Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
Moderator: Moderators
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
/WEYNE RIYAALE OO SALAADINTA CUQAASHA IYO XUBNAHA XUKUUMADA KAGA JIRA H YOONIS KULAN LA YEESHAY
Madaxwayne Rayaale Salaadiinta, Cuqaasha Iyo Xubnaha Xukuumada Kaga Jira Beelaha Habar Yoonis Shalay Kulan Fadhi Ah Kula Yeeshay Qasriga Madaxtooyada.
Hargeysa, February 28, 2009 (Saxannews) - Salaadiinta, madaxdhaqameedyada xubnaha xukuumada kaga jira beelaha Habar Yoonis iyo aqoon yahano iyo cuqaal ay tiradoodu gaadhayso 70 xubnood ayaa shalay kulan wada fadhiya qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Madaxwayne Rayaale. Sida ay ilo xogogaal ahi sheegeen in kulankaasi oo saacado badan qaatay ay madax dhaqameedyada iyo madaxwayne Rayaale ay kaga wada hadleen arrimo ku saabsan dhinaca siyaasada iyo sidii ay beeshu kalsooni iyo taageero laxaad leh ula garab istaagi lahayd madaxwayne Rayaale iyo xisbigiisa UDUB, iyadoo sida la sheegayna ay madaxdhaqameedyada iyo cuqaasha beelahani ay Madaxwayne Rayaale ugu qadimeen tabashooyin iyada oo baryahan dambe la kala dhex galay beesha iyo xukuumada taas oo ay ku doodeen in taageeradii iyo kalsoonidii ay beeshu siisay Madaxweyne Rayaale doorashadii madaxtooyada ee lagu soo doortay aanay sidii la rabay ballan qaadyadii aanay u fulin xukuumadu, balse la sheegay in madaxwayne Rayaale garawshiiyo ka muujiyay kalsoonidii iyo taageeradii ay la garab joogsadeen doorashadii madaxtooyada ee xisbiga UDUB ku guulaystay 2003-dii.
Kulankaas oo madaxwayne Rayaale la yeesheen Oday dhaqameedyada beelaha Habar Yoonis ayaa waxa ka mid ahaa Salaadiintaas ka qayb gashay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi qani, Suldaan Rashiid Cali Ducaale, Suldaan Maxamed Xasan, Suldaan Yuusuf Maxamed Xiirey, waxaana goob joog ka ahaa Wasiirada Maaaliyada, Duulista Hawada, Hawlaha Guud, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda, Wasiir Kuxigeenada arimaha dibedda iyo Ganacsiga, xoghayaha guud ee UDUB, guddoomiyaha Baanka, guddoomiyaha Maxkamada sare. Waxa kale oo iyaguna goob joog ka ahaa Maayirada magaalada Burco, Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur, Maayirada degmooyinka Xaaji Saalax iyo Oodwayne, Badhasaabka Sanaag Cali Cabdi Hure, badhasaabka Oodwayne Maxamed Cabdi Liibaan, waxase halkaasi ka maqnaa Salaadiinta beelaha Habar Yoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar iyo xubnaha Golaha Baarlamaanka iyo Guurtida kaga jira Beeshaasi, in kastoo aan si dhab ah loo ogayn nuxurka kulankaas dhex maray madaxwayne Rayaale iyo Oday dhaqameedyada iyo cuqaasha beeshaasi haddana waxay illo xogogaal ahi sheegayaan in ay Madaxwayne Rayaale isku afgarteen in taageero ay la garab joogsadaan xisbiga UDUB, taas oo sida ay tibaaxuhu sheegeen lagu heshiiyay in madax dhaqameedyada iyo cuqaasha ka timid gobolada Maroodi Jeex, Saaxil, Togdheer, Sool, Oodwayne iyo Sanaag la filayo todobaadkan ay dib ugu laabtaan deegaanadaasi kana bilaabaan olole ay taageero ugu doonayaan xisbiga UDUB iyo xukuumada Rayaale waxaanay illo xogogaal ahi sheegayeen in kulankaasi ay soo qaban qaabiyeen Wasiirada xukuumada ugu jira beesha Habar Yoonis oo ay ka mid yihiin Wasiirada Maaliyada, Hawlaha Guud, Duulista Hawada, oo iyaga la sheegay in xubnahaasi ay ka soo abaabuleen Gobolada iyo deegaanada ay degto beeshaasi.

- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
Is this true that Most Habar Yonis are supporting Udub and Dahiir Rayaale
- abdikarim86
- SomaliNet Super

- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
^ its not like that anymore
back in the day you would have whole clans
supporting a particular candidate. nowadays they go down
to the sub clan level.
so in effect tribalism is being weakened

