Page 1 of 1

Degmooyin ka tirsan gobolka G/gaduud oo laga diiday xukuumad

Posted: Sat Feb 21, 2009 7:07 am
by CoolPoisons
[2009-02-21 12:01:53] magaalooyin ka tirrsan gobolka Gal gaduud ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu muujinayo sida looga soo horjeedo xukuumada cusub ee looga dhawaaqay magaalada Jabuti ee dalka jabuti.


Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo qaabka loo dhisay golaha wasiirada ee dowladda kmg ah ayaa ka dhacay degmada Cabudwaaq ee gobolka Galguduud.


Dadweyne aad u farabadan ayaa isugu soo baxay wadooyinka degmadaas kuwaas oo ku dhowaaqayay ereyo ay ku dhaliilayaan xukuumada cusub ee xalay lagu dhawaaqay.


Beesha dega degmada Cabudwaaq ayaa waxaa ay muujisay inaan si cadaalad ah loo qeybin jagooyinka sar sare ee wasaaradaha dowladda cusub ee ku dhisan midnimada qaran balse lagu soo xulay niaamka 4.5ka.


Waxay dowladda cusub ay ku tilmaameen inay ku sifowday dowlad midnimo beeleed oo ay ku midoobeen oo kaliya qaar ka mid ah beelaha ay ka soo jeedaan xubnaha ugu sareeya dowlada jabuuti lagu dhisay.

http://allwariye.com/actiontools/getThi ... hp?id=1789

Re: Degmooyin ka tirsan gobolka G/gaduud oo laga diiday xukuumad

Posted: Sat Feb 21, 2009 8:10 am
by snoop12
they only got one rep...? this government is a flop, and people saying marexan did deserve it FOK YOU, theres clans in this government who dont even exist(maybe they are made up) are you telling me marexan is worse then ogaden and the hawiyo scanveskers on galgaduud

Re: Degmooyin ka tirsan gobolka G/gaduud oo laga diiday xukuumad

Posted: Sat Feb 21, 2009 8:14 am
by Somaliman50
:lol: who cares? you giving these cabudwaqers too much importance, its not like they can do anything about it,.

Re: Degmooyin ka tirsan gobolka G/gaduud oo laga diiday xukuumad

Posted: Sat Feb 21, 2009 10:57 am
by snoop12
GOONJEEX QUITED THIS FAKE GOVERNMENT, KULAHA 4.5 WE HAVE NOT EVEN BEEN REPRESENTED .0001 :down: :down: