Page 1 of 1

The latest from Galgal

Posted: Sun Mar 01, 2009 3:45 pm
by LiQaaye_TDH
Galgal (Burao Online) 01.03.09 Xiisad beryahan ka taagnayd Degaanka Galgal oo Ka tirsan Gobolka cusub ee Buuhoodle aya laga soo sheegaya ino wado hadal uga bilaabmay labada beelood ee isko hayay Degaankasi, Labada belood oo ka soo kala jeeda Degmada Buuhoodle iyo Qurilugud aya maanta wada hadal uga Furmay Balliga weyn ee Degaanka Galgal sido loo xaliyo dhibaata ka aloolsantay Degaankasi.

Dinaca kalena Odayaal iyo Cuqaal aya ka soo Kicitintay Dhinaca Magaalada Burco siday uga qaybgalaan shirkan ka furmay degaanka Galgal si lagu xaliyo muranka ka taagan degaanka Dhulka, Xagga kalena siday wararko sheegayaan aya ah inaaney weli soo gaadhin Odayaasha iyo Cuqaasha ka soo Jeeda Buuhodle laakin ay yimaaden odaaysha Reer Galgal.

Shirkan maanta ka furmay Balliga Degaanka Galgal ee ay isko hayeen labada beelod ee walaalaha ahi aya soconaya dhowr ayaamad, waxi Goaan laga gaadhana kala socda Burao Online

Burao@live.com