

Here are the Darood Ministers:
Ra’isal wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Shidaalka, C/Waaxid Cilmi Goon-jeex = Daarood / Mareexaan
Wasiirka Gaashaandhiga, Prof. Maxamed Cabdi Gaandi = Daarood / Ogaadeen.
Wasiirka Ganacsiga, Cabdirashiid Maxamed Ciro = Daarood / Majeerteen
Wasiirka Gadiidka Cirka & dhulka, Cali Axmed Jaamac Jangeli = Daarood / Dhulbahante.
Wasiirka Warshadaha, Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalla = Daarood / Warsangeli.
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Prof. Cabdirisaaq Cismaan Jurile, = Daarood / Dashiishle.
Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda, Cabdullaahi Axmed Cabdule Azhari = Daarood / Leelkase
Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeynta, Maxamed Cabdi Yuusuf = Daarood / Awrtable