Somalida

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Somalida

Post by Ina Baxar »

dhibaatada ugu weyn e haysata waxa weeye
BALANCED approach ma' laha ..samir ma' laha !
Matalan halkan ba waa lagu arka .
Nin baa ka cadhoonaya sawir u ku arkay gabadh khamri cabaysa .
Is odhan maayo , malaha waa wax iska "limited ah " , Ilaahey ceebteeda iyo aniga teyda ba ha asturo ..ect..ect
Fadeexad bu maqaaxi ugu furaya .
Deetana sida yeyda bay isku soo wada xidhanaysa inti xamagta cabi jirtay , halkii baa dumar oo dhan mid islaan iyo mid waalan ba lagu wada caayaya .
Siyaasad markey noqoto ..waxaad arkaysa ninkii dhana ee maddaxweynaha ka aha Somalia oo ku odhanaya :
"Hebel hebel waxaan wasiir-ka arrimaha dibadda uga dhigay, marwoda maddexweynaha Djibouti baa iga codsatay " :lol:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somalida

Post by Executive »

Ina Baxar wrote: Siyaasad markey noqoto ..waxaad arkaysa ninkii dhana ee maddaxweynaha ka aha Somalia oo ku odhanaya :
"Hebel hebel waxaan wasiir-ka arrimaha dibadda uga dhigay, marwoda maddexweynaha Djibouti baa iga codsatay " :lol:


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
I was laughing at that the other day.
User avatar
Mystic_Angel
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4308
Joined: Mon Nov 28, 2005 7:21 pm
Location: we are the living graves of murdered beasts, how can we expect any ideal conditions on somalia?
Contact:

Re: Somalida

Post by Mystic_Angel »

:lol: :lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Somalida

Post by abdikarim86 »

:lol:
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Somalida

Post by Ina Baxar »

Waa iska caadi , qalad waa dhaca , laakin waxa ka muhiimsan sidaad ugu dhaqaaqi lahayd TOOSINTA qaladkii aad gashay .
Obama haddad u fiirsatan , dhowr fadeexad baa ka raacday nimanka iyo dumarka u wasir rabay inu ka dhigo.
Waa lagu qoslay , waa lagu caayay , laakin arrinti wuu iska wata :lol:
Sheikh shariif markaa anigu shaqsiyan waa taageersanahay , COMMUNICATION {pr}-kiisa laakin inu yara hagaajiya ayaynu rabna .
Insha Allah waan u soo ducaynana , haddan anigu nin sacad muuse ah na ahay , dhinaca qabiil marka loo eego sharafta u inoo soo jeediyay waynu ka qaadnay , lakiin qalooc yar baa ku jira halka :lol:
User avatar
suga_n_spice
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8513
Joined: Mon Nov 03, 2003 7:00 pm

Re: Somalida

Post by suga_n_spice »

:lol:

ma xuma. balse ma ku tidhi "hebaloow, saan maahe waa sidan" ileen adba meeshan baad farta ku fiiqiye. mee balancekaagii?! qalad qalad laguma saxo!
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Somalida

Post by Ina Baxar »

SnS , inaabti horta halkaad ka socoto soo caddeyso.
Waxay ila eegtahay in wax iska la kaa dooda aad rabto :lol:
:rose: inaga qalee dee inaabti , dad baan u hanjabaya e !
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”