TFG Soldiers vs Maxkamadaha Islaamka

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

TFG Soldiers vs Maxkamadaha Islaamka

Post by AhlulbaytSoldier »

Iska hor-imaad goor dhaweyd ka bilowday inta u dhaxeysa Isgoysyada Boondheere iyo Siinaay ee Magaalada Muqdisho

Isniin, February 23, 2009(HOL): Iska hor-imaad la isugu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa wuxuu goor dhaweyd ka bilowday inta u dhaxeysa Taalada Daljirka Dahsoon ee Degmada Boondheere iyo Isgoyska Siinaay ee Wadada Jen. Daa'uud ee Magaalada Muqdisho.

Iska hor-imaadkan ayaa wuxuu dhexmarayaa Ciidamo ka tirsanaa Dowladdii TFG-da iyo Ciidamo kale oo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka, kuwaasi oo haatan la sheego in ay ka wada tirsan yihiin Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya.

Sida ay sheegayaan Dadka Deegaanka dagaalka uu ka dhacayo iska hor-imaadkan ayaa wuxuu qarxay kadib markii Rag ku labisan Dharka Ciidamadii TFG-da oo ku sugana Degmada Boondheere ay saaka dileen Nin Ganacsade ah, iyadoo kadibna ay weerareen Ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee ku sugan Isgoysyada Florenza iyo Siinaay ee Magaalada Muqdisho.

Wixii ku soo kordha dagaalka kala soco halkan haddii Alle idmo.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Mogadishu, Somalia

http://www.hiiraan.com/news/2009/Feb/wa ... 3-5852.htm

Its time to clean punani TFG soldiers from MOG :down:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: TFG Soldiers vs Maxkamadaha Islaamka

Post by djibsomali »

how come they are about in the first place?

They should have been killed long time ago
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: TFG Soldiers vs Maxkamadaha Islaamka

Post by Somaliman50 »

horta this is what you call ridicolous. both of them are supposed to be troops loyal to sheikh shariff's govt, yet they still posses rivalries :roll:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”