Me (smile) : Hello?
Caller: Hello, this is Mr.Y. Could I speak to X please
Me: Of course, just a moment please
Somali call
Me (smile) : Hello?
Caller: Haa yaawaaye?
Me: Umm..Cambaro waaye...adiga yaawaaye?
Caller: Cambaroooo waad weynaatey! Aniga ma'itaqaanid?
Me: Ummm...
Caller: Abtigaa waaye oo Canada jooga
Me: Abti!!!
Caller: Haa Abti Ilyaas waaye
Me: Of course Abti Ilyaas! See'layahay?
Caller: Waan fiicannahay Alxamdulilah. Inikana seetihiin?
Me: Alxamdulilah waa ficaannahay
Caller: Hooyo nah?
Me: Alxamdullilah wee ficantahay
Caller: Abanah?
Me: Alxamdulilah woo ficanyahay
Caller: Cafimaadka kawaran?
Me: Kuligeen alxamdulilah waa ficannahay
Caller: Alxamdulila
Me: Haye Abti Hooyo makuudhiiba?
Caller: Haa Abti ii dhiib
*Walks to mother and hands her the phone*
Mother: Yaa waaye?
Me: Mo'ogi...


This is getting ridiculous! Do you guys get this as well?