Beesha Ugu Balaadhan Bariga Somaliland oo Diiday Buurmadow

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Beesha Ugu Balaadhan Bariga Somaliland oo Diiday Buurmadow

Post by LiQaaye_TDH »

Baaq Ka Socda Qurbajooga Beelaha (MUSE ABOKOR) /Jeclo oo lagu cabaaraynayo Been abuurka Buurmadow

Anagoo ah waayeelka iyo wax garadka beesha Muuse Abokor ee ku nool qaarada yurub waxaannu halkan ku beeninaynaa waraysigii uu sii daayey cismaan buur madow iyo aflagaadadii uu Kula dhex Kufay beesha Karaamada lehe ee H/Jeclo. waxaanuna cadaynaynaa inaanu jirin wax xil ah oo uu u hayo beesha Muuse abokor oo aan ka ahayn inuu u dhashay beesha H/jeclo.

Dhamaan hadaladii yaqyaqsiga iyo yalaalugada lahaa ee ka soo yeedhay ninkaasi waa kuwo aan sal iyo raad toona lahayn,isla markaana muujinaya qadarka iyo qiimaha uu qof ahaan leehayay. Allahayow illeyn af aanad laheyn lama qabto mana jirto cid aan naftiisa ahayn oo Ku metelaa.

Beelo walaalo ah oo lakala qeybqeybiyo,been abuur si cad loola badheedho, war aan jirin oo la buunbuuniyo.dilaal iyo malaal lala debed baxo midna ma aha astaan lagu yaqaan beel daaje iyo boqor ummad u taliya toona.

Maxaa ka haboon in aan soo qaadano tuducyo ka mid ah gabaygii gud-gude

Geestayda waa fulay ninkii goob ka saahidaye

Gudoon dhacayna waa doqon ninkii gees u faashadaye

Gobanimo waa quus ninkii gawska dhaafsadaye

Guri ba,ayna waa cadow ninkii raarta sii guraye

Hibo eebe ku siiyey illeyn habeen layskama qaado,e haddii ay buur madow caado u tahay ceebna aanu u aqoon turxaan la beero iyo tol la kala tuuro,

MUUSE ABOKOR waa qaranka somaliland iyo lafdhabarta H/Jeclo lagamana yaabaan dhaqaa uma lahay inay ku kacdo wax dalka iyo dadka waxyeelo ku ah.

Waa wax lagu qoslo inuu buur madow qadaf uga dhigo inay yihiin qaran dumiyayaal,qoorweyntii shalayto isaga qabanaysay markii uu u QABBAANAYEY Cabdillaahi yuusuf,Cadde Muuse,iyo Cali geedi.

Nin rag ah xurmaa deeqda nacasna xoolaa deeqa,. sidaa darted

Buurmadow nama metelo xil dhaqan iyo mid siyaasadeed midna Nooma hayo ee ha ku dagmina.


Liisaska Beelaha Muuse Abokor.


