Beni aadumka sidiisaba laba siyaabood ayuu mustaqbalkiisa kaga ta shadaa tan koobaad waa waayo aragnimo oo ah wixii horey kuu soo marey inaad qibrad ka leedahey oo eysan mustaqbalkaaga danbe wax cusub kugu noqon, tan labaad caqliga fiyoow oo ah 2+2=4 looma baahna inaad isku deydo inaad 2+2 waa =5 ama 3 aad maantoo dhan kaga murantid. aan ku bilaabo tan koowaad mareexaan ama sade waxaa soo marey xukunkii ugu dheeraa ee ebed inta la xasuusto soomaali dad ah ey talada hayeen umana maleynayo iney weligeed dib danbe u dhaceyso xukun intaas la'eg in qolo soomaali ah heyso, waxaa soo marey dhaqaale aad u baaxad weyn oo hadii waagaas si fiican loo maareyn lahaa gobolada beesha laga dhigi karey Singapore iyo Hong Kong oo kale maxamed siyaad allaha u naxariistee wuxuu ahaa madaxweyne soomaaliyeed oo sharfan hada marabo inaan halkaan sheekadiisa kaga hadlo, laakiin waxaa beesha gabey dadkii isku sheegaayey madaxda iyo saraakiishii dowladaas ee aanan welilgood soo jeedin mashruuc wax loogu qabto gobolada Gedo iyo Galgaduud, reer gedo kama rabin dowladii waqtigaas eex ee waxey oga baahneed cadaalad iyo keliya in laga qabto intii loo qabtey gobolada kale ee dalka, sidaasooy tahey gobolka gedo waa gobolkii ugu abaal mudnaa dowladaas maxaa yeeley dad nool ayey ugu deeqeen oo askartii dowlada 50% waxey ka imaan jireen halkaas gobol maxaase abaal loogu gudi waayey, sidey ku dhacdey in wadada laamiga ah ee gaarta Zeylac iyo Gabiley oo muqdisho u jirta ku dhowaad 2000KM loona dayacey Buur dhuubo iyo baardheere oo xamar u jira wax ka yar 400KM waa cadaalad daro iska cad bal u fiirso hal degmo oo reer sade keliya degaan oo wada laamiga ah la gaarsiiyey ma jirin, wadada xamar ka imaata marka ey Berdaale gaarto oo ey 30km u jirto Gedo ayaa la joojiyey tan kale ee iyana beydhabo dhex marta marka ey Qansax dheere timaado oo 60km Buurdhuubo u jirtid ayaa la joojiyey tan jubbade dhexe iyo hoose marta inta eysan gedo soo gaarin ayaa la joojiyey galgaduud laamiga dhuuse mareeb iyo cadaado ayuu maraa caabudwaaq iyo balanbale waa la go'doon shey sideey ku dhacdey in gobolada qaar sidaas looga fadilo kuwa kale, hadaba sababta ayaan idiin sheegayaa, shaley waa ey joogeen dad reer sade ah oo ka hadlaayey arintan waloow uu nambarkoodu aad u yaraa hadana markii ey hadlaan afka ayaa la goosan jirey oo waxaa la oran jirey ma dowladeena ayaad neceb tahey oo aad mucaaradeysaa keliya waxaa warkooda la maqli jirey kuwii garaadada iyo LANDCRUISERka raadinaayey ee dhilooyinka la tumanaayey, wax mustaqbal reer sade ah oo meesha lagu hayeyna ma jirin sidaas ayaana 1991dii bishii janaury looga soo kala cararey xamar oo Gedo iyo Kismaayo loo soo tuurtey iyadoon wax meesha la dhigtey eysanba jirin, marka maxaa waayo aragnimo ah oo aan ka helney 21kii sano waa waxba waaba kasii hoos marney halkii markii hore aan joogney oo waxaan noqoney mooryaan isbaaro ley ah, ka waran fursadihii ka danbeeyey ee Kismaayo maamulkii kale ee dooxada Jubba ee isna tobonka sano ku dhawaa maxaan isna ka faa'iidney oo waayo aragnimo ah, kaba sii darney oo waxaan usii kala ja jabney kuwo c/laahi yuusuf iyo amxaaro ku shaqeystaan oo hunguri raadis ah iyo kuwo lasoo deyriyey oo xasan turki iyo rooboow ey ku shaqeystaan. qadiyadii reer sadena kuwaas ayaa lakala tegey oo meel cidla'ah dhigey dadkii ey mus'uuliyada u sheeganayeen.
lasoco qeybta danbe xalka beeshu wuxuu ku jiraa....
PEACE...
AAN WAX KU GARANO WAAYIHII NA SOO MAREY
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Voltage
- SomaliNet Super
- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: AAN WAX KU GARANO WAAYIHII NA SOO MAREY
Good job Mahdi. The most real article written on this section. 

Re: AAN WAX KU GARANO WAAYIHII NA SOO MAREY
mahdi
you right, i have noticed how Gedo and Galgaduud the two Gobolo where mainly marexans settle have completely been neglected, not only roads but everything
again Kismaayo the same thing, nothing good came out of the decade Barre was there
i see the problems are within the marexan leadership
inshallah the new generation will bring about the change we need,
you right, i have noticed how Gedo and Galgaduud the two Gobolo where mainly marexans settle have completely been neglected, not only roads but everything

again Kismaayo the same thing, nothing good came out of the decade Barre was there

i see the problems are within the marexan leadership

inshallah the new generation will bring about the change we need,

Re: AAN WAX KU GARANO WAAYIHII NA SOO MAREY
thanks, voltage and Snoop, do you guys prefer an English writing, because I do speak English all day long at work and when I come home I enjoy speaking somali. folks, in the diaspora somali language is the only thing we have today if we don't keep it we will loose it very soon..
peace...
peace...
Re: AAN WAX KU GARANO WAAYIHII NA SOO MAREY
no saxib, we somalis and we should practice our somali as much as we can



Re: AAN WAX KU GARANO WAAYIHII NA SOO MAREY
mahdi check out the map i send you, and if you have a better one with small tuulos fadlaan pm it to me
i noticed how the roads just end when they were about to reach Gedo, also Cabudwaaq being ignored despite Cabudwaaq being the largest city/town in Galgaduud

i noticed how the roads just end when they were about to reach Gedo, also Cabudwaaq being ignored despite Cabudwaaq being the largest city/town in Galgaduud
Re: AAN WAX KU GARANO WAAYIHII NA SOO MAREY
snoop, where did you send it the map I couldn't find it, but let me come back your last question of whether I am reer gedo oo reer galgaduud, MY father's side of the family are reer galgaduud and my mom's side are reer gedo, and I am very happy to have both worlds, but honestly when it comes between the two I always back abityaal side, lol.
peace...
peace...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 293 Views
-
Last post by TarTar
-
- 0 Replies
- 524 Views
-
Last post by Lionheart10
-
- 0 Replies
- 299 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 510 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 4 Replies
- 59 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 305 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 4 Replies
- 906 Views
-
Last post by The_Emperior5