

Ma ogtahay toontu kama soo urto afka keliya? Haddii ay dadka qaar agtaada maraan way kasoo urtaa...Ilaahay amarkii la col baan ahay wixii ay wax kasoo uraan...Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...Qalbigeyga waxaa uun kusoo dhaca anoo la deal garaynayaa "Garlic"