Liiska Beesha Basanbuur Biciide


1. Mubaarik Hillaah

2. Jibriil Xasan Faarax

3. Dr Salaad Eroobe

4. Maxamed Axmed Kuutiye

5. Abdi Axmed Kuutiye

6. Mustafe Saalax Xasan

7. Adama Abdi Mohamoud

8. Mohamed Ali Billaal

9. Keyse Geele Xidig

10. Ali Geele Xidig

11. Cabdiqaadir Maxamed Jaamac (Carey)

12. C/rashiid Maxamed Axmed Dhegacas

13. Axmed Maxamed Axmed (Dhegaca)

14. Maxamed Axmed Dhegacas

15. Jaamac Ceegaag Warsame

16. Adam Axmed Abdi Derri

17. Maxamed Saalax Raage

18. Axmed Cali Xaaji Xasan

19. Yuusuf Cali X. Xasan

20. Maxamed Axmed Shaaquur

21. Cali Yuusuf Dhegaweyne

22. Mohamoud Jamac Axmed Cade

23. Cabdi Cawed X Ducaale

24. Hamse Mubaarik Maxamed

25. SaidMubaarik Maxamed

26 Maxamed Cabdalle Maxamuud

27. Maxamed Jibriil Xasan#

28. Xasan Jibriil Xasan

29. Xamse Jibriil Xasan

30. Saalax Xasan Kaar

31. Axmed Cabdikariin


Liiska Beesha Axmed Faarax Biciide

32. Chief Caaqil Faysal Abokor Xasan Dhunkaal

33.Maxamuud Raage Ibrahim

34. Eng Jaamac Raage Ibrahim

35. Saalax Maxamed Diiriye

36. Xasan Qaalib Cabsiiye

37. Sh. Abokor Xasan Doondoon

38. Axmed Yuusuf Ducaale (Boos)

39. Ciise Foos Maxamed X. Ducaale

40. C/qadir F Maxamed X. Ducaale

41. Jaamac Maxamed Yuusuf Fidhin

42. Siciid Awcali Warsame

43. Jaamac Yaasiin Bare

44. Siciid Saleebaan Alaale

45. Axmed Yuusuf X Ducaale (Dhigane)

46. C/llaahi Saleebaan Alaale

47. Muuse Cabdi Ayax

48. Mudane Axmed Aadan Cali Goodir

49. Shikh Maxamed Cabdi Cali Goodir

50. Naasir Axmed Aadan Cali Goodir

51. Maxamuud Saleebaan Faahiye Mire

52. C/Rahmaan A. A. Cali Goodir

53. Saciid Maxamed Aadan

54. Dr Cabdi Cabdullahi Dayax Weerar

55. Cabdi Macalin Muuse

56. Axmed Cige Cabsiye

57. C/raxman Axmed Jabane

58. Muuse C/llahi X. Dhunkaal

59. Cali Abokor X Dhunkaal

60. Cali C/llahi X.Dhunkaal.

61. Saciid Ceydiid Jamac Dunkaal

62. C/wahab Muuse Bootaan

63. Faysal Caabi Cabsiiye.

64. Cabdi Xakiim X. Yuusuf Caamir

65. Maxamed Faarax Ciise

66. Xasan Ayaanle Dayaxweerar

67. Cabdi Saleebaan Bare

68. Jaamac Axmed oogle (Caadheboodhe)

69. Axmed Ayaanle Dayaxweerar



Liiska Beesha Reeryonis

70. Maxamuud Xaaji jamac qodax

71. Yassin Xasan cabdillahi

72. Eng Maxamuud xasan Cabdillahi

73. Maxamuud Maxamed Cartan

74. Cabdi dahir Qodax

75. Ismail xaaji Jamac Qodax

76. Maxamed Daahir Qodax

78. Ismail Dahir Qodax

79. Siciid Dhooble Guuleed

80. Saleebaan Siciid Xassan

81. Cismaan Axmed Cali dheere

82. Sahal Axmed cali dheere

83. Faisal Cabdillahi Dahir galaydh

84. Jamac Cabdillahi Dahir Galaydh

85 Salaad gadh-yare

86. Sabriye Saleebaan Diiriye Jibriil

87. Rashiid Sheekh Cali

88. Ismaciil Axmed cabaas

89. Nuux Ismaciil Abyan

90. Maxamed Abokor

91. Sheekh cabdixanaan I Warsame

92. Bashir Tarabi Ogle

93 Xasan Adan Tarabi Oogle

94. Yassin Farax jees

95. Cabdiraxman xaaji jamac qodax

96. Axmed Saleban

97. Cali Warsame Xasan

98. Keyse Jaamac Ducaale

99. Cabdi Dirir Saleebaan

100. Maxamuud Axmed Faarax

101. Saleebaan Maxamed Caraale

102. Maxamuud Xasan C/llaahi

103. Rashiid Axmed Saleebaan

104. Khadar Axmed Ducaale


LIISKA BAHO BICIIDE

105- Cismaan huseen warsame
106- Siciid x. hassan ciid

107-Mustafe omar farah
108-Faarax cilmi cali
109-Cabdi cali faarax
110- Faisal axmad cali
111- Siciid maxamed jaamac
112- Maxamed xusein warsama
113- Mustafa jaamac cabdi
114- Maxamed cabi digaale
115- Cabdi cabi digaale
116- Faisal jaamac cabdi
117- Xusein dimbiil jaamac
118- Mubaarak aadam jaamac
119- Axmad maxamed ducaalee
120- Xusein axmed jaamac
121- Yaasiin jaamac diriiye
122- Cismaan jaamac diriiye
123- Cabdiraxmaan siciid weerax
124- Sulaimaan faarax
125- Siciid weerax
126- Axmad bulaale cigaal
127- Rashiid bulaale faarax
128- Shiina dayuul raageh
129- Mustafa dayuul raageh
130- Ibraahim beleh ibraahim
131- Axmad shilee faarax
132 Shucayb cumar faarax
133- Siciid cumar faarax
134- Farxaan cumar faarax
135- Khadar cilmi cali
136- Cawwal yuusuf meree
137- Khairee aadam rilee

LIISKA UDURUXMIIN



138- Cabdulaahi maxamed cali
139- Ismaaciil barree guli
140- Mursal axmed xusein
141- Cabdiraxmaan axmed cawad
142- Cabdirasaaq guray hadiglee
143- Carraalee hurree xasan
144-Maxamed maxamuud matan
145-Baasha cali sanyare
146- Rashiid sheikh cali duljoog
147- Faarax awyuusuf duljoog
148- Yaasiin cabsullaahi
149-Maxamuud maxamed artan
150-Cabdi daahir qadax
151- Ismaaciil daahir qadax
152-Caydiid xasan artayih
153-Mustafa maxamed xasan