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
Majority of HY still supports Riyaale, he also tried with Sacad Muse but most of them showed him the middle finger 
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
i guess your right but habar yonis are large clan so they all in the 3 parties but i think most are in udubabdikarim86 wrote:^ its not like that anymore
back in the day you would have whole clans
supporting a particular candidate. nowadays they go down
to the sub clan level.
so in effect tribalism is being weakened
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
This is the voting power of the Somaliland clans:
Habaryoonis = 20%
Habarjeclo = 15%
Sacad Muse = 15%
Ciise Muse = 5%
Ciidagale = 10%
Arab = 5%
Ayoob = 1%
Gadabuursi = 15%
Ciise = 1%
Dhulbahante = 10%
Warsangali = 3%
UDUB 10% HY, 10% Gadabursi,5% Sacad Muse, 3% HJ, 2% Ciise Muse, 2% Ciidagale, 1% Arab, 1% Ciise, 7% Dhulous, 1% Warsans = 42%
KULMIYE will have = 12% Habarjeclo, 8% Sacad Muse, 2% Ciise muse, 5% HY, 1% Ciidagale, 4% Arab, 1% Ayoob, 3% Gadabuursi, 3% Dhulous, 1% Warsans. = 40%
UCID = 7% Ciidagale, 5% HY, 2% Gadabuursi, 3% Sacad Muse, 1% Ciise Muse, 1% Warsans = 18%
Habaryoonis = 20%
Habarjeclo = 15%
Sacad Muse = 15%
Ciise Muse = 5%
Ciidagale = 10%
Arab = 5%
Ayoob = 1%
Gadabuursi = 15%
Ciise = 1%
Dhulbahante = 10%
Warsangali = 3%
UDUB 10% HY, 10% Gadabursi,5% Sacad Muse, 3% HJ, 2% Ciise Muse, 2% Ciidagale, 1% Arab, 1% Ciise, 7% Dhulous, 1% Warsans = 42%
KULMIYE will have = 12% Habarjeclo, 8% Sacad Muse, 2% Ciise muse, 5% HY, 1% Ciidagale, 4% Arab, 1% Ayoob, 3% Gadabuursi, 3% Dhulous, 1% Warsans. = 40%
UCID = 7% Ciidagale, 5% HY, 2% Gadabuursi, 3% Sacad Muse, 1% Ciise Muse, 1% Warsans = 18%
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
Sxb where do you get that link do you have the website i want to check to show my friend otherwise he will think its estimation
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
is this voting census based on population statistics or members of each party?
cause you know the nomads will upset any balance made by reer magal
beside UCID has grown at lot because of ciisa muusa and habar yonis votes,
moderate ciidagale will probably put more weight in to UCID... and they will persuade more western habar yonis who live with them to vote there
same with ciisa muusa..
overall UCID is stealing votes from UDUB..
goodbye riyaale
hello President Silanyo
hello hello largest oppositionleader Waraabe
? 
cause you know the nomads will upset any balance made by reer magal
beside UCID has grown at lot because of ciisa muusa and habar yonis votes,
moderate ciidagale will probably put more weight in to UCID... and they will persuade more western habar yonis who live with them to vote there
overall UCID is stealing votes from UDUB..
goodbye riyaale
hello President Silanyo
hello hello largest oppositionleader Waraabe
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
LOOOOL HJ are real qabilist they all voting Kulmiye but they will still lose what a sad
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
Duceysane so Hy are not Qabilisti?
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
Good news,Aniga siday ila tahay Habar Yoonis waa inay 100% Udub ugu ridaan laakiin taasi ma dhacayso oo saddexda xisbiba way ku kala jiraan.Dr.Cabdi Awdaahir iyo Dr.Gaboose groupkoodi Kulmiye ayay naga raaceen, Ucidna xoogaa baa raacday.Doorashada danbena waa inuu nin HY ah udub iskasoo sharraxo illeen iyagaa xisbiga halkan soo gaadhsiiyaye
- MrPrestige
- SomaliNet Super

- Posts: 10104
- Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
- Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
well not as qabilist as hj thats a factLiQaaye_TDH wrote:Duceysane so Hy are not Qabilisti?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
garxajisow tolka soo raaca
silanyoo soo raaca
somaliland soo raaca
2009

silanyoo soo raaca
somaliland soo raaca
2009
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
That is the problem. We can not vote for all 3 political parties. We need to limit our vote to just one or two. Otherwise we are becoming like the Hawiye who had 30 odd warlords all wanted to become president and Col. Yey won. We can only be effective when we support just one party.kaliil wrote:Good news,Aniga siday ila tahay Habar Yoonis waa inay 100% Udub ugu ridaan laakiin taasi ma dhacayso oo saddexda xisbiba way ku kala jiraan.Dr.Cabdi Awdaahir iyo Dr.Gaboose groupkoodi Kulmiye ayay naga raaceen, Ucidna xoogaa baa raacday.Doorashada danbena waa inuu nin HY ah udub iskasoo sharraxo illeen iyagaa xisbiga halkan soo gaadhsiiyaye
I think we should all vote for UDUB and keep UDUB alive. Because without us UDUB is history. So for the sake of our democracy we need to keep UDUB alive and put it in a position for it win again.
- yawle
- SomaliNetizen

- Posts: 887
- Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
- Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn
Re: Daahir Rayaale seeks Habaryoonis support
Its all about interest. KULMIYE, UCID and UDUB are all Somaliland political parties and they all should be supported.The_Emperior5 wrote:garxajisow tolka soo raaca
silanyoo soo raaca
somaliland soo raaca
2009![]()
![]()
Besides, I can not see any difference between KULMIYE and UDUB. KULMIYE is full of former UDUB members. Show me a name in KULMIYE and I will show you his time as UDUB minister or member.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 345 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 20 Replies
- 1428 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 35 Replies
- 2294 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 30 Replies
- 1680 Views
-
Last post by fagash_killer