Maxaa ka jira in Odayaal dhaqameed ka soo jeeda beesha Ceyr lagu xirxiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.
[2009-02-19 16:19:19] Odayaal dhaqameed ka soo jeeda beesha Ceyr ayaa lagu xirxiray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud halkaas oo ay maamulaan maleeshiyaad hoostaga ururka Ahlu Sunna.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in maleeshiyaad taabacsan Ahlu Sunna ay xabsiga dhigeen Odayaal dhaqameed ka soo jeeda beesha Ceyr oo ka tagay dhanka magaalada Muqdisho.
Odayaasha beesha Ceyr ee la xirxiray ayaa xarigooda waxa uu ka dambeeyey ka dib markii ay codsadeen in magaalada ay ka baxaan saraakiil iyo maleeshiyaad ka so jeeda deegaanada Cabud Waaq iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud, hase ahaatee codsiga Odayaasha ayaa la sheegay in laga horymid.
Khilaaf iyo xiisad arrintaas ka dhalatay ayaa sababtay in xabsiga magaalada Dhuusarameeb lagu xirxiro Odayaal dhaqameedkii ka tagay magaalada Muqdisho oo hadda xabsi ugu jira maleeshiyaadka Ahlu Sunna ee magaalada gacanta ku haya.
Arrintaan ayaa la soo warinayaa inay xiisad ka dhex abuurtay maleeshiyaadka ku wada sugan magaalada Dhuusamareeb ee dhawaanahaan magaalooyin ka tirsan gobolka Galgaduud kula dagaalamayey xoogagga Al-shabaab.
http://allwariye.com/actiontools/getThi ... hp?id=1781
Marehan from Abudwaq keep Hutus in Dusamareb hostage
Moderator: Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Marehan from Abudwaq keep Hutus in Dusamareb hostage
Somebody erase this retarded topic
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Marehan from Abudwaq keep Hutus in Dusamareb hostage
I saw the same thing on cadaado website too
There is some serious beef going on in Central Somalia.

Re: Marehan from Abudwaq keep Hutus in Dusamareb hostage
Coolp you have officially gone madd 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 25 Replies
- 2283 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 449 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 28 Replies
- 1440 Views
-
Last post by zingii
-
- 21 Replies
- 1461 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 36 Replies
- 2208 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 4 Replies
- 576 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 40 Replies
- 4619 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 59 Replies
- 535 Views
-
Last post by kadarre