Dr. Omar Iimaan told him that he was misinformed about the whole Shariif thing when he came to Xamar. He'll probably change his mind after he sees today's fatwa and Shariif C/Nur's fatwa he released a few days ago.Diyeeshaha_Tolka wrote:omar imaan wuu madax adagyahay wareysi ayuu maalin dhaweyd siiyey aljazeera,,
http://jabiso.net/News.php?View=155
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: muqdishu
Kolombo wrote:Waxa meesha jooga oo dhan waa madax adagyihiin, waa uun la kala daranyahay mooyee. He went to Madina University with my Masjid's mu'adin and he told us a few days ago that Dr. Omar Iimaan told him that he was misinformed about the whole Shariif thing when he came to Xamar. He'll probably change his mind after he sees today's fatwa and Shariif C/Nur's fatwa he released a few days ago.Diyeeshaha_Tolka wrote:omar imaan wuu madax adagyahay wareysi ayuu maalin dhaweyd siiyey aljazeera,,
http://jabiso.net/News.php?View=155
sxb ninka nin dagan oo ahlu cilmi ayuu ahaa laakiin waagi dambe ,markii uu saaxib la noqday daahir aweys iyo indhicade runtii sharrki ayaa ka wasaqooway..sumcadiisi wuu iskaga cayaaray,waxay aheed inuu noqdo sida sheikh ibrahim hassan adoow oo sheekada banaanka ka istaago
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: muqdishu
War odaygan bidaarta dheer ee murtad ka (Abdi Khayrdiid) goormuu isbaaro ka weeynaanaya? Yalaxoow iyo Qanyare iyo asxaabtiisii kale dhan retired ee noqdeen kan isbaaro jeclaa. Maanta isbaarooyinka la qaaday dhan asagaa lahaa.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: muqdishu
hey you guys, i dont understand why the ethiopians have not done anything to undermine this. three years ago they invaded muqdisho to destroy the islamic courts, but today the islamic courts hold more power than before, so what benefit did they even get?
Re: muqdishu
Air Canada,
Waxaan xasuusta xiligi Maxakiimta gurigiisa qabsadeen waxa dhalo qamri ah laga soo saaray. They even found porn tapes and a statue of the Budha, the pics were all over. Inkaar kugu dhacday.
abakar,
Ethiopia was acting on orders straight from Washington. They were paid to dismantle the ICU, install Abdullahi Yusuf puppet regime, pack up & leave. But plans always have a way of never going accordingly, they messed up big time and nobody could afford to keep them there. The U.S. saw this and decided to try a different angle by welcoming Sh. Shariif.
Waxaan xasuusta xiligi Maxakiimta gurigiisa qabsadeen waxa dhalo qamri ah laga soo saaray. They even found porn tapes and a statue of the Budha, the pics were all over. Inkaar kugu dhacday.
abakar,
Ethiopia was acting on orders straight from Washington. They were paid to dismantle the ICU, install Abdullahi Yusuf puppet regime, pack up & leave. But plans always have a way of never going accordingly, they messed up big time and nobody could afford to keep them there. The U.S. saw this and decided to try a different angle by welcoming Sh. Shariif.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: muqdishu
Kolombo wrote:They even found porn tapes and a statue of the Budha, the pics were all over. Inkaar kugu dhacday.

Cimrigaas muu porn ku fiirsana. Yuhuud ka Sweden markii lagu xiray in aa lasoo deynin aa fiicnaan laheed ama maxaakiimta markee qabteen ineey dilaan.
Re: muqdishu
Gangisternimo & shaaxirinimo yuu isku darsaday. I'm sure the ICU regrets not shooting him between the eyes when they had their chance in 2006. Same way Al-shabaab is now regretting not killing Xaabsade and the other RRA-Ethiopian lackeys. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 7 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 0 Replies
- 329 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 1 Replies
- 315 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 21 Replies
- 963 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 4 Replies
- 402 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 20 Replies
- 1602 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 5 Replies
- 616 Views
-
Last post by 2ndtoNone
-
- 4 Replies
- 462 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by Jaidi
-
- 0 Replies
- 381 Views
-
Last post by bashe19