Somali songs resemble like poems

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Somali songs resemble like poems

Post by Goljano Lion »


Qoraxdoo aroortii
Qaybisay falaadhaahaa
Ama qaanso roobaad
Daruur midab ku qarisay
Qiimaheedii leedee
Qof meyda lama amaanoo
Qalad looma heesee
Qurayshtii haweenkaay
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Somali songs resemble like poems

Post by Babygirl- »

I Like that song, xage baan ka hela?
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Somali songs resemble like poems

Post by Goljano Lion »

http://www.somalilyrics.net/music/xasan ... -aroortii/\

Qoraxdoo aroortii
Qaybisay falaadhaahaa
Ama qaanso roobaad
Daruur midab ku qarisay
Qiimaheedii leedee
Qof meyda lama amaanoo
Qalad looma heesee
Qurayshtii haweenkaay

Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo

Qufaalada jacaylkoo
U qabiray naftaydaa
Ilamaad qalaynine
Waad ila qorshaysee
Iga saartay qoolkii
Qamandhacada dushaydiyo
Qamuunyadii i saarnayd
Ilamaad qaxootiyine

Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo

Haddaan qiro runtaydoo
Qotonshoo warkaygaa
Ruuxan kugu qiyaasoo
Kula qeer dhigayaa
Kama qaadin indhahee
Sida roob qayoodoo
Saxansaxo qabow leh
Laabtayda qaadee

Naftaad qancisaybaa
Kuu qushuucdayoo
Wanaag kuu qiraysee
Qabrigaa hortii qaradee
Bariin aad u qaboobiyo
Qaadirkay ha ku geeyo
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Somali songs resemble like poems

Post by Goljano Lion »

http://www.somalilyrics.net/music/xasan ... -jiray-15/

Markaan Da'da jirey shan iyo toban
markaan damac guur lasoo kacey
dookheeyga markaan u sahantagey
nafteyda midaa u door bido
da'deed anigoon ka garaneeyn
hablaha ka deeydayo midaan idhi
dabeecadaheeda gaar iyo
bal aan dulaha tilmaamee
dhulkoo danbarsame ku hooroo
dunida maasheeyey waaguye
midabka biyo dahab sidoodii
ishaan, deymadaan ka boganoo
jeedalada waa u dawiyo nabade.

caashaqan mudo badan
mudo badan i daashadey
riyoda taan doonisteedee
hurdada daris kula ahaan jirey
dabeeyshiyo dhaxanta deeyreed
dugsiga tii iiga noqon leeyd
armey ii daraneeyn adiga tahayeey.

Dooda iyo kulankeenii barashadada
deexdiyo hadalkaagii macaanaa
dawooy samirkiyo dulqaadkii
imaankiyo daacadaadii
dubaakheey taan jecleeystee
naftayda mideey ku dagi layd
armeey daraneey adiga tahayeey
Suqatra
Posts: 247
Joined: Sat Feb 07, 2009 4:22 pm

Re: Somali songs resemble like poems

Post by Suqatra »

She said i like the song not i like you :lol:
User avatar
Buhodle-Gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5786
Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
Location: Check your GPS!!

Re: Somali songs resemble like poems

Post by Buhodle-Gurl »

I luv Somali songs. :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”