shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
Moderator: Moderators
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
Wasiirka Wasaaradda dhaqan Celinta iyo naafada-Max’ed Cali Ibraahim
Wasiirka wasaaradda gargaarka Caalamiga-Dr. Max’uud Cabdi Ibraahim
Wasiirka Wasaaradda jaaliyadda Dibadda-C/laahi Axmed Cabdule As,hari.
Wasiirka Wasaaradda hormarinta Reer miyiga-Qadiijo Max’ed Diiriye.
Wasiirka Wasaaradda hantida Qaranka iyo qalabeynta Max’ed Mursal.
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo ilaalinta dhirta-Burci Max’ed Xamsa
Wasiirka wasaaradda gargaarka Caalamiga-Dr. Max’uud Cabdi Ibraahim
Wasiirka Wasaaradda jaaliyadda Dibadda-C/laahi Axmed Cabdule As,hari.
Wasiirka Wasaaradda hormarinta Reer miyiga-Qadiijo Max’ed Diiriye.
Wasiirka Wasaaradda hantida Qaranka iyo qalabeynta Max’ed Mursal.
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo ilaalinta dhirta-Burci Max’ed Xamsa
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
i appointed you wasiirka calaacalka
Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
Lol @ Azhari as Wasiir 

Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
sheekh-Farax-zero wrote:i appointed you wasiirka calaacalka


- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
sheekh-Farax-zero wrote:i appointed you wasiirka calaacalka
adeerkaa azhari hadii lagu xumeeye aniga maa igu ciilbaxaysaa ninyahow
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
yaa ku xumeeyay 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6716
- Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
- Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo
Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
Laangaab Diyeesha, how does it feel not even getting one single wasaarad of all those useless wasiiro, doesn't that highlight your status of being boon Hawiye isqor qor ah?
- Diyeeshaha_Tolka
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3524
- Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
- Location: webiga jowhar jiinkiisa
Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
Captain24 wrote:Laangaab Diyeesha, how does it feel not even getting one single wasaarad of all those useless wasiiro, doesn't that highlight your status of being boon Hawiye isqor qor ah?
yaa yiri galjecel waxba kuma lahan meesha,,
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: shaqo la'aan ayaa dhaanta waxani
diyeeshaha, captain wuxuu jecelyahay inuu hawiyaha dhexdhooda ka abuura rabsho iyo murun, marka hadalkiisa yuusan ku daalin, just ignore the little snake 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 445 Views
-
Last post by surrender
-
- 13 Replies
- 611 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 25 Replies
- 746 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 33 Replies
- 1180 Views
-
Last post by Cunaaye25
-
- 17 Replies
- 863 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 816 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 5 Replies
- 922 Views
-
Last post by salool
-
- 21 Replies
- 1196 Views
-
Last post by Spursman
-
- 39 Replies
- 1585 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 5 Replies
- 391 Views
-
Last post by ModerateMuslim