Wiil Somaliyed Oo Mucjiso Ah Oo London Ku Dhashay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Wiil Somaliyed Oo Mucjiso Ah Oo London Ku Dhashay

Post by Adan_1 »

Wiil Somaliyed Oo Mucjiso Ah Oo London Ku Dhashay
Tuesday, 24 February 2009
London(Geeska)-Wiil Somaliyed oo mucjiso ah ayaa Jimcihii toddobaadkan ku dhashay magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaana oogadiisa lagu arkay mucjisooyin rabaani ah.

Sida uu saxaafadda u sheegay aabaha wiilkaas Mr. Maxamed Baaxsan, ayaa shalay saxaafadda u sheegay in cunugaasi uu dhashay isagoo mayd ah. "Markii aan ka soo qaaday Cisbitaalka ee aan geeyay Masaajidka, ayaa markii la maydhayay waxa dilaacday wax bac la moodo oo uu ku jiray, dabadeedna waxa la akray shafkiisa oo ay ku qorantahay YAA AllAAH, oo khad madow ah." Ayuu yidhi Aabaha wiilkan oo muuqaalka wiilkiisaas saqiiray saxaafadda u soo bandhigay waxaanu intaas raaciyay in markii sawirkii dib loo eegay la arkay mucjiso kale, waxaanu yidhi, "Markii aan sawirayay ilkaha kuma arag ee markii aan sawirka soo qaaday ee aan guriga tagay ayaan arkay laba ilig oo ku yaalay oo uu midna dheeryahay midna gaabanyahay."

Waxa uu sheegay inaanay hooyada wiilkani dareemi jirin wax dhibaato ah oo muujinaysa astaamo mucjiso ah, balse ay saddex maalmood ka hor dareentay oo keliya inuu mayd yahay. "Aad ayaan u faraxsanahay waana Mahad Eebe, waana wax uu Alle siinayo qofka uu jecelyahay." Ayuu yidhi, waxaanu intaas raaciyay inuu wiilkiisan saqiiray u bixiyay Caadil.


[
Cisse Westlake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3763
Joined: Sun Mar 30, 2008 5:06 pm

Re: Wiil Somaliyed Oo Mucjiso Ah Oo London Ku Dhashay

Post by Cisse Westlake »

:shock: :down:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13996
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Wiil Somaliyed Oo Mucjiso Ah Oo London Ku Dhashay

Post by DR-YALAXOOW »

BEEEN.COM :down:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Wiil Somaliyed Oo Mucjiso Ah Oo London Ku Dhashay

Post by Executive »

The picture was on Universal TV, They interviewed the father last night.
Cisse Westlake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3763
Joined: Sun Mar 30, 2008 5:06 pm

Re: Wiil Somaliyed Oo Mucjiso Ah Oo London Ku Dhashay

Post by Cisse Westlake »

Executive wrote:The picture was on Universal TV, They interviewed the father last night.

was he 100% sure it was his child
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”