Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

Air Canada
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1557
Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm

Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Air Canada »

War Deg deg ah Liiska Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqay

Wasiirka Qorsheynta Caraxmaan cabdi Shakiir Warsame CEYR HABAR GIDIR
Wasiirka Arimaha Gudaha Cqaadir Cali Cumar SALEEBAAN HABAR GIDIR
Wasiirka Tacliinta Sare Prof Ibrahim Cadow SACAD HABARGIDIR
Wasiirka Warfaafinta Farxaan DUDUBLE HABAR GIDIR
Wasiirka cadaalada Sh C/Raxmaan janaqooe Wasiirka cadaalada KARINLE
Wasiirka Gaashaandhiga Proff Gaandi OGAADEEN
Wasiirka Amniga Qaranka Cumar Xashi Aden xawaadle
Wasiirka maaliyada Shariif Xasan Sheikh Adan Digil iyo Mirifle
Wasiirka Arimaha dibadda Omaar Dirta Waqooyi


Wasiirka Caafimaadka Qamar Aadan Cali (qabiil keedii aaway? naag waaye maa laga wada?)
Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaatid Gaduud digil iyo mirifle
Wasiirka Horumarinta reer Miyiga Khadiijo Maxamed Diiriye Beesh Shanad
Wasiirka Haweenka iyo arrimaha qoyska Fowziyo Sheekh Digil iyo Mirifle
Wasiirka Dekeda iyo gaadiidka badda Maxamed Ibraahim Xaabsade Digil iyo mirfle
Wasiirka Kaluumeysiga Prof. C/raxmaan Ibbi dirta Koonfureed
Wasiirka Ganacsiga C/rashiid Cirro Darood Majerteen

Dhamaan wasiiradii Nuur Cade laguma soo darin golaha wasiirada ee cusub waxaana wasiirada xoogeeda qaatay isbaheysiga dib u xureynta taana lama oga siday ku mari doonto Barlamaanka oo durbaba bilaabay guux hoose

Dhawaan waxaan idiin soo gudbin doonaa Liiska dhamaan magacyada golaha Wasiirada oo dhamaystiran
XKeyse_
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 889
Joined: Wed Jan 28, 2009 12:20 pm

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by XKeyse_ »

Wasiirka Arimaha dibadda Omaar Dirta Waqooyi kkkkkkkkkkkkkk Dirta Waqooyi ??? what is that some sort of food or drink?
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Captain24 »

WTF? Marehan don't have single representive? :shock:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by The_Patriot »

^^^ Marexan have 3 options
1. Follow Bare Hiraale and capture kismaayo and form Jubaland
2. wear Cumamad and join shabab>

but how is this called cadala? even a xawadle or salebaan or karanle has more posts than Marexan ?
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by snoop12 »

:shock: :lol:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Somaliman50 »

i just care if they are ARS saxib. i dont care about their qabil man.

so how many of the ministers appointed by ina sharmarke are ARS?
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by The_Patriot »

abakar20 wrote:i just care if they are ARS saxib. i dont care about their qabil man.

so how many of the ministers appointed by ina sharmarke are ARS?
Me and I dont know who else :lol: :lol: :lol:

Abakar my homie wazzup :lol: :lol: :lol:

anyway are you by any chance a Hawiye?
Addoow
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7611
Joined: Sat Aug 16, 2008 4:13 am
Location: Hawiye Pride!

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Addoow »

How come we didnt get a minsiter.focking dhabacyo.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Diyeeshaha_Tolka »

waryaada tolka miyaa laga qadiyey bililiqada ka socoto jabuuti,,dagaalka wa inuu sii socdaa :lol:
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Somaliman50 »

The_Patriot wrote:
abakar20 wrote:i just care if they are ARS saxib. i dont care about their qabil man.

so how many of the ministers appointed by ina sharmarke are ARS?
Me and I dont know who else :lol: :lol: :lol:

Abakar my homie wazzup :lol: :lol: :lol:

anyway are you by any chance a Hawiye?
:lol: whats brought this on
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by The_Patriot »

Addoow wrote:How come we didnt get a minsiter.focking dhabacyo.
I thought you were Abgaal :lol: :lol: :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by The_Patriot »

abakar20 wrote:
The_Patriot wrote:
abakar20 wrote:i just care if they are ARS saxib. i dont care about their qabil man.

so how many of the ministers appointed by ina sharmarke are ARS?
Me and I dont know who else :lol: :lol: :lol:

Abakar my homie wazzup :lol: :lol: :lol:

anyway are you by any chance a Hawiye?
:lol: whats brought this on
Ninyahow wanka shakiye thats all 8-)
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Captain24 »

Murursade got Wasiirka Cadaalada led by Janqoq, yet Dayniile was crying on about how A/Y named the cabinet from Yemen. Talk about phobia. I noticed Murursade are the most cuqdad kama kore within Hawiye.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by The_Patriot »

Captain24 wrote:Murursade got Wasiirka Cadaalada led by Janqoq, yet Dayniile was crying on about how A/Y named the cabinet from Yemen. Talk about phobia. I noticed Murursade are the most cuqdad kama kore within Hawiye.
is Addow muruqsarte?
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Wasiirada cusub iyo qabiiladooda

Post by Captain24 »

No, Addow waa dameer Galgale ah, but Abakar waa Murmursato
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”