Marexan mutiny against The Sharif Govt

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by The_Patriot »

Xildhibanada Besha Sade oo xalay shir ku yeshay magalada Jabuti ayaa waxay ka soo saren war saxaafaded iyo raisulwasare ku xigan is casilay


Xildhibanada Besha Sade oo xalay shir ku yeshay magalada Jabuti ayaa waxay ka soo sareen war saxaafadeed ay kalsoonida kala labanayan qabka cadalada ka fog ee loo soo dhisay xukumada cusub oo ay majaraha uu hayan dhalin aan wax qibrad ah u lahayn xaalada Somaliya.

War saxafadedka ayaa waxa lagu xusey in Beshu mowqifkedii hore ay ka tagan tahay wax loogu yeeray xukumada cadalada ka fog.

Xildhibanada Besha aya shegay in ay go'ankaas qaateen kadib markii ay u cadaatay in si ula kac ah loogu gafay sharftooda iyo tan Beshaba oo ay ayagu u matalaan barlamanka Soomaliya, waxayna sheegeen in Besha had iyo goorba danta Besha ay ka hormarin jireen danta Qaranka oo marar badan ay ugu samreen una qaaten cad aanan u qalmin, balse taasi wax isbadal ah wey keeni wayday mudadii 19-ka sano ahayd ee aynu soo dhaafnay ee burburka iyo colaaduhu wadanka ku habsaden. Sanadkii ugu danbeyay ee anu isniri soo celiya sharaftii iyo karaamadii umada Somalia abalkena waxaa laga dhigay in qaybteenii la duudsiiyo.

Ugu danbeyntii, waxay Xildhibanada warqad ka hadlaysa mowqifkoda ay u gudbiyen madexweynaha Soomalia Sh: Shariif Sh. Axmed tan iyo markii lagu dhawaqay dowlada cusub ee Jabuti lagu soo dhisay. Ilaa iyo hadda waxaa isa soo taraya beelaha ka biyo diidan qaabka wax loo qaybiyay, sidoo kalena waxaa soo baxaya warar sheegaya in qaar ka mid ah golihii wasirada ee xalay lagu dhawaqay ay is casilen, waxana ugu horeya Raisulwasare ku-xigenka, ahna wasirka tamarta iyo shidalka CABDIWAXID CILMI GONJEX oo isagu shegay in uu xilka loo dhibay uusan ku qanacsanayn, isla markana uu manta u gudbin doona istiqaladisa Raisulwasaraha Soomaaliya.


Cali Daahir Ciid
leuwarden, Netherland
caliciid55@hotmail.com
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by Captain24 »

:lol: :lol: War ninyahow, Ina Sharmake waa siyaasi weyn, Marehan oo dhan hawada iiga baxa buu yiri, for a clan who held power for 21 years, and just recently had high hopes of Maslax getting the big seat, this is indeed a drastic fall from grace :cry: :cry:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by The_Patriot »

We need a Sade political analysist for this
Eithe voltage or xoogsade. 8-)
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by Captain24 »

I was at this Marehan restaurent yesterday, and You can believe the inner Marehan problem. This guy said 'Lax kasto meeshay is dhigto baa lugu qalaa'. He said Marehan ayagaa meesha is dhigay.


You know what I told them. I said when A/Y was in power, he gave Marehan the defense minister twice, so we cumar mohamuds know Marehan and their importance, but Cismaan mohamud maba yaqaanaan wax Marehan la dhaho :lol: :lol: :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by The_Patriot »

:lol: :lol: :lol: they need to submit a complain to Faroole.
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by snoop12 »

STOP SUKING MY DIK WITHOUT PERMISION WALAALAYAAL

MAREHAN ARE AT SLEEP AND WILL WAKE UP SOON BI IDNILAH KARIM :up: :up: :up: :up:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by The_Patriot »

snoop12 wrote:STOP SUKING MY DIK WITHOUT PERMISION WALAALAYAAL

MAREHAN ARE AT SLEEP AND WILL WAKE UP SOON BI IDNILAH KARIM :up: :up: :up: :up:
Snoop shegato :arrow:
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by Captain24 »

Snoop, ask yourself , even after 990 posts, still nobody consider you Marehan, even your own kin :lol: :lol:
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by snoop12 »

ow my bad, i didnt mean to interupt you, continue to suk marexan dik :arrow: :arrow:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by Voltage »

Captain24 wrote:This guy said 'Lax kasto meeshay is dhigto baa lugu qalaa'. He said Marehan ayagaa meesha is dhigay.
I agree with you 110%. Marehan went to sleep in 1994 and since then he has been on life support. We descended into an even worse coma the last two years but know we understand we have to survive and not think being on life support is being alive.

You will see the change soon. We thank Shiekh Suufi for making us wake up.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Marexan mutiny against The Sharif Govt

Post by Murax »

:lol: :lol: at 'mutiny'
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”