Page 1 of 1

White Eyed leaves muqdisho

Posted: Sat Feb 28, 2009 7:19 am
by AhlulbaytSoldier
Sheekh Yuusuf Indha cadde oo la sheegay in uu ogolaaday in Muqdisho laga wado taasina ay nabad galyada kaalin ka qaadan karto.

Warar maalmahaanba soo baxayay isna soo tarayay ayaa sheegaya in ay jiraan dadaallo ay wadaan qaybo ay ka mid yihiin culumo awdiin iyo ganacsato ayna ku doonayaan in looga hor tago in ay sii socdaan colaadaha Muqdisho iyo deegaannada la xariiraa.

Dadaaladaan ayaa wararkii ugu dambeeyay warbixintooduna ay soo gaarto xafiiska dayniile e Gaalkacyo waxay sheegayaan in xubno isugu jira culumo awdiin iyo ganacsato ku kala sugan haatan Muqdisho iyo dubay ay ku guulaysteen in ay ogolaysiiyaan sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad(Sheekh Yuusuf Indha cadde) in Muqdisho uu isaga tago deegaan iyo daryeel dhaqaalana loogaga sameeyo deegaanno ka tirsan Iimaaradka Carabta

Sheekh yuusuf Maxamed Siyaad (Sheekh Yuusuf Indha cadde)oo ka mid ahaa madaxdii Midoowgii Muqdisho qabsaday bartamihii 2006dii laga soo bilaabo dhammaadkii sanadkaasina dagaalka kula jiray ciidamadii Ethiopia iyo kuwii dowladda fedaraalka haatanna ka soo horjeeda dowladda uu madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmad Muqdishana ku sugnaa Maalmihii la soo dhaafay isagoo ka mid ahaa Muraacadka la magac baxay Xisbul Islaam ayaanay jirin ilaa iyo hadda wax caddayn ah oo la xariira in uu arrintaasi si kama hays ah u aqbalay waloow uu sheegay in uu is casilay .

Cilmi Kulan Geeddi Dayniile Gaalkacyo 0025290-783799.5575995.002521.62361515.ckg114@hotmail.com.ckg114@gmail.com

Dayniile

Re: White Eyed leaves muqdisho

Posted: Sat Feb 28, 2009 7:29 am
by Kukri
Nacala tula caleek! How dare you put Sheikh in front of that wildebeest? How dare you?

Re: White Eyed leaves muqdisho

Posted: Sat Feb 28, 2009 7:35 am
by AhlulbaytSoldier
Do me a favour and blow yourself up :down:

Re: White Eyed leaves muqdisho

Posted: Sat Feb 28, 2009 7:39 am
by Cawar
HUTU hypocrite MF you are, Ind cadde was the same tuug you were defending just few months ago. :down:

Re: White Eyed leaves muqdisho

Posted: Sat Feb 28, 2009 7:42 am
by Kukri
HutuKing01 wrote:Do me a favour and blow yourself up :down:

Thats the exit ticket of mindless, faithless, heartless, rag-heads reer konfureed.