Liiska Beesha Iidle Faarax Biciide

154-Axmed Cilmi Bare Nuur

155-Maxamud C/llaahi Warsame

156-DR Khadar Cilmi Bare

157-Maxamuud Ismaaciil Bare

158-Mursal Axmed Suufi

159-Cabdi Cilmi Barre

160-Ismaaciil Cabdi Cali

161-Eng Saleebaan Salaad

162-Mustafe Saleebaan Salaad

163-Maxamuud Maxamed Axmed

164-Gen. Carab Ducaale Cilmi

165- Rashiid Xasan Ducaale

166- Rashiid Axmed Dhigane

167- M-axamed Rooraaye

168-MUJAxmed Rooraaye

167-C/risaaq Salebaan Muuse

168- Abokor Muuse

169- Ibrahim Maxamed

170- Aadan Maxamed Samagaab

171- Siciid Daahir Barre

172- Axmed Faarax Diiriye

173- Ayaanle Rooble

174- Cawil goox Cabdi Gaas

175- Khaliif Nuur Axmed

176- C/qani Maxamed Xuseen

177- Axmed Maxamed Digaale

178- Jamaal Aadan Yuusuf

179- Cabdiqani Axmed Saciid

180- Daahir Xuseen Nuur

181- Yuusuf Cabdi Diiriye.

182- Maxamuud Xaaji Goox

183- Maxamuud Saciid Ayaanle

184- Saciid Ismacill X.Xirsi

185- Mahad Jaamac Cabdi

186- Maxamed X Cabdulaahi

187- Axmed Xaaji Cabdullahi

188-Mustafe Suldaan Maxamed Cabdiu

189- Cumar Saalax Guray




LIISKA BEESHA IIDLE BICIIDE



190- DR MAXAMED IIDLE

191-Caaqil siciid cawl cabdi

192- Ibraahim salaad saalax

193- Maxamed Warsame Cali

194- Cali Salaad Saalax

195- Ahmed maxamed warsame

196-Xaashi Faarax Cabdule


LIISKA BEESHA CALI BARE

197- Prof Saleebaan Dirir Cabdi

198- Yaasiin Jaamac Cali

199- Cismaan Ibraahim Shire

200- Axmed Faarax Bulaale

201- Maxamuud Xaashi Cabdi

202- Xasan Faarax Ibraahim

203- Maxamed Ibraahim Olol

204- Aadan Gaas Cabdi

205- Maxamed Axmed Xaashi

206- Aadan Cabdi Ibraahim

207- Xuseen Cali Shire

208- Xasan Yuusuf Ismaaciil

209-Daa,uud Aadan Ismaaciil

210- Yaasiin Faarax Ibraahim

211- Cali Faarax Ibraahim

212- Maxamuud Axmed Cali Shire

213-Siciid Aadan Ismail

214- Ibraahim Aadan Ismaaciil

215- Mustafe Aadan Ismaciil

216- Axmed Maxamed Farabadane

217- Daa,uud CAbdi Ibraahim

218- Ismaaciil Cabdi Ibraahim

219-Mustafe Axmed xaaji Dirir

220- Saleebaan Faarax Cige

221-Maxmed Aadan Xaaji Muuse

222- Maxamed Cawil Yuusuf

223-C/kariim Cawil Yuusuf

224- Saleebaan Jaamac Faarax

225- Mubaarik Jaamac Ibraahim

226-Cabdiqani Yuusuf Caateeye

227- Faysal Maxamed Xirsi

228-Maxamed Xasan Cabdi

229- C/laahi Xasan Cabdi

230-Xamse Jaamac Cashuur

231-Maxamed Cabdi Aadan

232-Jaamac Faarax Bulaale

233-Diiriye Maxamuud Olol

234- C/casiis Amed Olol

235- Cali Cismaan Dirir

236- C/kariim Cismaan Dirir

237-Fahad Saleebaan Dhawdhawle

238-Maxamuud Janaale Xaaji Cali

239- Saleebaan Ismaaciil Jaamac

240- Saleebaan Axmed Ducaale

241- Muuse Axmed Ducaale

242- Saleebaan Cabdi Axmed
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Beesha Ugu Balaadhan Bariga Somaliland oo Diiday Buurmadow

Post by abdikarim86 »

i swear any one can claim to be a "boqor" these days :down:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Ugu Balaadhan Bariga Somaliland oo Diiday Buurmadow

Post by LiQaaye_TDH »

abdikarim86 wrote:i swear any one can claim to be a "boqor" these days :down:
I know this idiot Buurmadow is not even wanted by his cousins and brothers wallahi, one of his brthers here in LOndon sweared he was going to do soomething if he sees Buurmadow in real life... :shock:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Beesha Ugu Balaadhan Bariga Somaliland oo Diiday Buurmadow

Post by abdikarim86 »

is buurmadow after money

liqaaye did you hear the NEC postponed the elections
who is going to be president after march 29

since riyaale hasn't had his term extended
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”